Comments on: Bulshada Garoowe Iyo Sida ay U Aragto Xiritaanka Safaaradaha

By: maxamuud
waxana u arkaa musiibo usoo hooyatay umada soomaaliyeed, waana been abuur iska cad in la xiriyo safaradaahas , waayo maantaba danjiriyaal hor leh ayaa loo magaacaabay safaaradaas qaarkood.

arinkaan wuxuu xadgudub ku yahay dasturka kumeel gaarka ah ee soomaaliya farqigiisa 6.4.5, qeybta awood qeeybsiga.

waxaana loo baahanayahay iney masuuliyiinta Puntland ka hadlaan, mahaan intey ka shiraan hadan iney ka amuusaan waayo ayagaa masuuliyadii umada qaaday.