Wasiir U Hanjabay Madaxweyne

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Puntland Ayaa Digniin culus u diray Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed, Wasiirkan ayaa ugu Hanjabay Madaxweynaha in xilka laga qaadi doono hadii uusan waxba ka qaban Xaaladaha Ammaanka

Mourinho Oo Cashar U Dhigay Kooxdiisi Hore

Ciyaar Habeenimadii Xalay ku dhexmartay kooxaha Inter Milan Iyo Chelsea Garoonka San Siro ayaa ku dhamatay Labo Iyo Hal oo aay guushu ku raacday Kooxda Inter Milan Oo U Hoggaaminayo Tababarahii Hore ee Chelsea Jose Mourinho + Sawiro

Jaamac Mataan ”Aabahay Kuma Dhiman Xabad Qarax Ah Ee Waxay Aheyd Xabad Badheedh Ah”

Jaamac Mataan Mahadi oo ka mid ah Toddobada Caruur ah Ee u Ifka Uga tegey Allaah u naxariiste Mujaahid Mataan Mahdi Taliyahii Ciidanka Sahminta Qeybta 12 Ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa ku Eedeyey Badhaasabka Gobolka Saraar Saleeban Ducaale Xaaji

Amnesty Oo U Baaqday Shabaab

Hey’adda Amnesty International ayaa hadal ay soo saartay waxa ay ugu baaqday Shabaab inay sii daayaan weriye Soomaali ah oo u shaqeynayay Idaacad oo ay xireen Shabaab.   Weriyaha ayaa la xiray kadib markii uu sii daayay warbixin ku saabsaneyd nin la sheegay in Shabaabku ay ku dileen magaalada Wanle Weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose [...]

Dilkii Askaarta Iyo Qarax la qabtay Oo dad loo Xirxiray

Dilki Askaarta ka tirsan Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ee Habeenimadii Xalay ayaa loo xirxiray Qoys degaan goobta dilku ka dhacay, kuwas oo aay ka mid yahiin Gudoomiyahii Secondery school-ka Magaalada Bosaso Siciid Fisigiis Iyo weliba Caruur u dhalay, Sidoo kale waxa loo dhacay Guriga Taliye hore uga tirsana Ciidamadii

Beesha Warsangali Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Madaxweyne Faroole

Nabadoonadda, Waxgaradka, Culu’odiinka iyo Aqoonyahanadda Beesha warsangali ayaa waxa ay sheegeen in ay Kalsoonidii kala laabteen Maamulka Madaxweyne Cabdulraxmaan Sheikh Maxamed Farole. Odayaasha ayaa taasi sababa uga dhigay, iyagga oo ku tilmaamay in Dowladu diiday wada tashiyo dhowr ah oo ay horey u qorsheysay in ay la yeelato Madaxweyne

La Taliyaha Madaxweynaha ”Shirka ka Socda Dalka Itoobiya waxaa la rabaa in lagu bur buriyo DKMG”

La Taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac ayaa sheegay in Shirka Itoobiya Uga Socda DKMG ah Kooxda AHLU-BIDCADA looga dan leeyahay in lagu burburiyo Dowladda KMG. Cabdulkariim Xasan Jaamac oo ah La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda

Hareeri Xasan Barre ”Adeer Ahlu Sunna Balanbale Kama Taliso”

Gudoomiyaha Degmada Balanbale Ee Gobolka Galguduud Md. Hareer Xasan Barre oo la hadlayey Saxaafada ayaa ka hadlay arrimo badan oo isagu jira Xaalada Abaareed ee Degaanka ka jirta, Barakacyaalka, Iyo weliba Doorka Ururka Ahlu Sunna Waljameeca Ee Degaankaasi

United 3-0 West Ham

Kaddib Guul Daradii Maalinimadii Sabtida ka soo raacday Kooxda Manchester United Garoonka goodison park Ee kooxda Everton, Ayaa Habeenimadii xalay Saddex Iyo Waxba uga guuleystay Kooxda West Ham United Kulan la soo horumariyey, madama kooxda Manchester United aay Maalinimada Axda ee Soo socota la ciyaari doonto Kooxda

