93 Jir ku Soo Biiray Ciidanka Xarakada Alshabaab

Oday Waayel ah oo 93 Sano jirsaday ayaa ku soo biiray Xarakada Alshabaab isaga oo sheegay inu u dagaalami doono Xarakada, Kuna diriri doono Jidka Illaahay Sidaa u hadalka u Dhigay +Daawo

Chelsea Oo Dhulka Lagu Jiiday Iyo Natiijadii Kulamadii Dhacay

Kulamo ka tirsan Horyaalka Ingiriiska Ayaa caawa la ciyaaray, Kooxda Chelsea ayaa laga guuleysatay Kulan xiiso badan oo ka dhacay Garoonka Goodison Park kaasi oo Evertoon ku Qabishay Hoggaamiyaha Horyaalka Ingiriiska Ee Chelsea

Fatxiya Cabsiye Oo Fashiltay Sirtii Yabaroow

Fatxiya Maxamed Cabsiye oo ka mid aheyd Wariye-yaalka Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa sheegtay In Idaacada VOA aay uga tagtay Cabdiraxmaan Yabaroow oo aay ku tilmaamtay nin Eex iyo Dulmi badan ku haya Wariye-yaalka Somalida ee Idaacada kala Shaqeya  Dhegeyso

Darawal Bas Ku Tukaday

Nin Soomaali ah oo darawal ka ah mid ka mid ah basaska magaalada London, ayaa joojiyay baskii uu waday oo salaad ku dhex tukaday, taasi oo cabsi gelisay dadkii saarnaa

Shirguddoonka Guurtida oo heshiin waayay

Shirguddoonka golaha Guuritada Somaliland ayaa fadhiga golahaasi ka sheegay in xal loo waayay khilaafka u dhaxeeya gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa Dhegeyso

Dhacdo Xanuun leh oo ka dhacday Magaaladda Muqdisho, kadib markii la’isku diiday Lamaane Somaliyadeed

Dhacdadaan ayaa waxay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed oo aad isku jeclaa, kuwaasoo qaraabo ahaa. Labadaan lamaane ayaa waxaa lagu magacaagaa Hanad iyo Raaxo

Maxamed Cali Ameeriko ”Eritrea Madaxweynaha Iyo Dowladiisa Ugama baahna Aqoonsi”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya MagaaladaNairobi ee xarunta Wadanka Kenya ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray dowladda Eritrea oo sheegayay inaysan aqoonsaneyn dowladda Madaxwyne Shariif

Sheekh Yusuf Indhacadde Oo Sheegay In Aay Waxba Tari Doonin Ciidanka Cusub Ee Alshabaab Soo Geliyeen Muqdisho

Sheekh Yusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Ayaa Shir Jaraa’id oo u maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Ciidanka Cusub ee Alshabaab Soo geliyeen Magaalada Muqdisho

Burcad Badeeda Somalida Oo Sii Deysay Markab Wotay Calanka Panama

Kooxha Burcad badeeda Somalida ayaa sii daayay Markab watay calanka dalka Panama, kaddib markii ay ka qaateen lacag madaxfurasho ah oo la sheegay inay ahayd $3.1 Milyan

Alshabaab Oo Qarax la Beegsatay Ciidamo Kuwa Dowlada Ka Tirsan

Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ku qaraxday ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Somaliya, Waxana halkaasi ku dhintay Lix Askaari, waxana ku dhaawacmay Shan kale

Xabsade Oo Ka hadlay Mowqiifkiisa Shirkii Garadada Dhulbahante

Siyaasiga weyn ee Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa sheegay in Garaadada beesha Dhulbahante aanay badali Karin Itijaaha siyaasadeed ee Somaliland, isla markaana ku tilmaamay hadaladii doraad ka soo yeedhay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers