Sarkaal ka tirsana Ururka Alqacida oo u dhashay Wadanka Jordan ayaa la sheegay in lagu dilay magaalada Muqdisho Toddobadii Bishan, Sarkaalka ayaa lagu magacaabi jiray Camaar Ibraahim
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Iyo Shabaab | Comments Off
Sarkaal ka tirsana Ururka Alqacida oo u dhashay Wadanka Jordan ayaa la sheegay in lagu dilay magaalada Muqdisho Toddobadii Bishan, Sarkaalka ayaa lagu magacaabi jiray Camaar Ibraahim
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Iyo Shabaab | Comments Off
Ku Xigeenka Taliyaha Ciidanka Mulatariga Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Cabdixamiid Sheekh Cali ayaa beeniyey Soo Bandhigidi Shalay ee Xarakada Alshabaab aay soo bandhigeen Sarkaal Iyo weliba hub
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Somaliya | Comments Off
Bisad la nool Dhakhtar ayaa sii sadaalin karta qofka dhimanaya ee ka mid ah Bukaanka la keeno Guriga Xanaanaynta dadka waaweyn ee xanuunsanaya Sawiro+Daawo
Filed under: Uncategorized | Tagged: La Yaabka Dunida | Comments Off
Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Gen Cabdullaahi Saciid Samatar ayaa sheegay in Amni Dirada ka jirta degaanada Puntland aay qeyb ka yahiin Shacabka Degaanku, Sidaa u hadalka u dhigay
Filed under: Wararka | Tagged: Wasiirka Amniga | Comments Off
Ugu Yaraan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Mudane-yaasha Baarlamaanka Dowlada Ku Meelka ah Ee Somaliya ayaa laga soo cayriyey Saaka garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta international Airport Ee Magaalada Nairobi
Filed under: Wararka | Tagged: Baarlamaanka Somaliya | Comments Off
Madaxweynaha Puntland ee Xiligan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ayaa la filaya inu nooqdo Hoggaamiyahii Labaad ee ka socda DPL oo booqasho ku taga Tuulada Galgaal ee ku taala Buuraleyda Dhanka Galbeed ka Xigta magaalada Bosaso, Tuulada oo ah mid Barwaaqo ku ah Beeraha, Ayaa la filaya inu Madaxwenahu booqasho ku tago
Filed under: Wararka | Tagged: Waxa Qoray Yusuf | Comments Off
Gelinkii dambe ee Maalinimadii Shalay Ayaa dib logu celiyey magaalada Laascanood 55 arday oo ka mid ah 65 qof ee lagu qabtay Mudaaharadii 6 Bisha ka dhacay Magaalada Laascanood, Dhalinyarada ayaa laga qaday Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Laascanood | Comments Off
Kulankii Dhexmaray Labada Koox ee Deriska Ah Everton Iyo Liverpool ayaa noqday kulankii ugu dagaalka Iyo Is jebjebtinta badana Horyaalka Ingiriiska Asbuucan, Iyada oo kulanka la bixiyey 7 Jaale Iyo Weliba Labo Kaarka Cas ah +Daawo
Filed under: Uncategorized | Tagged: Horyaalka Ingiriiska | Comments Off
Filed under: Uncategorized | Tagged: Sahra Bashiir Cumar | Comments Off
Imaam Maxamud Imaam Cumar Oo ah Iimaamka beelaha Hiraab ayaa ugu baaqay kooxaha heysata lamaanaha Birtish-ka ah Ee Paul Chandler Iyo Rachel inay sii daayaan
Filed under: Wararka | Tagged: Imaam Maxamud Cumar | Comments Off