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Xiray Abshir Xasan Xaaji Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Daahir Rayaale Kaahin ayaa garaacay isla markana Xabsiga dhigay Abshir Xasan Xaaji oo ka tirsana Xisbiga Wadaniga ah Ee Kulmiye, Horena u ahan jiray Dareewaalka Xaaska Madaxweyne Rayaale, Marwo Huda Barkhad

Nabadoon Cabdiqaadir ”Mooryaan Ugama Fadhino Soo Deynta Paul Iyo Rechal”

Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ayaa ka codsaday Odayaalka Iyo Waxgaradka Reer Xaradheere Isu taga Xaalada Paul Iyo Rachel Chandler oo ah Lamaane British Ah oo lagu heysto Degaanka Xaradheere, Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ayaa sheegay in ay sii weyn uga codsan Odayaalka Iyo Waxgaradka reer Xaradheere inay u Istaagan [...]

Gudoomiyahii Hore Ee Kooxda Ahlu Bidcada Ee Gobolada dhexe Cumar Sheekh Faarax Oo Ka Caroodey Kooxda Dhusa-Mareeb

Gudoomiyihii hore ee kooxda Ahlu-Bidcadda Dhuusa-Mareeb ee isku magacaabay Ahlu Sunna Waljamaaca Cumar Sh Maxed Faarax ayaa soo gaarey magaalada Muqdisgu iska xaadiriyey Goobta ay iska xaadiriyaan Kooxaha Guuldareystay Sida Yusuf Inadhacadde iyo kooxdiisii

Hoggaamiyahii Ururka Jundullaah Ee Iran Oo La Qabtay

Hoggaamiyahii Ururka Jundullah (Askaartii Alle), Abdul Malik Rigi Ayaa la sheegay in la qabtay Sidaa u Shaaciyey Tv-ga Press TV, Mr Rigi ayaa qabashadiisa waxa ka soo baxaya Warar is Khilaafsan, Dowlada Iran ayaa sheegtay Inay iyadu qabtay, Halka Pakistana aay sheegtay inay Iran iyadu ku wareejisay +Sawiro

Askaar Bosaso Lagu Dilay Caawa

Rasaas caawa lagu furay Askaar ka tirsan Ciidanka Ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa sababtay Dhimashada hal Askaari iyo Dhaawac mid kale, Waxana Arrinkan u Shilkan ka dhacay Agagaarka Xeerada Taywaanka Oo ku taala Xaafada Laanta Hawada ee Magaalada Bosaso, Kadib markii u shilka dhacay ayaa waxa Ciidanka Ammaanku isla waqtigiba

Diyaar garow Xoogan Ayaa Logu jira Caleema Saarka Beeljaaha Cal Bari

Magaalada caluula oo kamid ah Magaalooyinka ku yaala Puntland ayaa si weyn waxaa ugu socdo u diyaar garoowga caleema saarka Beeldajaha Cusub ee Cal Bari oo lagu wado in Maalinta Axada ah 28/02/2010 lagu Caleema saaro Magaalada Caluula Caleema saarkaani ayaa si weyn waxaa lagu wadaa in ay ka soo geybgalaan dhamaan Mas’uuliyiinta Puntland, Qaar [...]

Miyaan Hurdo Bogan Karaa ?

Bismillaah Wassalaatu Wassalaam Callaa Rassuu-llaah Scw -Assalaamu Caleykum Waraxmtullaah Wabarakaatuh –  Dad badan ayaa aaminsan in dhalinyarada kunool qurbaha ay ka dhibaato yar yihiin kuwa kunool guddaha dhulkii hooyo , iyagoo u aaneeya ammaanka iyo imkaaniyaadka nololeed ee ay ku haystaan dalalka ay magan galyada ku joogaan

Qore ”Ciidanka Shisheeye Ee Xeebaha Somaliya Ku Sugan Waxba Ma Qabtan”

Taliyaha Ciidanka Badda Dowlada Federaalka KMG Admiraal Faarax Qore ayaa ku Eedeyey Ciidanka Isbahaysiga Ee La dagaalanka Burcad Badeeda kuwasi oo ku sugan Xeebaha Somaliya Wax qabad la’aan, Isaga oo sheegey inay xeebaha Somaliya aay ku Joogan Ogolaansho Dowlada Federaalka KMG

Erdogan Oo Kab ka Badbaaday

Ra’iisal Wasaaraha Wadanka Dowlada Turkey-ga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka badbaaday Kab lagu soo tuuray, taasi oo uga timid Nin la Sheegay inu Taageersan yahay Qadiyada Kooxda Goonis Isku Taga Kurdistan Dooni ee PKK +Sawiro

Faysal Cali Waraabe Oo Soo Guryo Noqday

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dib dalka ugu soo noqday, kadib Safaaro qatay Bilo oo u dalka Yurub qaar ka mid ah ku soo maray, Gudoomiyaha ayaa maanta ka soo degtay Madaarka magaalada Berbera, Waxana u la kulmay soo dhoweyn balaaran oo Taageerayaasha Xisbigu ugu sameeyen Markii u soo galay Magaalada [...]

Beesha Ceyr “Lama Midoobin Mooryaanta Alshabaab, Warka Kaba-ku Tukadena Waa Been”

Shir Jaraa’id oo u qabtay Ayuu Mas’uulka Alshabaab u qaabilsan Gobolka Galguduud Sheekh Kaba ku Tukade ku sheegay inay Heshiis gareen Xarakada Alshabaab Iyo Weliba Beel ka mid ah Beesha Ceyr Ee Habargidir, Balse Hadalka Kaba-ku Tukade ayaa waxa sii kulul u Beeniyey Odayaalka Beesha oo sheegay inaan waxba ka jirin

Cabdi Shukri ”Sheekh Shariif Waxa U Hada mar kasta Sheegaaya In Wadanka Argagaxiso Joogto Isaga Oo Wixii Horena Ankiraayo”

18, February sanadii 2006 ayey aheyd markii Magalada Muqdisho lagu dhisay “Isbahaysiga soo celinta nabada iyo ladagaalanka Argagaxisada” Allience for restoration of peace and count Terrorism (ARPCT). Waxaana ku mideysnaa Xisbigaas in ka badan 10, kamid ah Hogaamiyo kooxedyadi ugu caansanaa Koonfurta Soomaaliya, kuwaaso xiligaas ku faani jiray awood buuran oo ay ku maamulayeen qeybo [...]

Xizbul Islam Oo beeniyay Eedeeyn Uga Timid Alshabaab

Ururka Xizbul Islaam ayaa beeniyay eedeeyn dhawaan ay usoo jeedisay Alshabaab, oo ahayd inay ka danbeeyeen qaraxyo ka dhacay goobaha mucaaradku ay ka taliyaan ee magaalada Muqdisho   Afhayeenka Xizbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in ururkoodu aanu wax lug ah ku lahayn qaraxyo [...]

Fadlaan Ka Qeyb Qado Dhismaha Masaajidka Degmada Ceegaag

Ma Jeclaan lahayd inaad wax tarto Waalidkaa ama waalidkiis, mase og- tahay inaad u samayn karto camal u socda iyaga oo dhintay, Masjid dhiskuna uu ka mid yahay camaladaas? Fadlan fursad-daanu yey ku dhaafin Ka Qeyb Qado Dhismaha Masaajid-ka Degmada Ceegaag laga dhisayo +Sawiro

8 Burcad Badeed Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay Kadib Markii Aay Weerareen Markab Wotay Calanka he Tanzanian

Ciidanka la dagaalanka Burcad Badeeda ee Ku Sugan Xeebaha Wadanka Somaliya ayaa gacanta ku dhigay 8 ka mid ah kooxaha burcad badeeda, kuwasi oo weerar ku qaday Markab wotay Calanka Tanzania, Kaasi oo la sheegay inu marayey Gacanka Cadmeed

Faroole Oo Ka Cabanaya Saxaafada

Isla Markii u dalka dib ugu soo laabtay Shalay Gelinkii Hore Ayuu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed sii weyn uga cawday Saxaafada, isaga oo sheegay inay noqdeen kuwa kaalinta kowaad kaga jira khalkhal gelinta Maamulkiisa, Cabdiraxmaan Oo sii gaar ah ugu Waramayey Wariye-yaal ka tirsan Idaacada u Magaalada Garoowe ku leyahay ayaa sheegay in Warbaahintu [...]

Dhalinyarada Xisbiga Udub ”Kalsoonidii Waa Kala Noqonay Xisbiga Udub Garabka Daahir Rayaale”

Qaar ka mid ah Dhalinyarada Xisbiga Udub Ayaa maanta Shir jaraa’id oo aay ku qabteen Hotel Xaraf e magaalada Hargeysa waxay shaaca kaga qadeen inay ka baxeen Garabka Xisbiga Udub ee U Madaxda ka yahay Daahir Rayaale Waxayna sheegen inay ku biiren Garabka isbedel doonka ah ee Isla Xisbiga Udub, Dhalinyaradani ayaa ka mid ah [...]

Ahlu-Sunna Iyo DKMG Oo samaysanaya Isbahaysi Militari

Wasiir ka tirsan dowladda Somalia ayaa shaaca ka qaaday in DKMG iyo Ahlu-Sunna ay ku heshiiyeen isbahaysi military oo ka dhan ah Al-shabaab Heshiiskan oo ay hordhac ahaan u aqbaleen wakiillo ka socda dawladda ku meelgaraka ah iyo ururka Suufiyiinta ah ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, waxa uu ku baaqayaa in la isku daro xoogagga amniga [...]

Sadex Qof oo Ku Dhintay Qaraxa ka Dhacay Muqdisho

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ilaa sadex qof Qaraxu wuxuu ka dhacay xaafadaha magaalada Muqdisho ee kooxaha ka soo horjeeda dowladdu ay gacanta ku hayeen. Sadexda qof ee dhintay, ayaa loo malaynayaa in ay yihiin rag damacsanaa in ay miino ku aasaan goobta ay kula qaraxday Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali [...]

Ciidanka Somaliland oo iska Caabiyey Weerar Gaadmo Ah Oo Kuwa Puntland kusoo qaadayn

Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee Bariga Gobolka Sool, ayaa fashiliyey weerar gaadmo ah oo ay maanta gelinkii hore ku soo qaadeen Ciimdamada Maamul-goboleedka Puntland Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed

Salaax Badbaado “Wali Ma’aanan Arag Aadan Madoobe Oo Isticmaalaya Sharciga Baarlamaanka, Hadii Uu Isticmaalana dantiisa ayuu Ku Watay”

Salaax Nuux Badbaado oo horay uga mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka islamarkaana dhawaana isaga baxay Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG Ayaa ku Eedeeyay Gudoonka Baarlamaanka in danahiisa gaarka ah uu u isticmaalo sharciga Baarlamaanka

Gabar Aay Haweenay Talyaani Ahi Nin Sira-Lanka ah oo Juudaan Qaba ka Iibsatay Oo Ka Warantay Khiyaamadii Lagaga Soo Kaxeeystay Magaalada Qardho

Caasha Maxamud Xasan oo ahayd gabadhii yarayd ee Haweenayda Talyaaniyada ahayd ay dhawaan ka soo iibisay ninka dhalashadiisu ay tahay Sira lanka ee cudurka Juudaanka qaba ee ku xidhan magaalda Hargeysa, ka dib markii wadahii baabuurka inanta yar lagaga soo qaaday magaalada Qardho ee maamul goboleedka Puntland uu fashilayay ka hor intii aanu u gacan [...]

