Imaam Maxamud Imaam Cumar Oo ah Iimaamka beelaha Hiraab ayaa ugu baaqay kooxaha heysata lamaanaha Birtish-ka ah Ee Paul Chandler Iyo Rachel inay sii daayaan
Imaam-ku waxa u ugu baaqay kooxaha heysta lamaanaha inay sii degdeg ah u fasaxan, oo aay dib ugu soo celiyaan Xorriyadoodi, Isaga oo sheegay in Heysashada dadkaasi aay Shafar xumo u tahay Ummada Somaliyeed loona bahan yahay in ragga heysata aay sii dhaqso ah u soo sii daayaan
Hadalka Imaamka Beelaha Hiraab ayaa la aqoon sidaa aay Burcad badeedu uu fulin doonan, madama ay yahiin kooxo kaliya u bartay sidaa lacag loga qaado dadka aay afduubtan balse ana weli lagu arag weji naxariis leh, Sidoo kalena aan loga baran inay dad fasaxan iyaga oo aan wax madax furasho ah ka qadan
Filed under: Wararka | Tagged: Imaam Maxamud Cumar