Burcad Badeeda Somalida Oo Sii Deysay Markab Wotay Calanka Panama

Kooxha Burcad badeeda Somalida ayaa sii daayay Markab watay calanka dalka Panama, kaddib markii ay ka qaateen lacag madaxfurasho ah oo la sheegay inay ahayd $3.1 Milyan

Markabkan ayaa lagu magacaabo MV Al Khaliq, waxaana saarnaa 26-qof oo shaqaale ah, iyadoo Markabkaan la afduubtay bishii October ee sannadkii hore, isagoo marayay meel ku dhow xeebaha Jasiiradda Seychelles

Markabka ayaa shaqaalaha saaran ayaa u kala dhashay Wadamada Hindiya Iyo Burma. Iyada oo Afar Iyo Labaatan Ka Mid ah aay u dhasheen Wadanka Hindiya halka labada kalena aay u dhasheen wadanka Burma

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers