Xasan Daahir Aweys Oo Waraysii Xiiso Badan Siiyey VOA


Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la hadlay Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jira, Sidaa u Arko Ku biirida Xasan Turki Ee Alshabaab, ku Biirida Alshabaab ee Alqacida, Shirkii Midowga Africa Iyo Weliba Arrimo badan oo kale Dhegeyso

Haddaba Halkan ka Dhegeyso Waraysi u Cabdisalam Hareeri La Yeeshay Gudoomiyaha Xizbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys

 

Sheekh Xasan Daahir

Soo Rogo MP3 Sheekh Xasan Daahir

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers