Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ah Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somaliya ayaa la sheegay inu magaalada Dubia ee Dalka Isku Taga Emaratka Carabta ka Iibsanayo Qasri Weyn, Waxana Iloo lagu kalsoonan karo aay Xaqijiyeen In Guriga Uu Iibsanayo Faroole lagu Qiimeyey Lacag dhan 3 Million Oo Dollar
Madaxweynaha Oo In dhowaaleba magaalada Dubia u joogay hawlaha Gor gortanka Guriga ayaa la sheegay inu hada ku dhow yahay Heer gaba gabo ah
Waxan Dad badan la yaaban yahiin Madaxweyne Dadkiisi la liito Gaajo, Abaaro, Biyo La’aan, Dhaqaale Xumo Iyo weliba Amni darro inu xiligan ku fekero Iibsi Guryo qaali ah iyo weliba Bililiqeysi Hantidii Ummada logu soo dhiibay
Faroole ayaa Sharciga PL ku tuntay isaga oo dalka ka maqan in ka badan 39 Maalmood, Sidoo kalena Aan ilaa hada la aqoon Ujeedada u dalka Uga maqan yahay iyada oo aay Socdaan Qorsheyal lagu burburinayo Amnigii Iyo Kala Dambeyntii Puntland
Filed under: Wararka Tagged: | Faroole Iyo Sharciga