Alshabaab Oo Qarax la Beegsatay Ciidamo Kuwa Dowlada Ka Tirsan

Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ku qaraxday ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Somaliya, Waxana halkaasi ku dhintay Lix Askaari, waxana ku dhaawacmay Shan kale, Qaraxa ayaa ka dhacay Degmada Xamar jabjab ee magaalada Muqdisho, Qaraxan ayaa Mas’uuliyadiisa waxa sheegtay Xarakada Alshabaab oo iyagu sheegtay inay Askaarta Ciidanka La beegsadeen Qaraxa miino ee aha nooca dhulka Lagu Aasay

Dhinaca Dowlada ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay oo ku sabsan Qaraxa