Nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeeyey inuu gabadh yar ka soo xaday magaalada Qardho ee Maamul-goboleedka Puntland, haddana ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa markii u horraysay faahfaahin ka bixiyey xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo gabadha yar iyo waxa ka jira inuu qabo cudurka halista ah ee Juudaanka, isla markaana ka ganacsado [...]
Nin Ruusha ah oo Lagu Eeedeeyey Inuu ka Ganacsado Caruurta Yar Yar oo Sheegay in Laga Faafiyey Warar Been Abuura
Xildhibaan Nac Nac Oo ku Eedeyey Xariga Abshir Xasan Xaashi Madaxtooyada Somaliland
Waxa Sii Toosa u Soo Shaac baxay In Madaxtooyadu ku lug leedahay Xariga Abshir Xasan Xaashi Oo Maalinimadii Salaasada Aay Ciidamada Madaxtooyadu Xireen, Iyaga oo kula kacay Jirdil, Abshir Xasan Xaaji oo Mar aha Madaxa Gadiidka Madaxtooyada Iyo weliba Darewaalka gaarka ah ee Marwada Madaxweynaha Ayaa la xiray Sanadkii 2007 Kadib markii u Ka Markhati [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Xarig | 1 Comment »
Faroole Oo Xilkii Ka Qaday Gudoomiyahii Gobolka Bari Iyo Duqii Bosaso
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Madaxweynaha PL ayaa xilkii ka qaday Gudoomiyaha Gobolka Bari Xaaji Muuse Geelle Yusuf Iyo Weliba Duqii Magaalada Bosaso Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil, Isaga oo Sidoo kalena kala diray Golahii Degaanka Gobolka Bari, Madaxweynaha ayaa xilka Gudoomiyaha Gobolka bari
Filed under: Wararka | Tagged: qaadis | 1 Comment »
Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Sheegay In Askaarta Kantaroolka Boorama Ay Xadhig Iyo Cago Jugleyn Iyo Baadhasho Kula Kaceen
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee xisbiga UDUB lagana soo doortay gobolka Hargeysa isla markaana ka mid ah xubnaha firfircoon ee sida wayn u taageera madaxweyne Rayaale, ayaa sheegay in ciidanka booliska ee jooga kaantaroolka bari ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal inay maalintii shalay mudo 20 daqiiqo [...]
Gawaari Loo Afduubtay Gabar Majeerteen Ah
16 Lix Iyo Toban Gaari oo aha kuwa u kireysan Hay’ada WFP ayaa lagu Afduubtay Degaanada Jalam, Buryaqab, Iyo weliba Degmada Burtinle, Gawaarida ayaa la sheegay in loo Afduubtay Gabar Beesha Majeerteen ka soo jeeda oo aay Haweenay Oroma ah Xaday sidaa aay sheegteen iyaku
Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Ku Xigeenka JSL
Go’aanka Wasiirada Difaaca Ee Midowga Yurub
Wasiirada Difaaca 27 dal ee ku bahoobay Midowga Yurub waxa ay isku raaceen in burcad badeedda Soomaaliya lagula dagaalamo xeebaha ay fariisimaha ku leeyihiin. Shaley oo ay taariikhdu aheyd 24.02.2010 ayaa shir u furmay oo maantana
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeed | Comments Off
Maxkamadda Burco Oo U Gar Naqeysa Labo Qoys Oo Ka Soo Kala Jeeda Puntland Iyo Ethiopia
Maxkamadda Degmada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa ka gar-naqaysa Kiis u dhaxeeya laba qoys oo ka soo kala jeeda Dalka Ethiopia iyo Somaliya, gaar ahaan Gobolka Oromada ee Ethipia Iyo Weliba Maamul Goboleed-ka Puntland Sida aaanu ka soo xiganay Telefishanka HCTV oo warkan baahiyay, Maxkamadda Degmada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayuu ka socdaa [...]
Sheekh Buux ”Waxan Ku Jirna Diyaar Garowga Xuska Dhalashada Nebiga NNKH”
Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Waljameeca Ee Puntland Sheekh Buux Maxamud Faarax ayaa Shir jaraa’id oo u ku qabtay Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar Ka sheegay inay Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ee Degaanada Dowlada Puntland aay ku jiran Diyaar garow xoog leh Xuska Dhalashada Nebiga NNKH
Wasiir U Hanjabay Madaxweyne
Mourinho Oo Cashar U Dhigay Kooxdiisi Hore
Ciyaar Habeenimadii Xalay ku dhexmartay kooxaha Inter Milan Iyo Chelsea Garoonka San Siro ayaa ku dhamatay Labo Iyo Hal oo aay guushu ku raacday Kooxda Inter Milan Oo U Hoggaaminayo Tababarahii Hore ee Chelsea Jose Mourinho + Sawiro
Filed under: Uncategorized | Tagged: Kubad | 1 Comment »