Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka Mulatariga Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Cabdixamiid Sheekh Cali ayaa beeniyey Soo Bandhigidi Shalay ee Xarakada Alshabaab aay soo bandhigeen Sarkaal Iyo weliba hub ka soo goostay Dowlada Sheekh Shariif, Taliye Xigeenka Mulatariga DFKMG ayaa sheegay in Sarkaalka aay soo bandhigeen Alshabaabku aaysan iyagu aqoon, isla markana aysan jirin wax ciidamo ah oo ka tirsan kuwa Dowlada kuwas oo ka goostay Ama ku biiray Alshabaab
Hadalka Taliye ku xigeenka ayaa ku soo beegmaya iyada oo Alshabaab aay shalay soo bandhigeen Hub iyo Weliba Sarkaal aay sheegen inu ka tirsana kuwa Dowlada oo ka soo goostay kuna soo biiray dhinacooda
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Somaliya