Argagaxiso Somali Ah Oo Isku Dayey Dilka Hoggaamiso Danish Ah

Booliska Magaalada Caasimada u ah Denmark Ee Copenhagen ayaa Shalay Xabsiga dhigay Lix Somali Ah Kuwas oo la sheegay inay u Hanjabeen Haweeneyda Madaxda u ah Xisbiga Shacbiga Ee Danish People’s Party, Haweeneyda ayaa lagu magacaaba Pia Merete Kjærsgaard

7,000 Oo Lamaane Oo Hal Mar Aqal Galay

Kaniisad Ku Taala Dalka Koonfuurta Korea ayaa soo abaabushay Aroos Caajib ah oo aha mid aay hal mar isku guursadeen 7,000 Toddoba Kun oo lamaane is jecel ah, kuwas oo la isaga soo aruuriyey in ka badan 20 Wadan +Sawiro

Ahlu Sunna Oo Sheegay Inay Lix Bilood Kula Wareegi Doonan Koonfuurta Somaliya

Cabdullaahi Cabdiraxmaan Abu Yusuf Alqaadi oo Ah Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa maanta Shir jaraa’id oo u khadka Telfoonka ugu qabtay Waraahinta magaalada Muqdisho ku sheegay In Ururkoodu U Muddo Lix Bilood ah kula wareegi doona Dhamaan Gobolada Konfuurta Dalka Somaliya

Qurbahan Ku Jabay

Shabaab Oo Dib U Qabsaday Dhoobley

Xarakada al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay dib u qabsatay magaalada dhoobleey, iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin   Shalay ayaa waxaa Alshabaab Dhoobleey dagaal xoog leh kaga qabsaday ciidamo deegaanka ah iyo kuwo Xizbul Islaam oo uu hogaaminayay  Axmed Madoobe Dhegeyso

Munaasabad Tacsi Heer Qaran ah Oo Maanta Madaxtooyada Loogu Dhigay, Alle Ha u Naxariistee, Saleebaan Colaad Rooble, Wasiirkii Hore Ee Dhalinyarada iyo Isboortidka

Tacsi Qarameed ayaa maanta Madaxtooyada Soomaaliya loogu sameeyey, Alle ha u naxariistee, marxuum Saleebaan Colaad Rooble, Wasiirkii hore ee Dhallinyarada iyo Sportiska, oo 12-kii bishaan ugu dhintay dalka Sucuudiga, dhaawac culus uu ka soo gaaray, falkii argagixiska ahaa ee December 3, 2009 ka dhacay Hotel Shamo +Sawiro

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers