Faroole Oo Isku Shandheyn Sameeyey


Cabdiraxmaan Faroole Ayaa caawa ku dhawaaqay Isku Shandheyntii Laa Wada Suugayey Ee Golaha Wasiirada, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole markii u arkay Dastuurka PL u garawsaday in u Isku Shandheyn ku sameeyo Golaha Wasiirada Puntland

Waxana Waraaq Lambarkeedu Aha Lr19, Kuna Taariikheysan 1.3.2009 u Madaxweynahu iskugu shandheeyey Golaha Wasiirada Sidaan isaga oo Sidoo kalena 8 Wasiir Meesha ka saaray

Liiska Wasiirada

Wasiirka Wasaarada Amniga & DDR

Dhame Yusuf Axmed Kheyr

Wasiirk Xigeen Aminga iyo DDR

Cali Yuusuf Cali Xoosh

Wasiir Qorsheynta iyo Xirirka Caalamiga

Dr Daa’uud Maxamed Cumar

 

Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah

Professor Cabdiqaadir Cali Xaashi

 

Wasiirku xigeenka Wasaarada Qorsheynta Xiriirka Caalamiga

Eng Cabdirisaaq Yusuf Cilmi

Wasiirka Dakadaha iyo Gadiidka Badda

Dr Siciid Maxamed Raage

Wasiir Ganacsiga iyo Warshadaha

Xasan Faarax Jaamac

Wasiirku xigeenka ganacsiga

Cabdi Maxamud Maxamed

 

Wasaarada Caafimaadka

Dr Cali Cabdulaahi Warsame

 

Wasiirka Cadaadalada iyo Dhaqan celinta

Cabdikhaliif Xaaji Xasan Aw Axmed

 

Wasiir ku Xigeenka ka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose

Cabdi Yasiin Xirsi

 

Wasiirku Xigeenka Arimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose

Cabdirisaaq Maxamed Ismaaciil

 

Wasiirka Xigeen Wassaarada Howlaha Guud iyo Gadiid

CabdiShakuur Mire Aadan

 

Wasiirku xigeenka Wasaarada kaluumeysiga

Cabdiqaadir Muuse Yuusuf

 

Wasiirku xigeenka wasaarada kaluumeysiga

Maxamed Cabdilaahi Saalax Deer

 

Wasiirka ku xigeenka wasaarada Haweenka Qoys

Saynab Ugaas Yasiin

 

Wasiir ku xigeenka Waxbarashada

Cali Axmed Gamuute

 

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta

Cabdiqani Salaad Yusuf

 

Wasiirku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

Maxamud Maxamed Sheekh Ibraahim

Wasiirada Xilalkooda Wayay Waxaa Ka Mid

  1. Gen Cabdulaahi Siciid Samatar
  2. C.risaaq Cabdule Geesood
  3. Cabdilaahi Cali Xirsi
  4. Faarax Aadan dhalac
  5. Cabdirisaaq Xuseen Gacayte
  6. Cabdikariin Saalax Cali
  7. Bashiir Cali Biixi
  8. Xalimo Maxamud Maxamed

Waraaqdan Waxay Dhaqan geleysa marka U Madaxweynahu Saxiixo waana U Saxiixay

5 Responses

  1. masha allaah madaxweynaha waxan lenahay hambalyo hambalyo hadan nahay shacabka reer puntland ee ku dhaqan dalka finland waanu soo dhoweeyn isbedelka cusub guul guul guul

  2. waa arin laguu farxoo mashalah madax weenah puntland hanbalyo hanbalyo meel aad jogtab nolow amin aad ayan ku salamay madax daa puntland ee loo dortay xilaal kaa kal duuwan mashalaha mashalah aad ayan uu soo dhaweene naa mada maanhay shacab kaa reer puntland oo ku nol wadnaka swedan

  3. waaaaaaaaaaaaaaw aad ayan ku soo dhawenaya arin tan uu sameey madax wenah farole mashalaha e puntland iyo madax daa loo dortay xilaal kaa kal duuwan guul guuuuuuuuuuuuuul

  4. mashalah mashalaah waaa waa wra wanag saan hambalyo madax wenah puntland farole

  5. ASC: marka hore waxaa ka xumahay jirdilka iyo af-duubka saxaafadda lagu hayo gaar ahaan SOMALIFANS oo sumcad ku yeelatay warbaahinta somaliaya iyo aduuunkaba.

    dadka dembiga burcadnimadda gelay waxaan u soo jeedinaya inay soo celiyaan . nin daar dhalo ku jira buul ma dhagexeyo.

    QABABLE WAA DHAMAADAY XILIGIIS IYO CABURINTA SAXAAFADDA

    MADAXWEYNE FAROOLE ARRINTA SAXAAFADDA WAA IN DHOWRTAA HADDII KALE WAXAAD SOO DEDJINIYSA SHACABKA CABURSAN IN LAGUGU SOO JEEDIYO.

    from OHIO
    BEST
    MAHAMED HASSAN

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers