Kulankii Dhexmaray Labada Koox ee Deriska Ah Everton Iyo Liverpool ayaa noqday kulankii ugu dagaalka Iyo Is jebjebtinta badana Horyaalka Ingiriiska Asbuucan, Iyada oo kulanka la bixiyey 7 Jaale Iyo Weliba Labo Kaarka Cas ah +Daawo
Shabaakada Skysport ayaa ku tilmaamtay kulanka kulankii ugu dagaalka iyo Cunfiga badna Wareega 25 Ee Horyaalka Ingiriiska, Ciyaarta oo ku dhamatay Hal iyo Waxba oo Aay Liverpool ku guuleysatay ayaa la dhahi kara waxa u noqday kulan xasaasi ah oo saxaafada in badan ka sheekeysay
In kasta oo xili walba Kulamada Labada koox yahiin kuwa aad u Culus madama aay yahiin labo Team oo deris ah
Filed under: Uncategorized | Tagged: Horyaalka Ingiriiska