Marxuumka Ayaa lagu Magacaabi Jiray Macalin Nuur Buule, Waxana la sheegay inu Dukaan ku laha Aaga Xaanafiya Ee Degmada Qardho, Dilka Ninkan ayaa la sheegay inu geystay
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Qardho | Comments Off
Marxuumka Ayaa lagu Magacaabi Jiray Macalin Nuur Buule, Waxana la sheegay inu Dukaan ku laha Aaga Xaanafiya Ee Degmada Qardho, Dilka Ninkan ayaa la sheegay inu geystay
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Qardho | Comments Off
Gudoomiyaha Garab ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in kooxaha Heysta Lamaanaha Birtish-ka ah aay sii daayan Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Lamaanaha Ingiriiska | Comments Off
Xarigii 8 Bishan Magaalada Qardho logu Geystay Wariye Muxuyadiin Hiiraad Kaatun, Agaasimahii Radio Daljir ee Qardho ayaa la sheegay Inay ka dambeeysay Hay’ada DRC oo ka mid ah Hay’adaha ka hawl gala degaanada PL
Filed under: Wararka | Tagged: Muxuyadiin Hiirad | Comments Off
Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ku sugan wafdi culus oo ka socda Dowladda ku meel gaarka ah. Waxaa Hoggaaminaya Raiisal Wasaare xigeenka, isla markaana ah Wasiirka Maaliyadda, Shariif Xasan Shiikh Adan Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Yusuf Garaad | Comments Off
Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado), ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxay baarlamaanka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Xildhibaan Saalax badbaado | 1 Comment »
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dhagax-dhig u sameeyay masjid laga dhisayo gudaha Madaxtooyada Villa Somaliya. Masjidka oo halkii marbna ay salaadda ku oogi karaan in ka badan 400 oo ruux +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Somalia | Comments Off
Huiz Leong waa gabar u dhalatay dalka China kana soo jeeda magaaladda Shanghai ayaa waxaa lagu soo waramaayaa in’ay iska soo tuurtay guri ka kooban 17 biyaano kadib markii ay ka maseertay gacaliyadeeda oo la-socday gabar kale Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan Miss Huiz in ay meel cidlo ah ka maseertay kadib
Filed under: Wararka | Tagged: Xasan Cadde | Comments Off
Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Ururka Xizbul Islaam Oo Maalinimadii Shalay ka hadlay Banaanbax aad u weyn oo ka dhacay deganka Ceelasha Biyaha ayaa ku Eedeyey Ciidanka Amisom Iyo Midowga Africa inay Raali ka yahiin Xasuuqa Ummada Somaliyeed
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Muqdisho | Comments Off
Ku Xigeenka Gudoomiyaha Kooxda Milan Adriano Galliani ayaa shaaca ka qaday In Diyaaradaha Dalka Imaaratka Carabta Ee Fly Emirates ay Noqon doonan kuwa lagu Xayasiin doono Funaanada Kooxda Rossoneri ee Milano
Filed under: Uncategorized | Tagged: Diyaaradaha Emirates | Comments Off
Haweentan Somalida ah ayaa ka sheekeyn dhibaato Xanuun badanoo aay la kulantay markii aay ku Sugneyd Dalka Somaliya Iyo Weliba Xaaladeeda Xiligan iyada oo ku jirta Xeero Qaxooti oo ku taala Dalka Kenya +Daawo
Filed under: Uncategorized | Tagged: Dhibaatada Dumarka | Comments Off