Gudoomiyahii Hore Ee Kooxda Ahlu Bidcada Ee Gobolada dhexe Cumar Sheekh Faarax Oo Ka Caroodey Kooxda Dhusa-Mareeb

Gudoomiyihii hore ee kooxda Ahlu-Bidcadda Dhuusa-Mareeb ee isku magacaabay Ahlu Sunna Waljamaaca Cumar Sh Maxed Faarax ayaa soo gaarey magaalada Muqdisgu iska xaadiriyey Goobta ay iska xaadiriyaan Kooxaha Guuldareystay Sida Yusuf Inadhacadde iyo kooxdiisii

Hoggaamiyahii Ururka Jundullaah Ee Iran Oo La Qabtay

Hoggaamiyahii Ururka Jundullah (Askaartii Alle), Abdul Malik Rigi Ayaa la sheegay in la qabtay Sidaa u Shaaciyey Tv-ga Press TV, Mr Rigi ayaa qabashadiisa waxa ka soo baxaya Warar is Khilaafsan, Dowlada Iran ayaa sheegtay Inay iyadu qabtay, Halka Pakistana aay sheegtay inay Iran iyadu ku wareejisay +Sawiro

Askaar Bosaso Lagu Dilay Caawa

Rasaas caawa lagu furay Askaar ka tirsan Ciidanka Ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa sababtay Dhimashada hal Askaari iyo Dhaawac mid kale, Waxana Arrinkan u Shilkan ka dhacay Agagaarka Xeerada Taywaanka Oo ku taala Xaafada Laanta Hawada ee Magaalada Bosaso, Kadib markii u shilka dhacay ayaa waxa Ciidanka Ammaanku isla waqtigiba

Diyaar garow Xoogan Ayaa Logu jira Caleema Saarka Beeljaaha Cal Bari

Magaalada caluula oo kamid ah Magaalooyinka ku yaala Puntland ayaa si weyn waxaa ugu socdo u diyaar garoowga caleema saarka Beeldajaha Cusub ee Cal Bari oo lagu wado in Maalinta Axada ah 28/02/2010 lagu Caleema saaro Magaalada Caluula Caleema saarkaani ayaa si weyn waxaa lagu wadaa in ay ka soo geybgalaan dhamaan Mas’uuliyiinta Puntland, Qaar [...]

Miyaan Hurdo Bogan Karaa ?

Bismillaah Wassalaatu Wassalaam Callaa Rassuu-llaah Scw -Assalaamu Caleykum Waraxmtullaah Wabarakaatuh –  Dad badan ayaa aaminsan in dhalinyarada kunool qurbaha ay ka dhibaato yar yihiin kuwa kunool guddaha dhulkii hooyo , iyagoo u aaneeya ammaanka iyo imkaaniyaadka nololeed ee ay ku haystaan dalalka ay magan galyada ku joogaan

Qore ”Ciidanka Shisheeye Ee Xeebaha Somaliya Ku Sugan Waxba Ma Qabtan”

Taliyaha Ciidanka Badda Dowlada Federaalka KMG Admiraal Faarax Qore ayaa ku Eedeyey Ciidanka Isbahaysiga Ee La dagaalanka Burcad Badeeda kuwasi oo ku sugan Xeebaha Somaliya Wax qabad la’aan, Isaga oo sheegey inay xeebaha Somaliya aay ku Joogan Ogolaansho Dowlada Federaalka KMG

Erdogan Oo Kab ka Badbaaday

Ra’iisal Wasaaraha Wadanka Dowlada Turkey-ga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka badbaaday Kab lagu soo tuuray, taasi oo uga timid Nin la Sheegay inu Taageersan yahay Qadiyada Kooxda Goonis Isku Taga Kurdistan Dooni ee PKK +Sawiro

Faysal Cali Waraabe Oo Soo Guryo Noqday

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dib dalka ugu soo noqday, kadib Safaaro qatay Bilo oo u dalka Yurub qaar ka mid ah ku soo maray, Gudoomiyaha ayaa maanta ka soo degtay Madaarka magaalada Berbera, Waxana u la kulmay soo dhoweyn balaaran oo Taageerayaasha Xisbigu ugu sameeyen Markii u soo galay Magaalada [...]

Beesha Ceyr “Lama Midoobin Mooryaanta Alshabaab, Warka Kaba-ku Tukadena Waa Been”

Shir Jaraa’id oo u qabtay Ayuu Mas’uulka Alshabaab u qaabilsan Gobolka Galguduud Sheekh Kaba ku Tukade ku sheegay inay Heshiis gareen Xarakada Alshabaab Iyo Weliba Beel ka mid ah Beesha Ceyr Ee Habargidir, Balse Hadalka Kaba-ku Tukade ayaa waxa sii kulul u Beeniyey Odayaalka Beesha oo sheegay inaan waxba ka jirin

Cabdi Shukri ”Sheekh Shariif Waxa U Hada mar kasta Sheegaaya In Wadanka Argagaxiso Joogto Isaga Oo Wixii Horena Ankiraayo”

18, February sanadii 2006 ayey aheyd markii Magalada Muqdisho lagu dhisay “Isbahaysiga soo celinta nabada iyo ladagaalanka Argagaxisada” Allience for restoration of peace and count Terrorism (ARPCT). Waxaana ku mideysnaa Xisbigaas in ka badan 10, kamid ah Hogaamiyo kooxedyadi ugu caansanaa Koonfurta Soomaaliya, kuwaaso xiligaas ku faani jiray awood buuran oo ay ku maamulayeen qeybo [...]

Xizbul Islam Oo beeniyay Eedeeyn Uga Timid Alshabaab

Ururka Xizbul Islaam ayaa beeniyay eedeeyn dhawaan ay usoo jeedisay Alshabaab, oo ahayd inay ka danbeeyeen qaraxyo ka dhacay goobaha mucaaradku ay ka taliyaan ee magaalada Muqdisho   Afhayeenka Xizbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in ururkoodu aanu wax lug ah ku lahayn qaraxyo [...]

Fadlaan Ka Qeyb Qado Dhismaha Masaajidka Degmada Ceegaag

Ma Jeclaan lahayd inaad wax tarto Waalidkaa ama waalidkiis, mase og- tahay inaad u samayn karto camal u socda iyaga oo dhintay, Masjid dhiskuna uu ka mid yahay camaladaas? Fadlan fursad-daanu yey ku dhaafin Ka Qeyb Qado Dhismaha Masaajid-ka Degmada Ceegaag laga dhisayo +Sawiro

8 Burcad Badeed Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay Kadib Markii Aay Weerareen Markab Wotay Calanka he Tanzanian

Ciidanka la dagaalanka Burcad Badeeda ee Ku Sugan Xeebaha Wadanka Somaliya ayaa gacanta ku dhigay 8 ka mid ah kooxaha burcad badeeda, kuwasi oo weerar ku qaday Markab wotay Calanka Tanzania, Kaasi oo la sheegay inu marayey Gacanka Cadmeed

Faroole Oo Ka Cabanaya Saxaafada

Isla Markii u dalka dib ugu soo laabtay Shalay Gelinkii Hore Ayuu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed sii weyn uga cawday Saxaafada, isaga oo sheegay inay noqdeen kuwa kaalinta kowaad kaga jira khalkhal gelinta Maamulkiisa, Cabdiraxmaan Oo sii gaar ah ugu Waramayey Wariye-yaal ka tirsan Idaacada u Magaalada Garoowe ku leyahay ayaa sheegay in Warbaahintu [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers