Bahda Somalifans waa idiin Salaamayaa, Dawladda kumeelgaarka ahna waad salaamantihiin, Punltand waad salaamantihiin
Somali oo idil waad salaamantihiin, Al Shabaab Al-Mujaahideen waa idiin salaamay, Somaliland waad salaamantihiin, Xisbul islaam halkaada ku Salaamantihiin, Xarakatul Suufiya Iyo AHLUSUNNA , ISLAAX, TAKFIIR, TABLIIQ, KULLIGIIN Waa idiin salaamayaa
Maalin Maalmaha ka mid ah ayaan waxaa Afhayeenkii hore ee Alshabaab Mujahideen oo la hadlayo Idaacadaha Somalida ka maqley in uu Ilaa (ALASKA STATE) ALAASKADA MAREYKANAKA WUQOOYI UGU XIGTA uu gaarsiin doono Jihaadka Alshabaab, In uu xoreyn doono Alaska, marka uu sidaa leeyahay wuxuu joogey Magaalada Marka, oo ay maalmahaas qabsadeen maalmo ka dib Markii Mudane Cabdillahi Yusuf isaga baxay Magaalada Baydhabo, Kadibna Alshabaab Mujaahidiin qabsadeen Baydhabo. si tartiib tartiib ahna koonfurta Soomaaliya u wada qabsadeen. HADABO WAXAA II MUUQATO OO ILAAHNA HOREY U YIRI mar walba xaqaa ayaa GUULEYSANAYO, Waa run shaki ku majiro in xaqqa ka guuleysanayo xaq darrada.
Waxaan doonayaa Soomaalida in ay fahmaan waxa adduunka ka socdo,ALQAACIDA rag ku jiro oo qaar Afhayeenadooda ka mid ah in ay yihiin YAHUUD, sida Adam Gadhan Ama ADAM PEARLMAN. oo aad looga shakisan yahay in UU Mosad Yahay.oo MOSAD oo ah ciidamada sirdoonka yahuuda aysan dooneyn iyo mareykankaba in ay Qabtaan odayga ugu wayn ALQaacida, balse ay sumcadda iIslaamka ay maalinba maalinta ka danbeysa ay isku dayaan in ay hoos u dhigaan.ILAAHNA ma ogolaanayo waxaas.
WAAD GAARI KARTAAN ALASKA .
Waxaan se aan idiinka codsaneynaa – Codsiga wuxuu ku socdaa ALSHAAB ALMUJAAHIDIIN
In ay Aqoontooda kordhiyaan, Aqoonta cilmiyeed iyo Wax Garadnimo, in ay noqdaan dhalinyaro adduunka wax ka Og oo la amba qaadi karto dunidan maanta. Cilmiga adduunyo wax ka barta, kan ruuxaniga idinkaaba wax ka bartey, ee bal kan adduunyadana barta.
DAARIHII DHAADHEERA EE NEW YORK YAA BURBURIYEY? Aqriso Maqaalka ku lifaaqan arrimahaas . ka dibna wax ka dhaha Arrimahaas. muddo baa laga jooga welina waa laga cabsadaa in la falanqeeyo boowayaal.
DHUL GARIIRKII HAITI maxaad ka dhahdeen? Maxaad ku sifeyseen?
Ali Al jarrah WAA Moosad ka Israel Wuxuuna ahaa 25 sano Jaasuus
Cajallooyin Duuban oo FALSO AH been ah oo ka yimaada Mosaadka Yahuuda ay shirkadda la dhaho INTEL CENTER Soo habeyso ayaa jiro .
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda hadda ka hor wuxuu yiri “”The truth is, there is no Islamic army or terrorist group called Al Qaida. And any informed intelligence officer knows this. But there is a propaganda campaign to make the public believe in the presence of an identified entity representing the ‘devil’ only in order to drive the TV watcher to accept a unified international leadership for a war against terrorism. The country behind this propaganda is the US . . .” — Former British Foreign Secretary Robin Cook.
Intaan la burburinin daaraha ama labada Daarood ee NEW YORK waxaa Yuhuuda sii diyaarisey QAADIYADA AMA Qaliyada loo xilsaari doono arrimahaas, waxay kaloo sii diyaariyeen shirkad Yahuudiyad ah oo biraha daarahaas ka daadan doono in ay iib geyso waxayna u iib geysey Shiinaha oo halkii TAN looga iibiyey 120 doolar.
DALKEENA DHIIG BADAN BAA KU QUBANAYO
Waxaan ka codsaneyna wadaada Soomaalida noocaad doontaan ahaada wax garad noqda oo la socda caalamka iyo waxaan islaamka lagu hayo, ama sida YAHUUDA ay ugu dhax jirto KUWA la dhaho ALQAAIDA . gaaladii sida ROBIN COOK oo Wasiirka arrimaha dibadda ingriiska ahaa ayaa yiri wax la dhaho ALQAACIDA MA JIRTO.
Alaska waad gaareysaan hadaa XAQ IYO CADAALAD KU SOCOTAAN haddi kale se waad jabeysaan oo si ba’an baa u jabeysaan Ummaddana Soomaaliyeedna way idiinku dhex baaba’eysaa. joojiya dhiigga qubanayo oo wax Barasho u jeesta. Si Aad u hanataan adduunka ,aan dhaho Ilaa ALASKA
Filed under: Uncategorized | Tagged: Waxa Qoray Axmed Kisima