Xasan Daahir Aweys Oo Waraysii Xiiso Badan Siiyey VOA

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la hadlay Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jira, Sidaa u Arko Ku biirida Xasan Turki Ee Alshabaab, ku Biirida Alshabaab ee Alqacida, Shirkii Midowga Africa Iyo Weliba Arrimo badan oo kale Dhegeyso

130 Arday Oo Dhigta Jaamacada Bariga Africa Xurunteeda Garoowe Oo Maanta U Bilowday Intixaankii Simister-ka 1-Aad

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacadda Barigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka Jaamacadda Qeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta u fariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad

Dowlada Somaliland Oo Baaq ka Soo Saartay Abaaro

Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta qaylo-dhaan abaareed u dirtay Beesha Caalamka, waxaanay sheegtay in guud ahaan gobolada Somaliland ay soo food-saartay abaar ba’an Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare)  iyo Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar

Banaanbax Ka Dhacay Laascanood

Banaanbax rabshado wota ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascanood ee Xurunta Gobolka Sool, Banaanbaxa ayaa la sheegay in u aha mid loga soo horjeeday Xarig Macalimiin Dugsi, Waxana Banaanbaxa ku dhintay Nin Oday Aha oo l agu magacaabi jiray Dhegaqool, Waxa a ku dhaawacmay dad kale oo fara badan

Ciidanka Ammaanka Ee Qardho Oo Nin Ganacsade Ah Dilay

Sirdoonka Qardho ayaa saaka isaga oo ku si jeeda magaalada Bosaso ku toogtay Bartamaha magaalada Nin lagu magacaabi jirayMaxamed Saleebaan ”Camo” oo Xisaabiye u aha Shirkaada Ganacsiga ee Opec, Ninkan ayaa la sheegay in Ciidanku Rasaas ku furay isaga oo wota Gaarigiisa, kadib markii aay sheegen in aay ka Shakiyeen

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers