Mas Saddex Sano Jira Oo nooca Reptile-ka ah kuna nool Magaalada Taipei ee Xarunta dalka Taiwan ayaa noqday Sigaaryo cab kadib markii uu lasoo wareegay Mulkiilaha cusub ee soo iibsaday
Sho Lau ayaa sheegay in Maskiisu laga yaaba inuu cabi jiray Daroogada Nicotine taasina ay keentay inuu bilaabo cabida Sigaarka
Mr Sho Wuxu sheeegay in markii ugu horeysay uu Maskiisu ka dabo tagay Haash sigaara oo uu tuuray afkana ku qaatay isagoo ku raaxaysanay Maalintaa wixii ka dambeyeyna uu u qoray inuu Sigaar siiyo

“Wakhtiguu ku Xisaabtamayey markaan tuuray haashka wuu ka dabo tagay waxayna u muuqatay inuu si aad ah ula dhacsan yahay markuu afka ku qaatay” ayuu yiri Lau oo 33 jir ah
Lau ayaa sidoo kale Sheegay in Maskiisa u Maalintii Cabo Labo xabo oo Sigaar ah
Waa Markii ugu horreysay e Taariikhda la arko Mas Noocan ah oo Sigaar Cabaya
Metro
Filed under: Uncategorized Tagged: | La Yaabka Dunida