Fatxiya Cabsiye Oo Fashiltay Sirtii Yabaroow

Fatxiya Maxamed Cabsiye oo ka mid aheyd Wariye-yaalka Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa sheegtay In Idaacada VOA aay uga tagtay Cabdiraxmaan Yabaroow oo aay ku tilmaamtay nin Eex iyo Dulmi badan ku haya Wariye-yaalka Somalida ee Idaacada kala Shaqeya  Dhegeyso ,

Fatxiya oo Waraysi Siisay Idaacada Rajo Doon ayaa u sheegtay In Aay Idaacada Uga Tagtay Yabaroow, balse aysan uga tegin arrimo la Xiriira Af Somaliga oo aysan qori aqoon taasi oo aheyd Eeda loo soo jeediyey

Fatxiya Waraysigii Aay Siisay Idaacada Rajo Doon Halkaan Ka Dhegeyso