Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday marxuum Eng/mohomed suleman farah oo asbuucii hore ay ku dileen ciidamada shahaada la dirika ee loo yaqaan (PIS) Magaladda qardho meel u dhow
Eng/mohomed suleman farah ayaa waxa uu ahaa mid ka mid ah aqoonyahaniinta degaanka puntland .
Waxaan Ilaahay uga baryayaan Marxuumka inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo Amin Amin amiin :-
Mr:abdi azis hogaad(qambi)
Dr:mohomed mohud idiris(dr:idiris
Dr:ahmed nuur beldaje farax beldaje ali
Dr:bashir mohomed saed(dr:dable)
sheikh:mohomud abdi beldaje
Mr:abdi arazak samatar(jeegahool)
Mr:mustafe mohomed salaad(dhoonbe)
Mr:mohomed hareed
Dr:Abdi hakim shire Quud
Dr:Mohomed yusuf arts
Dr:ahmed shire walbaq
Eng:ahmed mire saeed
Dr:abdulah mohomed samatar
Dr:mohomed facac (Dr:uk)
Mr:mustafe ahmed ali mah
Mr:abdi kariim Aw farah
Eng:farah salaan(dhego)
Eng:ahmed ma’alin husuure(macalimuu)
Dr:mohomed mohud horgoble
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Mustafe mohomed salaad
innaalilaahi wa innaalaahi raajucuun alla waxa aan uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii najano siiyo samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan umada reer puntland gaar ahaan ehelkiisii iyo qaraabadiisii