Maalinimada Axada Ah ee 28 Bishan Ayaa la filaya Isbedel Weyn oo ku dhaca Golaha Wasiirada Puntland, Iyada oo U Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Sameyn Doono Isku Shandheyntii Ugu Horreysay ee Xukuumaddisa, Waxana la filaya Inu Isbedel weyn ka dhex dhaco Golaha Wasiirada, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la filaya inu xilka ka qado Taliye-yaal Ciidan
Sidaa lagu helayo Ilo lagu Kalsoonan karo, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Madaxweynaha Puntland Ayaa isku Shandheynta Golaha Wasiirada kadib u kici doona Dhanka dalka Jarmaalka oo u Dhakhtaar u aadi doono, Waxana Madaxweynaha la sheegay inu ka xanuunsan yahay Cunaha Iyo Madaxa
Cabdiraxmaan Faroole ayaa Doorashadiisi laga jooga Muddo Sanad Iyo Bil, Waxana weli muuqan Wax qabad u ka sameeyey Pl isaga oo balan ku qaday inu Isbedel la iman doono, Balse dad badan ayaa u arka inu noqday ka daro dibi dhal, Halka kuwa kalena u arkaan Hoggaamiye wax badan bedeli kara hadii u waqti ku filan helo
marka hore waan salaamay dhamaan dhalinyarada webka maamusha dhamaan tood kadib aniga waxaan layaabanahay farole haduu wasiiro badalo iyo hadiikaleba waxaan amin sanahay in ay howsha buntlan kasocota aykawaawayntahay wasiirada xagooda marka qofwalba waa uu arkaa cilada meesha ay kajirto waan aragnaa madaxwayne faroole waxaad moodaa in aanuba u jeedin amaanka waxaan kamaqlaa dhaqaale ayaanu ururinay mushahar ayaan bixinay hadana amaankii waakasiidarayaa maxaytahay sababtu waxaan jirin khibrad ciidan oo uusanlahayn madax waynuhu mayaqaa niin qaabka cidanka loo dhiso sida aad la socotaan maanta buntlan malaha ciidan wax difaacikara oo cid iskacelinkara waxaana sabab u ah waa faroole oo aan aqoon khibrad ciidan marka waxaan kulatalinlahay faroole in uu isna iskudaro is ku shaan dhaynta uu sheegayo haduu isagu meeshakatago wax walba way is badalilahaayeen marka waxaan kuleenahay adna shaandaynta hakaharin