Shaley oo Taariikhdu aheyd 25.02.2010 Wasaarada Shaqada, Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowlada Puntland waxa ay soo saartey bayaan caalami ah oo ay kalsoonida kala noqotay Ururka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed, kaasoo ay ku eedeysay in aysan matalin dhamaan bulshada Soomaaliyeed Dhegeyso
Puntland Oo Qaadacday Doorashada Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Somaliyeed
Faroole Oo Axada Wacdaro Dhigi Doona
Maalinimada Axada Ah ee 28 Bishan Ayaa la filaya Isbedel Weyn oo ku dhaca Golaha Wasiirada Puntland, Iyada oo U Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Sameyn Doono Isku Shandheyntii Ugu Horreysay ee Xukuumaddisa, Waxana la filaya Inu Isbedel weyn ka dhex dhaco Golaha Wasiirada, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la filaya inu xilka ka qado
Filed under: Wararka | Tagged: Isbedel | 1 Comment »
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Oo Ka Hadlayaa Xaaladda Somaliya laga Soo Bilaabo 1969 Ilaa Maanta
Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, waa ruug caddaa siyaadda Soomaaliya Waxaa uu si xoog leh uga qeyb qaatay dhaqdhaqaaqii Gobannima Doonka loo galay Soomaaliya Wuxuu noqday Raiisal Wasaare, markii uu xilka hayay Madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Adan cabdulle Cusmaan Dhegeyso
Markab Madax Furasho Laga Bixiyay
Qarax Muqdisho Ka Dhacay
Waxa Fiidnimdii Caawa Qarax lagula Beegsaday Agagaarka Maanabooliyo Ee Degmada Shibis Ciidamo ka tirsana Kuwa DFKMG Ee Somaliya, Qaraxa oo aha Miino nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa la sheegay inay ku Qarax Gaariga oo aha Gawaarida Ciidanka ee Yar yar, Waxana halka ku dhintay Ilaa Afar Askaari, Halka aay ku dhaawacmeen
Xaflad Xariga Looga Jarayay Xafiiska Jaaliyadda Puntland Oo Nairobi Ka Dhacday
Ciidamo Muddo la Wareegay Garoonka Diyaaradaha Bosaso
Magaalada Bosaso Ayaa Maanta waxa ka dhacay fal caajib ah kadib markii Ciidanka Federaalka ka yimid ee Copy loo yaqano aay daqiiqado gudahood kula wareegeen garoonka Diyaaradaha Magaalada Bosaso Ee Bender Qasim International Airport, Ciidankan ayaa ulaa wareegay Garoonka kadib markii Askaari dhaawac ah oo la doonayey in dalka dibadiisa
Filed under: Wararka | Tagged: Ciidan | 2 Comments »
Xus Balaaran Oo Loo Sameeyey Dhalashada Nebi Muxamed NNKH
Munaasibad aad u balaaran oo lagu Sameeyey Hotel Mansuur ayna soo qaban qaabisay Wasaarada Diinta Iyo Aw Qaafta Ee Somaliland ayaa logu Xusay Dhalashada Nebiga NNKH, iyada oo aay ka soo qeyb galeen Xuska Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, Asxaabta Qaranka, Goloyaasha Baarlamaanka Iyo Guurtida, Culimada Qaadiriyada
Ma Dooneysa Inaad Xil Ka Hesho Dowlada Faroole ???
Hadii aad dooneyso Inaad Xil Kursi Ama Shaqo ka hesho Dowlada Cabdiraxmaan Faroole waxa waajib ah inaad fuliso Qoddobada Ka hor iman doona kuwas oo ka kooba Lix Qodob Oo aan laga gudbi karin Si kasta oo aad yeesho 1. Inaad Tahay Beesha Ciise Maxamud 2. Inaad Tahay Laluush-ka Sidaa loo Cuno taqaan
Filed under: Wararka | Tagged: Lacag | 14 Comments »