Ahlu-Sunna iyo DKMG ah oo Heshiiyey

Urur-diimeedka Ahlu-Sunna Wal-Jamacah iyo DKMG ah ayaa ku heshiiyey inay awoodda dalka qeybsadaan, iskuna biiraan  Dhegeyso

Dhacdo Layaab leh oo Ka Dhacday Dalka Kenya Kadib Markii Gabar Aroos Lagu Qasbay

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya, taasoo salka ku heysa kadib markii gabar dhigata dugsiga dhexe loo-guuriyay nin aysan dooneyn

Muqdisho Oo Laga Caban Ciidanka Dowlada Iyo Kuwa Mucaaradka

Laascanood Oo lagu qabtay Lacago Faalso Ah

Ciidanka Ammaanka ee magaalada Laascanood Ayaa maanta ku qabtay Kantaroolka Dhanka Bari Lacago Shilin-ka Somaliland ah oo Faalso Ah

Bosaso Oo Hawlgalo Ammaan Sugid Ah Laga Bilaabay

Xaafaddaha magalada Magaalada Bosaaso, ayaa waxaa saakay wakhtigii hore lagu arkayey Gawaaridda Cidamada Amaanka oo ay saaranyihiin Ciidamada Amaanka ee loo yaqaan PS ama Puntland Security, iyadoo ay baarayeen guryaha iyo goobaha kale ee ku yaala xaafadaha

Dilkii Al-Mabxuux

Maxamud al-Mabxuux, oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Xamaas, waxa meydkisii laga helay bishii hore qol uu kaga jirey hudheel ku yaal Dubai. Waxana la rumaysan yahay in lagu diley shirqool ay soo maleegeen ciidamada MOSAD ee Israel Dhegeyso

Nabadoon Afguduud Oo Dowlada Codsi U Diray

Nabadoon Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ah Issimada Puntland gaar ahan Gobolka Bari, ayaa ka codsaday Dowlada Cabdiraxmaan Faroole inay Sii deyso Ragg u sheegay inay dowlada u xiran yahiin oo Saddex ah, kuwasi oo ku jira Xabsiga Magaalada Bosaso

Ciidanka Ammaanka Bosaso Oo Dad Xirxiray

Ciidanka Ammaanka ayaa Gaari kala degay Afar dhalinyaro ah oo la sheegay inay ka yimadeen Tuulada Galgala,Halka mid kalena u ka baxsaday gacanta Ciidanka, Afartan Nin ee la qabtay ayaa lagu kala Magacaaba

Dadweyne Mucaaradad Kala Hortagay Wefti Uu Horkacayay Xoghayaha Guud ee UDUB

Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax iyo Madaxa Ololaha Doorashada ee Xisbigaas Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi) oo maanta ku soo laabtay Hargeysa, ka dib markii ay socdaal ku soo mareen gobollada dalka qaarkood ayaa weji-gabax kala kulmay xaafado ka mid ah Magaalada Hargeysa

Cabdisamad Cali Shire ”Alshabaab Ayaa Dilalka PL Ka Dambeysa”

Madaxweyne Ku Xigeenka PL Cabdisamad Cali Shire oo Shir jaraa’id u qabtay Saxaafada kadib markii u Soo dhamaaday Shirkii Khamiislaha aha ee Golaha Wasiirada Puntland, Ayaa sheegay in Dilalka iyo Qaraxyada ka socda degaanada PL aay ka dambeyso Xarakada Alshabaab

Baarlamaanka Oo Dib Hawshiisi U Bilaabi Doona

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG Ee Somaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in dhamaadka bishaan ay dib u bilaabmayaan Fadhiyadii Baarlamanku ku qadan jiray magaalada Caasimada Ah ee Muqdisho

Alshabaab Oo Dhooble Laga Saaray

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ku dhexmaray degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Xarakada Alshabaab Iyo Maleeshiyo Daacad u Ah Axmed Madoobe

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers