Gabar Mucaashaqad aheyd oo Xiriirka u Jartay Ninkii ay ifka Ugu Jeclayd, Sababtu Maxay Tahay?

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay wiil iyo gabar uu jaceyl ka dhaxeeyey kuwaasoo isla gaaray ilaa heer guur balse ku kala tagay si’aanan wanaagsaneyn. Lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa Mustaf iyo Nasra. Mustaf ayaa xiriir lasoo sameeyey wariyayaasha Barnaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan.

Terry Oo Kabtanka Kooxda England Laga Qaday Iyo Ferdinand Oo loo Magacaabay

Kadib Kulan Daqiiqado qatay oo dhexmaray Tababaraha Kooxda England Fabio Capello iyo Weliba Kabtaanka Kooxda Chelsae Ahana Kabtanka Kooxda England John Terry, Ayaa lagu go’aamiyey in Xilka Kabtnimo Ee Xulka Qaranka England laga qado Terry John Terry ayaa xilka Kabtanimo loga qaday kadib markii loo soo jeediyey Inu Xiriir la sameeyey Gabadh Saaxiib hore ulaa [...]

Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Bosaso

Qaraxa ayaa caawa ka dhacay agagaarka Masaajidul Aqsa, halkaasi oo ciidamo ka tirsan Kuwa Ammaanka ee Magaalada Bosaso aay ku lahayeen Bar Kantarool, Qaraxa ayaa la sheegay inu ku dhaawacmay Nin Oday ah oo Shacab ah, in kasta oo aan Khasaare ka soo gaarin Ciidanka PL ee halkaasi Isbaarada ku laha

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Dowlada Norway Oo La Kulmay Madaxda DFKMG

Wafdi ka Socday Qaramada Midoobe iyo Dowladda Norway ayaa Shalay Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho iyagoona Kulammo kala duwan la qaatay Madaxda Dowladda KMG-ka Soomaaliya +Sawiro

Doorashadii Daahir Riyaale Waxay Gefweyn Ku Ahayd Taariikhda iyo Qaranimada Somaliland

Taariikhdu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah nolosha ummad kasta, waa xusuusiyaha wixii la soo maray, dhib iyo wanaagba, waana tusmada looga shidaal qaato dejinta yoolalka iyo barnaamijyada siyaasadeed, dhaqaaleed, difaaceed, iyo bulsheed ee ay ummadi hiigsanayso mustaqbalka dhow iyo ka fogba

Somaliya Oo Safaarado Xidhaysa

Dawlada Kmg ah ee Somalia ayaa sheegtay in Safaaradaha Somalia oo Wadamo muhiim ku yaala la xidho sababo xaga lacagta la xidhiidha Wasiirka Arrimaha debed ee dawlada kmg ah ee Somalia ayaa BBC u xaqiijiyey in safaarado Somalia ,leedahay la xidhaayo

Ciidamo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Ammaanka Bosaso

In ka badan 300 Oo Askaari Ayaa lagu soo daray Ciidamada Ilaalada ka qabta Xiliyada Habeenkii ah magaalada Bosaso Ee Xurunta Ganacsiga PL, Ciidankan ayaa soo garay Maalinimadii Shalay magaalada Bosaso Iyada oo la filayo inay ka qeyb qatan Hawla Galada lagu doonayo in dib logu soo celiyo Xaalada Ammaan ee Magaalada Oo Xiliyadan dambe [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers