Nabadoonada Iyo Bulshada Magaalada Bosaso Oo Soo Dhoweeyey Midowgii Mujaahidiinta

Golaha Nabadoonada Gobolka Bari Iyo weliba Dadweynaha magaalada Bosaso Qaar ka mid ah ayaa sii diiran u soo dhoweeyey Midowgii Xarakada Alshabaab Iyo Ururka Raskaambooni ee U Hoggaamiyo Xasan Cabdullaahi Turki Nabadoon Cabdirisaaq Afguduud

Ubaxa Waxbaranaya Haloo Turo, Waa Berta Bad Baadinta Shacabka Somaliyeed, Safaarad Xirideed Sahal, Si Lagu Furo Adag

Bulshada Soomaaliyeed dhibaatooyin Sooyaal ah ayaa muddo ku habsaday, taas oo inaba aan reebin xag shaqo, Cilmi, Caafimaad iyo Deegaan. Waxase hada ugu daran markii intii rajada Soomaali oo idil ku tiirsanayd la rabo in la burburiyo

Shariif ”Midowga Africa Waa Ka Mideysan Yahay In Somaliya Aan Lagu Fiirsan Xaalada Aay ku Jirto”

Madaxweynaha DFKMG ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Waraysi Siiyey Laanta Afka Somaliga ee Idaacada VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin, Mowqiifka Midowga Africa ee Arrimaha Somaliya, Waxyabaha u hirgalay Dowladiisa Mudadii Sanadka Aheyd ee aay jirtay, Ku Biirida Raskaambooni ee Xarakada Shabaab Iyo weliba Arrimo badan oo kale [...]

120 Wadan Oo Burcad Badeeda Ka Hadlaya

Shir loga hadlayo Kooxaha Burcad badeeda Somalida ah ayaa ka furmay Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti, waxana shirkan ka soo qeyb galay in ka badan 120 Dal oo ka kala socda Wadamada Dunida, kuwas oo aay sameyn weyn ku yeesheen Kooxaha Burcad badeed ah ee ka qawleysta Xeebaha Somaliya

Axmed Diiriye Oo Ku Eedeyey Dabka Suuqa Bakaaraha Amisom

Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye Garabka Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, ayaa sheegay in Dabka caawa ka dhacay Suuqa Bakaaraha u sababay Madfac ku soo dhacay goob Shidaal, kaasi oo aay soo tuuren Ciidanka Amisom Nabadoon Axmed Diiriye ayaa sheegay

Suuqa Bakaaraha Oo Dab Qabsaday

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ugu dambeyntii lagu guuleystay daminta dabkii ka qarxay Suuqa weyn ee Bakaaraha, Dabkan oo aha mid ka Qarxay Goob Shidaal lagu Iibsho, in kasta oo aan sii dhab ah loo ogeyn sababaha keenay Bom-kan ayaa hadana jira warar sheegaya in dabka u qarxay kadib markii lagu soo

12 Jir La Noqotay Codsi Furiin

Gabar u dhalatay Dalka Sucuudiga Oo 12 Sano Jir ah, ayaa dib ulaa noqotay Codsi Furiin oo aay ku dalbaneysay in laga furo Ninkeeda oo 80 Sano jir ah, Maalin ka hor markii aay aheyd in Maxkamadu Dacwadeeda Dhegeysato

Macaluusha Somaliya

Warbixin laga soo saaray baadhitaan dheer oo ay sameeyeen heyadda FAO ee qaramada midoobay ugu qaabilsan xagga cunnada iyo waxsoosaarka beeraha, iyo heyadaha caalamiga ah ee gargaarka iyo nafaqaynta degdegga ah, ayaa lagu xaqiijiyey warbixintaasi nafaqadarro ba’an iyo dhibaatooyin aadaminnimo oo ka taagan Dhegeyso

Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Eedeyn Dusha Uga Tuuray Alshabaab

Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Ururka Xizbul Islaam ayaa sii kulul u Cambaareyey Ku Biiridii Sheekh Xasan Turki u ugu biiray Xarakada Alshabaab, Isaga oo sheegay in Ku biirida Sheekh Xasan Turki Ee Shabaab ay tahay mid aysan isku ogeyn iyaga Iyo Shabaabku

Shirka Midowga Africa iyo Somaliya

Shirkii 14-aad ee madaxda Midowga Africa, ayaa maalinimadii Shalay ka furmay magaalada Addis Ababa, Soomaaliya waxaa ugu qaybgalay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Warsaxaafadeed +Sawiro

Nigeria Oo Dooneysa Hassan Shehata

Kadib Markii U Kula guuleystay Xulkiisa Qaranka Masar koobka Qaramada Qaarada Africa Saddex Jeer oo isku Xiga, Ayaa warar soo baxaya waxay ku waramayaan In Xulka Qaranka Nigeria u Xusul Duub adag ugu jiro sidii Tababare Shehata uu noqon laha Tababaraha Xulka Qaranka Nigeria

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers