Tacsi – Inaa ilaahi wa inaa eleehi rajicuun

Dhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday marxuum Eng/mohomed suleman farah  oo asbuucii hore ay ku dileen ciidamada shahaada la dirika ee loo yaqaan (PIS)   Magaladda qardho meel u dhow

Dooddii shacabka “WAAXIDOW NAGA SOO GAAR”

A/Calaykm WWB, Ilaahay baa mahad leh, nabad iyo naxarisna nabigiisa allaha yeelo.   Maadaama dalkaygii la duminayo, dadkeygiina la gumaadayo ayuu ii muuqday Wareysi dhex maray Dadkaygii iyo wixii dhibayey intii aan ka gaaray 14-02-2010, waana tan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers