Jaamac Mataan Mahadi oo ka mid ah Toddobada Caruur ah Ee u Ifka Uga tegey Allaah u naxariiste Mujaahid Mataan Mahdi Taliyahii Ciidanka Sahminta Qeybta 12 Ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa ku Eedeyey Badhaasabka Gobolka Saraar Saleeban Ducaale Xaaji
Jaamac Mataan ”Aabahay Kuma Dhiman Xabad Qarax Ah Ee Waxay Aheyd Xabad Badheedh Ah”
Amnesty Oo U Baaqday Shabaab
Hey’adda Amnesty International ayaa hadal ay soo saartay waxa ay ugu baaqday Shabaab inay sii daayaan weriye Soomaali ah oo u shaqeynayay Idaacad oo ay xireen Shabaab. Weriyaha ayaa la xiray kadib markii uu sii daayay warbixin ku saabsaneyd nin la sheegay in Shabaabku ay ku dileen magaalada Wanle Weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose [...]
Dilkii Askaarta Iyo Qarax la qabtay Oo dad loo Xirxiray
Dilki Askaarta ka tirsan Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso ee Habeenimadii Xalay ayaa loo xirxiray Qoys degaan goobta dilku ka dhacay, kuwas oo aay ka mid yahiin Gudoomiyahii Secondery school-ka Magaalada Bosaso Siciid Fisigiis Iyo weliba Caruur u dhalay, Sidoo kale waxa loo dhacay Guriga Taliye hore uga tirsana Ciidamadii
Beesha Warsangali Oo Kalsoonidii Kala Noqotay Madaxweyne Faroole
Nabadoonadda, Waxgaradka, Culu’odiinka iyo Aqoonyahanadda Beesha warsangali ayaa waxa ay sheegeen in ay Kalsoonidii kala laabteen Maamulka Madaxweyne Cabdulraxmaan Sheikh Maxamed Farole. Odayaasha ayaa taasi sababa uga dhigay, iyagga oo ku tilmaamay in Dowladu diiday wada tashiyo dhowr ah oo ay horey u qorsheysay in ay la yeelato Madaxweyne
Filed under: Wararka | Tagged: Bayaan | 1 Comment »
La Taliyaha Madaxweynaha ”Shirka ka Socda Dalka Itoobiya waxaa la rabaa in lagu bur buriyo DKMG”
La Taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac ayaa sheegay in Shirka Itoobiya Uga Socda DKMG ah Kooxda AHLU-BIDCADA looga dan leeyahay in lagu burburiyo Dowladda KMG. Cabdulkariim Xasan Jaamac oo ah La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Hareeri Xasan Barre ”Adeer Ahlu Sunna Balanbale Kama Taliso”
Gudoomiyaha Degmada Balanbale Ee Gobolka Galguduud Md. Hareer Xasan Barre oo la hadlayey Saxaafada ayaa ka hadlay arrimo badan oo isagu jira Xaalada Abaareed ee Degaanka ka jirta, Barakacyaalka, Iyo weliba Doorka Ururka Ahlu Sunna Waljameeca Ee Degaankaasi
United 3-0 West Ham
Kaddib Guul Daradii Maalinimadii Sabtida ka soo raacday Kooxda Manchester United Garoonka goodison park Ee kooxda Everton, Ayaa Habeenimadii xalay Saddex Iyo Waxba uga guuleystay Kooxda West Ham United Kulan la soo horumariyey, madama kooxda Manchester United aay Maalinimada Axda ee Soo socota la ciyaari doonto Kooxda
Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Xiray Abshir Xasan Xaaji Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye
Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Daahir Rayaale Kaahin ayaa garaacay isla markana Xabsiga dhigay Abshir Xasan Xaaji oo ka tirsana Xisbiga Wadaniga ah Ee Kulmiye, Horena u ahan jiray Dareewaalka Xaaska Madaxweyne Rayaale, Marwo Huda Barkhad
Filed under: Wararka | Tagged: Xarig | 1 Comment »
Nabadoon Cabdiqaadir ”Mooryaan Ugama Fadhino Soo Deynta Paul Iyo Rechal”
Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ayaa ka codsaday Odayaalka Iyo Waxgaradka Reer Xaradheere Isu taga Xaalada Paul Iyo Rachel Chandler oo ah Lamaane British Ah oo lagu heysto Degaanka Xaradheere, Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Nabadoonada Gobolka Bari ayaa sheegay in ay sii weyn uga codsan Odayaalka Iyo Waxgaradka reer Xaradheere inay u Istaagan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Lamaane | 1 Comment »