Ugaaska beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Rooble oo berri si rasmi ah loogu caleemo-saari doono magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, ayaa galabta abbaaro 5:00 galabnimo soo gaadhay magaaladaasi
Ugaaska Ciise oo Galabta soo Gaadhay Saylac
United 2 Villa 1
Rooney oo bedel ku soo galay kulankii Galabta dhexmaray kooxaha Manchester United Iyo Aston Villa oo aha Finaalada Horyaalka Carlin Cup ayaa kooxdiisa ManUtd U Horseeday inay Markii labaad oo Isku Xiga ku guuleysto Horyaalkan, Sidoo kalena Aay u noqoto Kooxda markii Toddobaad oo aay qadato Koobkan Sawiro
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubad | Comments Off
Labadii Tukoow, Waar Maxaad Tarteen?
Heestan waxa Curiyey Abwaan Axmed Aw Geedi. Kadib markii dhawr jeer laga daawday telefishanada dalkana, waxa mamnuucday xukumadda Somaliland, iyadoo loo qaatay in Abwaanku u dan leeyahay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa..!. Heesta waxa ku luuqaysa fannaanada codka iyo bilicda san ee Ubax Fahmo
Filed under: Uncategorized | Tagged: hees | Comments Off
Indho Cadde ”WFP Hawsheeda ha ka wodo goobaha Dowladu ka taliso, Puntland Iyo Somaliland …..”
Maxkamada Shabaab Oo Xukun Riday
Maxkamada Xarakada Alshabaab ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday 16 Dhalinyaro ah oo hore uga tirsana Ciidanka Xarakada kuwas oo lagu Eedeyey Dhaca Shirkaado Kuwa ganacsiga ah ee ka hawl gala Suuqa Bakaaraha, 16 Dhalinyarada ah ayaa 6Lix ka mid ah aysan ku sugnayen goobta Xukunku
Beeldaaje Ismaaciil Oo Lagu Caano Shubay
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yasiin Beeldaajaha Calbari ayaa maanta lagu Caleema Saaray Degmada Caluula ee Gobolka Bari, Madaxweynahii Hore ee Puntland Iyo Weliba Madax sare sare oo ka tirsan Dowlada Ayaa Munaasada caleema Saarka Beeldaajaha ka hadlay, Waxa sidoo kale Khudbad ka jeediyey Xaflada
Filed under: Wararka | Tagged: Munaasbad | 2 Comments »
Shabaab Oo guulo Ka Sheegatay Dagaaladii Diif
Afhayeenka Xarakada Alshabaab ee Gobolada Jubbooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali Ayaa guul ka sheegtay dagaal aay sheegen inay la galaan Maleeshiyo ka tirsan ONLF, Sheekh Xasan Yacquub ayaa sheegay in dagaaladii ka Dhacay Degaanka Diif Oo 60Km U jirta magaalada Dhoobleey ee Xuduuda Somaliya Iyo Kenya, Sheekh Xasan Yacquub
Sheekh Cabdixafid Cali Yusuf Oo Bosaso Soo gaaray
Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bari Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf Ayaa maanta sii heer Sare ah logu soo dhoweeyey magaalada Bosaso, Waxa Gudoomiyha Ayaa waxa kaga hortegey Kantaroolka Magaalada Bosaso Dadweyne aad u fara badan kuwas oo isagu jira Ururada Haweenka Gobolka Bari, Nabadoonada Gobolka Iyo Weliba dad kale
Filed under: Wararka | Tagged: Soo Dhoweyn | Comments Off
Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Gobolka Karkaar
Roobab lagu diirsaday ayaa Habeenimadii xalay ka da’ay degaano badan oo ka tirsan Gobolada Karkaar oo aay in dhowaale ahba aay ka jireen Abaaro ba’an oo laga soo dayrinayey, Degaanada Roobabka u ka da’ay waxa ka mid ah Magaalada Qardho oo da’dad xoog leh aay ku soo fataheen waxana xirmay suuqi weyna
Wayne Bridge Oo Salaanti La Dhaafay John Terry
Filed under: Uncategorized | Tagged: Xiisad | Comments Off
Caleema Saarka Beeldaaja Cal bari Oo Maanta Ka Dhici Doonta Degmada Caluula
Waxa Maanta lagu woda inay Degmada Caluula ka dhacdo Xaflada Caleema saarka Beeldaajaha Calbari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yasiin, Waxana la filaya in Xaflada ka qeyb gelidoona Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland, Odayaal Dhaqameed, Dhalinyaro ka socota Ururada Bulshada Iyo weliba madax ka socota Dowlada Federaalka KMG
Alshabaab Oo Waraysi Khaas Ah la Yeeshay Oday Qaadiriyo Ah
Dhalinyaro ka tirsan Xarakada Alshabaab Almujaahidiin ee Koonfuurta Somaliya ayaa waraysi xiiso badan la yeeshay Oday Sheegtay inu yahay Awliyo Ama Weli Karameysan oo ka tirsan Dariiqada Qadiriyada Oo Ah Koox Bidco Ah Oo Dadka Somalida Been u Sheegi jirtay Xiliyadii Jaahiliga, Haddaba Nala Daawo Waraysiga Odaygan
Ciise Dhoolawa Oo Lacag Loo Heysto
Wargeyska Epress ee Wadanka Australia Ayaa qoray in Agaasimaha Guud ee Hay’ada PL U Qaabilsan Shidaal Baarista Iyo Weliba Soo Saarista Khayraadka Dabiciiga ah Ciise Faarax Dholawaa U Lacag gaareysa $5 Milyan oo dollar ku cunay Mashruuc Ragg Xaaskiisa Ehelo la ah aay ku doonayeen Inay Macdan kaga guurtan Degaanada Puntland Sawiro
Siilaanyo Oo Sheegay In Caafimaadka Madaxweyne Ku Xigeenku Wanaagsan yahay
Mujaahid Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadaniga ah ee Kulmiye ayaa Maalinimadii Shalay Telfoon kula xiriiray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yusuf Yasiin oo lagu daaweynayo Cisbitaal ku yaala Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, Waxana u sheegay inu Madaxweyne ku Xigeenku fiican yahay
Xafuun Abaaro laga Soo Sheegayo
Gudoomiyaha Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar Yusuf Cabdullaahi Sanyare ayaa sheegay in degmada Xaafuun aay heysato Abaar dad iyo duunyaba sameyn xoog leh ku yeelatay, isaga oo sheegay in dadka ku wax yeeloobay Abaarahaasi aay u bahan yahiin gargaar degdeg ah oo lala soo gaaro, waxana u ka codsaday
Xildhibaan Faarax Oo ka Hadalay Xaaladaha Abaarta Ee Gobolka Saraar, Sidoo kalena beeniyey In Gantaalo lala dhacay Degaanka Karin
Iyada Oo Roobabka Gugu ka curteen Guud ahan degaanada Somaliland, ayaa gobolka Cusub ee Saraar laga soo sheegaya Xaalad Adag oo soo food saartay dadka ku dhaqan Gobolkaasi, Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulla oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland lagana soo doortay Gobolka Saaxil