Tababaraha Kooxda Inter Milan José Mourinho ayaa beeniyey in aay jiran xiriir dhexmaray isaga iyo Maamulka Sare ee Kooxda Real Madrid, Waxana u sheegay in Warkaasi oo ku soo baxay Qaar ka mid ah Saxaafadu u yahay Been aan Sal iyo Raad toona laheyn
José Mourinho Ayaa sheegay inuusan xiligan ku Fekereyn inu ka tago kooxdiisa Internazionale
Hadalka Mourinho ayaa ku soo beegmaya iyada oo Saxaafadu isla dhexmareysay in laga yaabo in José Mourinho u ku biiro kooxda Boqortooyada Ee Real Madrid Xili Ciyaareedka Soo Socda Taasi oo u isagu ganafka ku dhuftay Aadna uga careysiisay
Advertisement
Filed under: Uncategorized Tagged: | Ciyaaraha Yurub