Suldaan Maxamed ”Ilmo Adeerayaalow Sii Daaya Lamaanaha”

Afhayeenka issimada Gobolka Bari Suldaan Maxamed Cabdi Yusuf Oo maanta la hadlayey Warbaahinta Maxaaliga ah ee magaalada Bosaso ayaa ka codsaday kooxaha Burcad badeeda ah ee heysta lamaanaha Birtish-ka ah inay sii daayan, isaga oo Sidoo kalena Ugu baaqay Dowlada Puntland inay kaalin libaax leh ka qadato sii deynta Paul Iyo Rachel Chandler oo muddo [...]

Suldaanka Beesha Bariga Sanaag oo Shaaca Ka Qaaday In Doorashada Madaxtooyadu ka Dhici Doonto Degaanadiisa

Suldaanka guud ee beesha bariga Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa shaaca ka qaaday in doorashada Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoomi doonta sanadkan 2010-ka ay si rasmiya uga dhici doonto deegaanada bariga Sanaag ee hoos yimaada gobolka Badhan

Faroole Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Saaka ka soo degay Garoonka Konoko ee Magaalada Garoowe, iyada oo aay halka ku soo dhoweeyen dadweyne aad u fara badan

Beesha Cali Saleebaan oo ku baaqday Shir Deg Deg ah oo looga hadlayo Mustaqbalka Puntland

Qoraal si rasmi ah maantay ay Saxaafadda u soo gaarsiiyeen Odaaysha, Nabadoonadda, Waxgaradka, Culu’odiinka iyo Aqoonyahanadda Beesha Cali Saleebaan ayaa waxa ay sheegeen in ay Kalsoonidii kala laabteen Maamulka Madaxweyne Dr.Cabdulraxmaan Sheikh Maxamed Farole

Edwin Oo Sanad Kale Sii Joogi Doona Old trafford

Gool Hayaha kooxda Manchester United Edwin Van der Sar ayaa shaaca ka qaday in isaga iyo Maamulka Kooxda Man Utd aay isku afgarteen inu sanad kale sii joogo Garoonka, kadib markii u soo bandhigay Wacdaro aad u caajib leh, isaga oo kooxda u Horseeday Guulo badan oo la taaban karo Van Dar Sar ayaa dib [...]

Mayaarka Hargeysa Oo Lagu Eedeyey Musuq Masuq

8 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Caasimada Hargeysa ayaa mar kale Mayaarka Caasimada Hargeysa ku Eedeyey inu ku kacay Musuq masuuq, Lunsi Hanti Qaran Iyo weliba inu ku Takri falay Xilkii Ummadu u dooratay, Waxayna ku baaqeen in Golahu isagu yimado Fadhi aan Caadi aheyn Sii Golahu wax uga weydiiyo Hantida u lunsaday Mayaarku

Yemen Oo Joojisay Tahriibta

Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalka Yemen ayaa Amar ku siisay Ciidanka Ilaalada Xeebaha inay sii toosa u xiran Xaduuda badda, Sii loga ilaaliyo soo gelintaanka Muhaajirinta ka timada Wadamada Africa   Bayaan ka soo baxay Wasaarada ayaa sii toosa logu faray Dhamaan Madaxda Iyo Ciidanka

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqon

Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga Ah ee Ucid ENG Faysal Cali Waraabe ayaa la filaya Inu Maalinimada beri ah oo Isniin ah 22 Bisha February u ku soo gurya Noqdo dalka, isaga oo ka soo degi doona Madaarka magaalada Berbera, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo bilahii ugu dambeeyey Socdaalo Diblamasiyadeed ugu maqna Wadamo ka tirsan Qaarada Yurub gaar [...]

Sheekh Cali ”War Siyaad barre Ayaa Kaarabiino ku Erinay Asagoo Taangi sito, Ee Maxan U Eryi Weynay Amisom Oo Aan Caqiido Laheyn”

Sheekh Cali Maxamed Xuseen Waaliga Gobolka Banaadir Ee Xarakada Alshabaab ayaa isaga oo ka hadlaya Maalinimadii Jimcaha Salaada Duhur kadib Masaajidka Abu Hureyra Ee Magaalada Muqdisho, Waxa u sheegay in Ciidanka Amisom loo bahan yahay in Muqdisho laga saaro sidii loga saaray Xukuumaddi

