Vidic Oo U Dhow Inu Ku Biiro Real Madrid


Difaaca Kooxda Manchester United Iyo Xulka Qaranka Serbia, Nemanja Vidic ayaa la sheegay inu u dhow yahay inu u wareego kooxda Real Madrid ee Dalka Spain, Jaraa’idka Daily Mail sheegay in Ciyaar yahan Vidic u dhow yahay inu ugu wareego kooxda Real Madrid lacag dhan 20 Milyan Oo Pound

28 Sano jirka Reer Serbia oo kooxda Manchester United uga Ciyaara Difaaca dambe iyo Tababaraha kooxda ayaa in muddo ahba xiriirkoodu waxa u aha mid aad u xun, iyada oo xiligana Ciyaar yahanku uga maqan yahay kooxd Dhawaac

Tababaraha Kooxda Sir Alex Ferguson ayaa laga yaba inu aqbalo 20 Milyan ee Kooxd Real Madrid Diyaarka la tahay, uuna Xiddiga Vidic sii toosa ugu wareego kooxda Real Madrid marka u Furmo Suuqa kala Iibsiga Ciyaar yahanada Bisha June Ee Sanadkan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers