Sanbalooshe Oo Ka Hadlay Weerar La Sheegay In Dowladu Qaadi Rabto

Wasiirka Amniga Qaranka Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa ka hadlay Hadalo Saxaafada Aay isla dhexmarayso oo sheegaya in Dowladu aay Abaabuleyso weerar ka dhan ah kooxaha ka soo horjeedaDhegeyso

Wasiirka Amniga oo la hadlayey BBC Laanta Afka Somaliga ayaa sheegay in hadalka ah in dowladu aay weerar qadeyso aay buunbuninayaan Kooxo u sheegay in aay yahiin Nabad diida sidaa u hadalka u dhigay, Haddaba Halkaan ka dhegeyso Waraysiga Oo Dhameystiran    Wasiirka Amniga Dowlada Somaliya