Prof Togane ”Sheekh Shariif Magaciisa Waxa la Dhaha Maanlaaawe”

Prof Maxamud Siyaad Togane oo ka mid ah Aqoonyahanada Somalida ayaa sii kulul u dhaliilay Dowlada Sheekh Shariif Iyo Weliba Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Dhegeyso

Qarax Bosaso Ka Dhacay Iyo Dil Garoowe ka dhacay

Magaalada Bosaso Ayaa caawa Habeenkii labaad oo isku xigta u Qarax Gilgilay, Halka Magaalada Garoowena lagu dilay Fiidnimadii Caawa Nin Ganacsade ah oo la sheegay inu ka Ganacsan jiray Sariifka

Wasiirkii Dhalinyarada Iyo Sportiga Ee DFKMG Oo Geeriyooday

Cadulaahi Colaad Rooble oo ay walaalo ahaayeen wasiirka kuna hayay Isbitaal ku yaallay Magaalada Riyaadh ayaa VOAda u xaqiijayay geerida wasiirka Suleymaan Colaad Rooble oo 47 jir ah ayaa u geeriyooday dhaawac dhinaca madaxa ah oo ka soo gaadhay qaraxii Hotel Shamow ee 3dii December ka dhacay magaalada Muqdisho Dhegeyso

Dagaalo Mar kale Ka Dhacay Muqdisho

Ugu yaraan shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, 17 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay degmooyinka Cabdi Casiis iyo Shibbis ee magaalada Muqdisho Dhegeyso

Isreal Oo Sheegtay Inay Diyaar U Tahay Aqoonsiga Somaliland

Afhayeenka Wasiirka arimaha dibadda ee Isreal Mr Yigal Palmor oo la hadlayay Wargeyska Maxaali ah oo Lagu magacaabo GolisNews

Alshabaab Oo Dagaal Iclaamiyey

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Alshabaab ayaa maanta Salaadi Jimcaha Khudbad u ka Jeediyey Masaajid-k Nasrudiin ee Magaalada Muqdisho

Ogaysiis Ku Socda Somalida UK

Soomaalida Britain oo qaban-qaabo xoog leh ugu jira sidii loo siideyn lahaa oo ay dib u xoriyadooda ugu heli lahaayeen lamaane ingiriis ah

Giggs Iyo Cole Oo Ciyaaraha Ka Maqnan Doona Bilo

Weerar Yahanka Kooxda United Ryan Giggs Iyo weliba Difaaca Kooxda Chelsea Ashley Cole ayaa ka maqnan doonaha Ciyaaraha muddo Bil ka badan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers