Ganacsade Masri Ah Oo Racfaan Ka Qatay Dil Lagu Xakumay

Hisham Talaat Moustafa oo Ah Ganacsade caan ah oo u dhashay dalka Masar ayaa Racfaan ka qatay Xukun Maxkamadeed oo ku dhacay Sanadkii Hore 21 Bishii May Mr Hisham Talaat ayaa lagu Eedeyey

Burcad Badeed Afduubtay Markab Liibiya laga leyahay

Kooxaha Burcad Badeeda Somalida ayaa la sheegay inay Markab aay soo Afduubteen Keenen Xeebaha Degmada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag, Markabkan ayaa laga leyahay Dalka Liibiya Balse ku gooshayey Calanka Calanka Kuuriyada Waqooyiga

Turki ”Waan Ku Biiray Alshabaab”

Shir jaraa’id oo u maanta ku qabtay magaalada Baydhabo Sheekh Xasan Cabdullaahi Xirsi Turki ayuu ku xaqiijiyey inay la Midoobeen Xarakada Alshabaab, Isaga Oo Sidoo kale ugu baaqay Dhinacyada kale ee Mujaahidiinta inay iyaguna Midowga ku soo biiran isla markana hal saf loga soo wada jeensado Cadowga, Sidaa u Hadalka u dhigay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers