Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Qaar ka mid ah Dhalinyarada Xisbiga Udub Ayaa maanta Shir jaraa’id oo aay ku qabteen Hotel Xaraf e magaalada Hargeysa waxay shaaca kaga qadeen inay ka baxeen Garabka Xisbiga Udub ee U Madaxda ka yahay Daahir Rayaale Waxayna sheegen inay ku biiren Garabka isbedel doonka ah ee Isla Xisbiga Udub, Dhalinyaradani ayaa ka mid ah [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Yusuf Cali | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Wasiir ka tirsan dowladda Somalia ayaa shaaca ka qaaday in DKMG iyo Ahlu-Sunna ay ku heshiiyeen isbahaysi military oo ka dhan ah Al-shabaab Heshiiskan oo ay hordhac ahaan u aqbaleen wakiillo ka socda dawladda ku meelgaraka ah iyo ururka Suufiyiinta ah ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, waxa uu ku baaqayaa in la isku daro xoogagga amniga [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Peter Heilei | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ilaa sadex qof Qaraxu wuxuu ka dhacay xaafadaha magaalada Muqdisho ee kooxaha ka soo horjeeda dowladdu ay gacanta ku hayeen. Sadexda qof ee dhintay, ayaa loo malaynayaa in ay yihiin rag damacsanaa in ay miino ku aasaan goobta ay kula qaraxday Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Muqdisho | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee Bariga Gobolka Sool, ayaa fashiliyey weerar gaadmo ah oo ay maanta gelinkii hore ku soo qaadeen Ciimdamada Maamul-goboleedka Puntland Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed
Filed under: Wararka | Tagged: Gadmo | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Salaax Nuux Badbaado oo horay uga mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka islamarkaana dhawaana isaga baxay Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG Ayaa ku Eedeeyay Gudoonka Baarlamaanka in danahiisa gaarka ah uu u isticmaalo sharciga Baarlamaanka
Filed under: Wararka | Tagged: Xildhibaan | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Caasha Maxamud Xasan oo ahayd gabadhii yarayd ee Haweenayda Talyaaniyada ahayd ay dhawaan ka soo iibisay ninka dhalashadiisu ay tahay Sira lanka ee cudurka Juudaanka qaba ee ku xidhan magaalda Hargeysa, ka dib markii wadahii baabuurka inanta yar lagaga soo qaaday magaalada Qardho ee maamul goboleedka Puntland uu fashilayay ka hor intii aanu u gacan [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Wargeyska Haatuf | 4 Comments »
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenka issimada Gobolka Bari Suldaan Maxamed Cabdi Yusuf Oo maanta la hadlayey Warbaahinta Maxaaliga ah ee magaalada Bosaso ayaa ka codsaday kooxaha Burcad badeeda ah ee heysta lamaanaha Birtish-ka ah inay sii daayan, isaga oo Sidoo kalena Ugu baaqay Dowlada Puntland inay kaalin libaax leh ka qadato sii deynta Paul Iyo Rachel Chandler oo muddo [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Issimada Bari | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Suldaanka guud ee beesha bariga Sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa shaaca ka qaaday in doorashada Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoomi doonta sanadkan 2010-ka ay si rasmiya uga dhici doonto deegaanada bariga Sanaag ee hoos yimaada gobolka Badhan
Filed under: Wararka | Tagged: Wargeyska Haatuf | 3 Comments »
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Saaka ka soo degay Garoonka Konoko ee Magaalada Garoowe, iyada oo aay halka ku soo dhoweeyen dadweyne aad u fara badan
Filed under: Wararka | Tagged: Cabdiraxmaan Faroole | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Admin
Qoraal si rasmi ah maantay ay Saxaafadda u soo gaarsiiyeen Odaaysha, Nabadoonadda, Waxgaradka, Culu’odiinka iyo Aqoonyahanadda Beesha Cali Saleebaan ayaa waxa ay sheegeen in ay Kalsoonidii kala laabteen Maamulka Madaxweyne Dr.Cabdulraxmaan Sheikh Maxamed Farole
Filed under: Wararka | Tagged: Beesha Cali Saleebaan | 12 Comments »
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
Gool Hayaha kooxda Manchester United Edwin Van der Sar ayaa shaaca ka qaday in isaga iyo Maamulka Kooxda Man Utd aay isku afgarteen inu sanad kale sii joogo Garoonka, kadib markii u soo bandhigay Wacdaro aad u caajib leh, isaga oo kooxda u Horseeday Guulo badan oo la taaban karo Van Dar Sar ayaa dib [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Horyaalka Yurub | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by Yusuf Cali
8 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Caasimada Hargeysa ayaa mar kale Mayaarka Caasimada Hargeysa ku Eedeyey inu ku kacay Musuq masuuq, Lunsi Hanti Qaran Iyo weliba inu ku Takri falay Xilkii Ummadu u dooratay, Waxayna ku baaqeen in Golahu isagu yimado Fadhi aan Caadi aheyn Sii Golahu wax uga weydiiyo Hantida u lunsaday Mayaarku
Filed under: Wararka | Tagged: Warbixin Xiiso leh | Comments Off
Posted on February 22, 2010 by M. Joowe
Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalka Yemen ayaa Amar ku siisay Ciidanka Ilaalada Xeebaha inay sii toosa u xiran Xaduuda badda, Sii loga ilaaliyo soo gelintaanka Muhaajirinta ka timada Wadamada Africa Bayaan ka soo baxay Wasaarada ayaa sii toosa logu faray Dhamaan Madaxda Iyo Ciidanka
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | Comments Off