Ma Dhaba In Boqor Cismaan Maxamud Mas’uul ka yahay Dilalaka Puntland Ka Socda ?

Akhristow ma aragto Maqaalkan waxad dhahi sidee qof dhintay Mas’uul uga noqon kara dilal Xiliga ka dhacaya dunida, madama u yahay isagu qof dhintay oo xiligan ku jira godka, Balse xaqiiqdu waxay tahay hadii aad sameyso cadaalad darro, ayna dhaliso in ummadu isku sii dagaasho dunida gadaasha iyaga oo isku heysta cadaalad daradii aad sameysay inaad adigu weli tahay dambiile qeybna ku leedahay dilalka iyo weliba Dhibaatoyiinka dambe oo dhaca

Boqorkii Cismaan Maxamud oo isagu ka talin jiray intaa badan degaanka Gobolka Bari ayaa ummadan u horseeday Eex Qabyalad, iyo weliba Quursi Beelaha kale ee xiliga kula noola Gobolka taasi oo aay ka dhaxleen dadkii ka haray, iyaga oo horseed u sii noqday dhibaatadii u unkay isagu, Waxa Xusid mudan in Doorashadii Pl aay isku soo sharaxeen Saddex Musharax oo ka soo kala jeeda Ehaladii Boqorkaasi xiliga qarniyada ka hor ah talin jiray, iyaga oo wota fikirkiisi aha Aniga kaliya Talin

Ilaa xiligana waxad mooqda in Fikiradii Gurucna ee Boqor Cismaan yahiin kuwa ka sii socda PL, ahna kuwa horseeday dilalka, Qaraxyada Iyo weliba dhiiga weli ka sii socda degaanka kaasi oo ku yimid Cadaalad daradii u bilaabay ee weli sii socota

In kasta oo aan Eeda dilalka la saari karin Beelaha Dulman, hadana waxa la dhahi kara waa ka raali madama aaysan ku heysan DPL wax xil ah oo muhiim ah, Sidoo kalena aysan ku heysan Shaqo iyo weliba Horumar kale, in kasta oo taasi laga yaabo inay u dheer tahay in iyaga wax la bido

Boqorku waxa u ka qadi jiray dadka Hantidooda, isaga oo aan waxba uga soo celin jirin, sidoo kalena aan u gargaari jirin hadii dhibaato dhacdo, Xukuumadda Puntland iyaduna waa la mid ayaa la dhahi kara tan iyo markii la dhisay wax aay Ummada u qabatay ma jirto, iskaba dhaaf wax qabasho ee Ummadii ayeyba ilaa hada ku heysan keena idiinku ….

11 Responses

  1. Horta Cismaan maxmoud yay quursan karaan ayagaba laangaab ahe,, maxaa u xayaysiinaysa, waa masaakiin in iyaga il naxriis lugu eego u baahan.

    Midda kale webside kaan ninka leh ma wacal baa, mise waa naag dhilo ah?
    see ku dhacday inuu Puntland iyo somalidiidLand isku mar taageero?

    aniga shakhsiyan waxay ila tahay qolada websidekaan leh inay wacalo ama dhilooyin yihiin,, war ama Puntland taageera ama isaaqland tageera,,, waa wada taageerayna wax caqli nin rag ah ma ahee.

    • farax filthy iyo yusuf jareer waa laba laangaab oo caqliga ilaahay ka xumeyeey laakin ilaahay baan idinku dhaariye yusuf jarer hadaad ni raga tahay meeshaad joogto isheeg hadaad marka xiniyo leedahay baan ku tusayaa faarax cismaan maxamud cid ka sharaf badan ama ka sareeye hadaad isheegto qof baa tahay balse maba garanayo umada reer pl wax ka siiya aniga waxaan ahay nin cali saleebana bal yusuf jareero waa adiga dadka pl caynayaa isku key sheeg anaa bosaso jooga waxaa tahayna ku tusayaa farax filthy isaaq langaaba baa tahay hooyada was anaga ilaa maalinti uunka lagu keenay ku waseenay majeerteen hanolaado viva adeer cali long life king osmaan

  2. maalin kasta cay ayaad qortay qoladiina somalifans marka kole waa la idiinla xisaabtami doona sharcigana waa la idiin hor keeni doona waxad tahiin warbaahin dhaqan xun oo meel uga dhacday magaci saxaafada soomaaliyeed

  3. Bal Sawirka Boqorka dib u eeg. Haybadda ka muuqata. Waa taariikh soomaaliyeed. Haddaad wax ka sheegtana, taariikh kale malihide meel fadhi. Boqortooyadaa waad midda ugu facweyn Geeska africa, am aan iraahdo Africa oo dhan. Waxay sabab weyn u aheyd fidinta diinta islaamka, iyo kor u qaadida magaca soomaali ay ku leedahay dunida. Tusaale waxaa kuugu filan, dhulka baaxadda leh ay ka hanatay bariga africa. Magac soomaali inta aad wadato, ku wardi ( Boqorka hafidahullah).

  4. Boqorka dib u eeg. Haybadda ka muuqata. Waa taariikh soomaaliyeed. Haddaad wax ka sheegtana, taariikh kale malihide meel fadhi. Boqortooyadaa waad midda ugu facweyn Geeska africa, am aan iraahdo Africa oo dhan. Waxay sabab weyn u aheyd fidinta diinta islaamka, iyo kor u qaadida magaca soomaali ay ku leedahay dunida. Tusaale waxaa kuugu filan, dhulka baaxadda leh ay ka hanatay bariga africa. Magac soomaali inta aad wadato, ku wardi ( Boqorka hafidahullah).

  5. WAA WAX LAGA XUMAADO IN QOF DHITNEY WAX LAGA SHEEGO LAAKIIN YUUSUF JAREEROOW ADIGU WAX KASTA WAA KUU CAADI IN AAD QORTO, WAXAYNU ISLA JOOGANAA BOOSAASO WAXAAD QORTANA WAA LA SOCDAA, KUMA XUMID NIN LANGAAB AH OO WELIBA CUGADAD QABA HADALKIISA.

    WAA INOO LABO XINIIYOOD IYO LAANTA BOQOLKA BUUSH.

  6. waa ceeb tasi ninka qorayna waa lagaranaya lkn hadii uu web site kasi jiro wax udono ha qoro hadan gabgabayanay waan gubayaa isuga walalayaal de waan oganahay hada iyuba galay miya

  7. gobi waa laciifte guniise waliged waa ruugte waxaaan la yaabay waxaa dadka langaabka ah ku diray dadka ka sareeye oo aysan waligeed higsan doonin marka wax kale oran maayo yusuf jareer cidiisa halasoo sheego markaasan la hadlaynaaa waxaa tahay cadeeyso sxb pl waa dad hartina waa walaalo waligoodna waa ahaanayaan adoo kale waxba sumcada iyo sharafta iyo tariikhda umada pl waxay leedahay boqortooyo suldaanad garaado beeldaajiyaal

  8. WARAAYA KADAA DADKA AAD KU QARAABANEYSO IN AAD CALI SALEBAN KU QARABTO WAA LAG FIICAN YAHAYE WAXAA FIICAN IN AAD SI FIICAN AAD USOO BANDHIGTO QOLODADA LKN HA KU QARABAN CALI SALEB WEY WANAGSAN TAHAY IN TAA LAGA HADALO LKN JOJI EDEB DARADA AAD WADO DOQON YAHOW NIN CISMAAN MAXAMUDA AYAAD TAHAY NIN LAN GAB AHA AYAAD WAJIGAAG KA QARINEYSAA WAA CEB YAAN LAGA WARIN DOQON YAHOW NIN XUN OO BAKHTIYEY AYAA TAAY ANIG NIN AYAN AHAY CALI SALEBANA WAN KA SO JEDA IN AAD KU QARABATO WAJIGA CALI SALEBAN WAJIGAAG KU HADAL QABIILKAGA WAXAAN SHEGAYAA NINKA LAMAGAC BAXAY QANDALA BOY

  9. at least aniga waxaan ahay baan sheegay hadaan cismaan maxamud ahay ma qariyeen aniga laaakin boqor cismaan waxaa ii gasha qaraabo waayo hooyadey ayuu ahaa awoowgeed aniga ma qariyeen laakin cida awoowehay caysaa oo dhintay waxaa rabo ha noqdee waan cayay am proud to be cali saleeban laakin adiga unknown ah maad is sheegto hadaa tahay aniga waxaan ahay waan is sheegay yusuf jareerna nacayb uma qabo cismaan maxamuud ee waxaa uu necebyahay fikrada majeerteen cida ay rabto ha ahaate laangaab quruna weeye cida uu yahay isoo sheeg anaa waxaan u sheegayaa dad wax ka qabanayaaa meeshu rabo aduunka ha jooge

  10. waxaa weye waxa weliba waxa ay ledhay nidaam wara aniga maxay kula tahay in aan ka xuman arinta boqorka lagula kacay waan ka xumaday.
    ninkii la oran jirey rage ugaas rage waxaa uu ahaa nin caan aha oo gabyaa ahana malin aya war rage manta waa lagu cayey suyeen mesha laygu cayey nin daroodi ma joogin miyana ninkiba yiri waa jogey waxaa ka jogey 1nin oo ahaa siwaakhroon
    waxuu yiri ninkasi marki la iacayey mahaad lay waxa uu yiri maya
    waxbadan ayey ahayad wuu iga lunsanyahay lkn sidaa ayuu ugu qaday gabay uu ku dacaifinayo raganimad siwakhroon

    anigo aha nin cali salebana, cawalyahan aha boqor cisman uu yhay nin m.saleban ,cisman maxumd ahana sida udhacaeysaa in horta lagu cayo

    so qandala fahan pontiga war ninkasi waxa uu ka hadalyo waa hadala macquuul aha dadki hore oo dhan dhaxal nocasa ayey ka tagen
    bilase yusuf jarer war yusuf jarer waa nin ma jeertena majeerten nacebayb igma muqato, so ka sukow waxaa uu leyahay xoriyad waa weiye.

    wixii dhabata aha cidna hor istagi meyso lkn yusuf xog wallal kis deji

Comments are closed.