Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
”Ina Yeey Waa ka Yemen Fariistay, Geedi Nairobi ayuu Guuri ka dhistay, Cali Mahdi Minnesota ayuu Guuri ka dhistay, Ina Salaad Boy Qaahir Ayuu Guuri Ka Dhistay, Cali Khaliif Galeyr Minneapolis, Minnesota ayuu Guuri ka dhistay…” Hadalada oo aha kuwa u ku cabirayo Prof Maxamud Siyaad Xaaladaha Siyaasiyiinta Somalida iyo Kuwa kale oo Xasaasi Ahba [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Prof Togane | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Wasiirka Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Puntland Eng Maxamed Faarax Aaden Ayaa sheegay in kooxaha Burcad badeeda ah aay yahiin Caquubo ka dhalatay kadib markii Xeebahii Somalida la bililiqeystay wixii ku jiray sidaa u sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Puntland | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Chelsea Iyo Arsenal ayaa guulo ka gaaray Kulamadii maanta ee Ciyaaraha Horyaalka Ingiriiska, In kasta oo Manchester United Aay iyadu kala hooyatay Garoonka Goodison Park Guul darro weyn kadib markii lagu dhaarbaxay Saddex Iyo Hal +Sawiro
Filed under: Uncategorized | Tagged: Ciyaaraha Yurub | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenkii Hore Ee Xarakada Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray Maalinimadii Khamiista ee aan soo dhaafnay, Dhaawaca oo aha mid Miino ku Qaraxday isaga oo Tababar bixinaya, Waxana la sheegay in Roobow U Tababarka ku siinayey Xeerada Koox Dhalinyaro ah oo loo tababaro Guutada Miinoyinka Aasta
Filed under: Wararka | Tagged: War Gaar Ah | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii jabhadda ONLF ay weerar ku qaaday tuulada Isgoyska oo ka tirsan degmada Awaare ee gobolka Dhagaxbuur ee kilalka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya
Filed under: Wararka | Tagged: Dagaalo | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Ilaa 13 qof, ayaa gaajo iyo xanuun ugu dhintay deegaanada Galgalato iyo Gubadleey, sida uu BBC-da u sheegay Diinoow Maxamed Maxamuud (Sheetax), oo ka mid ah dad badan oo haalkaas ku nool kadib markii ay ka carareen duqaynta iyo dagaalada magaalada Muqdisho Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: BBC Somali | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Xabsiga Magaalada Bosaso waa mid logu tala galay in markii lagu xiro 150 Boqol Iyo Konton qof, Waxana xiligan ku jira in ka badan 1,000 qof, taasi soo ka dhigi in qof kasta u Habeenkii Seexdo nin ka yar Labo Tako, madama Xabsigu yahay mid yar aana qaadi karin Xajmiga intaa leeg ee Maxabiis ah
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Madaxa amaanka iyo taagerada hawlaha ciidamada Isbaheysiga NATO Thandikhaya Bam ayaa waxaa uu sheegay inay taagero dhinaca ciidamada ugu deeqayaan ciidamada midawga Africa ka jooga wadanka Somalia ee wada hawlaha anabad illaalinta
Filed under: Wararka | Tagged: Taageerada Nato | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Kaluumaysatada Xeebaha Gobolka Bari ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku hayaan Maraakiibta Shisheeye ee ku sugan Xeebaha Somaliya gaar ahan kuwa jooga Xeebaha Gobolka Bari
Filed under: Wararka | Tagged: Kaluumeysato | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by M. Joowe
Intaa badan dadku waxay maqlan Qof ayaa la dilay Iyo Meel ayaa la Qarxiyey balse intaa badan isma weydiin cida ka dambeysa Ama la dhihi karo waa kuwa ka dambeeyey dilalkan Qorsheysan Iyo Qaraxyada intaa badan dhacaya ee aan weli qof sii toosa logu qabtay aan la helin
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Maxamed Joowe | 2 Comments »
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya Cudurka Shuban Biyoodka, Iyda oo Maamulka Degaankaasina U ugu baaqay Shacabka ku dhaqan degmada inay Iska ilaaliyan Cabitaanka Biyaha Webiga
Filed under: Wararka | Tagged: degmada Jalalaqsi | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ah Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Somaliya ayaa la sheegay inu magaalada Dubia ee Dalka Isku Taga Emaratka Carabta ka Iibsanayo Qasri Weyn, Waxana Iloo lagu kalsoonan karo aay Xaqijiyeen In Guriga Uu Iibsanayo Faroole lagu Qiimeyey Lacag dhan 3 Million Oo Dollar
Filed under: Wararka | Tagged: Faroole Iyo Sharciga | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Prof Axmed Muumin Warfaa oo la taliye sare u ahaa Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu is-casilay Prof Warfaa wuxuu wareysi uu siiyay Idaacadda VOA ku sheegay in arrimo shaqsiyadeed oo u gaar ah iyo dhowr qodob oo kale ay ku qasbeen inuu iska casillo jagadii uu ku magacownaa Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Abdulaziz Osman | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Yusuf Cali
Tababaraha Kooxda Inter Milan José Mourinho ayaa beeniyey in aay jiran xiriir dhexmaray isaga iyo Maamulka Sare ee Kooxda Real Madrid, Waxana u sheegay in Warkaasi oo ku soo baxay Qaar ka mid ah Saxaafadu u yahay Been aan Sal iyo Raad toona laheyn
Filed under: Uncategorized | Tagged: Ciyaaraha Yurub | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Todobaadkan, isu duwaha hawlaha Bani’adamnimo ee UN ee Somalia, Mark Bowden, ayaa USA ku eedeeyey , in ay siyaasadaynayaan arrimo bani-adamnimo oo muhiim ah, ka dib mrkii wadaxaajoodyo loola jeeday in lagu bixiyo malaayiin dollar oo Somalia la siin lahaa la joojiyey. Hase yeeshee, Wakiilka Maraykanka u fadhida UN , Susan Price, ayaa sheegtay, in [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Warbixino Kala Duwan | Comments Off
Posted on February 20, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Burcad Badeeda Somalida ayaa sii deysay Markab ku gooshayey calanka Wadanka Britain, kaasi oo lagu magacaabo Asian Glory Kadib markii aay qateen lacag madax furasho ah oo dhan Shan Milyaan Oo Dollar
Filed under: Wararka | Tagged: Burcad badeed | Comments Off