Gurmadka Genenal Galaal Waa Geeshka Ceyr ha Gaaro Guul

Waxaala dhahaa shiribka arbacada (nin gaaban oo guduudan oo guudku caddaaday waa galaal) waxaana soo qaabeeyay bahda shakadda warbaahinta shaaciye.com   1=gurmadka genenal galaal waa geeshka ceeyr ha gaaro guul

Soomaali lagu xirxiray Yemen

Ku dhowaad konton Soomaali ah, ayaa lagu xiray dalka Yemen Dadkan oo laga soo qabtay goobo kale duwan oo dalka Yemen ah, ayaa xarigoodu la xiriiraa dalku galka iyo socdaalka sharci darada ah

Afisoone ”Dowlad Ku Sheega Iyo Ahlu Dubad Waa Dufan…”

Caasha Cabdalle ”Sheekh Shariif Gabadha Somalida Salaanta Kama qado Kuwa Gaaladana Garbaha ayuu Saara”

Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla Ayaa Waraysi Xasaasi Ah Oo Aay Siisay Warbaahinta kaga hadashay Arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Socdaalada Sheekh Shariif ee Dibadaha, Wasiirada Dowlada Iyo hab dhaqankooda, Lacagaha dowladu sheegtay inay soo dabaaci doonto Iyo weliba Sidaa aay u aragto Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda iyo Ajaanibta aay dowladu sheegto inay dalka [...]

Alshabaab Iyo Xizbul Islaam Oo Mamnuucay Xuska Dhalashada Nebiga NNKH

Alshabaab Iyo Xizbul Islaam ayaa ka Mamnuucay degaanada aay ka taliyaan Ee Konfuurta Somaliya Xuska Dhalashada Nebiga NNKH, Iyaga oo ku tilmaamay Xuska Mid Bidco ah isla markana dadka Degaanada aay ka taliyaan ku Amray inaysan Xusi karin Dhalashada NNKH

Wasiiro Cabasho Kala Kulmay Cusbitaalka Guud ee Laascanood

Wefti Xukuumadda ka tirsan oo todobaadyadii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Laascaanood, ayaa shalay kormeer ku maray Cusbatalka guud ee magaaladaas. Sida uu xalay baahiyay Telefishanka Horn Cable, Wasiirka Daakhiliga Somaliland

Xildhibaano Burcad badeed lacag U Uruurin

Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya ayaa shaaca ka qaday inay Dhaqaale u ururin kooxaha Burcad badeeda ah ee heysta Lamaanaha Birtish-ka ah, iyaga o sheegay inay Lacagta ka uruurin jeebkooda

Qiso Calool Xumo Leh oo Ka Dhacday Dalka Ingiriiska (Nin Noolow Maxaa Aragta Ku Laaban)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa C/laahi iyo Hoodo. Hadaba C/laahi ayaa lasoo xiriiray wariyayaasha barnaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo uga waramay sidii wax ay u dhaeyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan

Ehelada Gabar Yar Oo Dhaawac Culus Ka Soo Gaaray Duqeyntii Suuqa Oo Xoolaha Oo Dalbaday Gargaar

Ehalada gabar si xun ugu dhaawacantay duqeymihii ku dhacay deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay gacan u fidiyaan  Gabadhan yar oo la sheegay in ay ku dhaawacantay duqeymihii Madaafiicda ahaa ee Bishii Janaayo loo geystay

Prof Togane ”Igaarta Afka Duubatoy Ibilis Ibilis Dhala Tahiin”

”Ina Yeey Waa ka Yemen Fariistay, Geedi Nairobi ayuu Guuri ka dhistay, Cali Mahdi Minnesota ayuu Guuri ka dhistay, Ina Salaad Boy Qaahir Ayuu Guuri Ka Dhistay, Cali Khaliif Galeyr Minneapolis, Minnesota ayuu Guuri ka dhistay…” Hadalada oo aha kuwa u ku cabirayo Prof Maxamud Siyaad Xaaladaha Siyaasiyiinta Somalida iyo Kuwa kale oo Xasaasi Ahba [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers