Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga Ah ee Ucid ENG Faysal Cali Waraabe ayaa la filaya Inu Maalinimada beri ah oo Isniin ah 22 Bisha February u ku soo gurya Noqdo dalka, isaga oo ka soo degi doona Madaarka magaalada Berbera, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo bilahii ugu dambeeyey Socdaalo Diblamasiyadeed ugu maqna Wadamo ka tirsan Qaarada Yurub gaar [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Wararkii Somaliland | Comments Off