Faroole Oo Isku Shandheyn Sameeyey

Cabdiraxmaan Faroole Ayaa caawa ku dhawaaqay Isku Shandheyntii Laa Wada Suugayey Ee Golaha Wasiirada, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole markii u arkay Dastuurka PL u garawsaday in u Isku Shandheyn ku sameeyo Golaha Wasiirada Puntland

Xafiiskii Somalifans Ee Bosaso Oo la Dhacay

Ciidamo ka tirsan Kuwa Sirdoonka Iyo Booliska Ayaa Maanta Sii Bareer ah u dhacay Qalabkii Xafiiska Somalifans Online ee Bosaso Sidoo kalena Xabsiga u Taxaabay Taftirahii Somalifans Online Md. Yusuf Cali, Waxana u Tafatirahu markii dambe ka soo baxsaday gacanta Ciidanka Taasi oo sababtay in dhaawac u soo gaaro Kadib

Faarax Macalin Oo Lagu Heysto Safarkii Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya Moses Wetangula ayaa sheegay in Safarkii Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ee Somaliland dib loo Eegi doono, Isaga oo sheegay in Sidoo kale la baari doono Sababaha u Faraax Macalin u booqday Magaalada La isku heysto ee Laascanood

Alan Johnson ”Alshabaab Waa Ka Mamnuuc Britain”

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Dalka Ingiriiska Alan Johnson ayaa maanta war qoraal ah oo u soo saaray ku sheegay in Ururka Alshabaab laga mamnuucay dalka Britain, Mr Johnson ayaa sheegay in Alshabaab yahiin koox Argagaxiso ah isla markana Dalka Ingiriiska aay ka yahiin Mamnuuc, qofkii lagu Ogado inu xiriir la leyahana ay tahay dambi la mid [...]

Xaflad Lagu Soo Dhoweeynayo Arday Reer Puntland ah Oo Ka Dhacday Khartoum

Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey ayaa ka dhacday Holka Shirarka dowliga Alribad ee dalka Sudan, Xaflada ayaa waxa soo Agaasimay ururka ardayda Puntland ee dalka Sudan ,waxayna ahayd xaflad lagu soo dhoweenaayo Ardayda ku cusub oo ka timid dhanka Puntland kuwas oo ku soo biiray Jaamacadaha Dalkan Sawiro

Axmed Madoobe ”Alshabaab Waa ku Ciyaareen Mirahii Jihaadka”

Axmed Madoobe Ayaa ku Eedeyey Alshabaab inay ka leexdeen Jidkii Jihaadka waxa u ugu yeeray, isaga oo sheegay Ku Hanjabay inay Ugaarsan doonan Saraakiisha Iyo Madaxda Alshabaab Meel kasta oo aay ku sugan yahiin, Hadalkan ayuu ka sheegay Shalay isaga oo Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay khadka Telfoonka

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers