Prof Togane ”Sheekh Shariif Magaciisa Waxa la Dhaha Maanlaaawe”

Prof Maxamud Siyaad Togane oo ka mid ah Aqoonyahanada Somalida ayaa sii kulul u dhaliilay Dowlada Sheekh Shariif Iyo Weliba Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Dhegeyso

Prof Togane ayaa Waraysiga u Siiyey Idaacada Rajodoon, waxa u kaga hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Xarigii Xildhibaanada, Dowlada Sheekh shariif, Somaliland Xaaladeeda Iyo weliba Puntland

Professor Maxamud Siyaad Togane

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers