Waxan Halkaan Hambalyo Uga Direyna Dr Yusuf Maxamed Axmed Collow Iyo Marwadiisa Hibaaq Diiriye Qaxiye Oo Meherkooda u ka dhacay Taariikhdu Markay Aheyd 31/01/2010, Hotel Karama 2, Waxan leenahaNoqda kuwii isku waara Ubad Khayrlena ka helan Amiin Amiin Amiin
Waxa Tahniyada diraaya dadka kala ah
- Abshir Siicid Aadan (Xaaji Abshir)
- Cabdiqaadir Nuur Barre
- Maxamed Muuse Maxamed
- Hinda Cabdilaahi Jaamac
- Farxiyo Cumar Gacal
- Maryan Cali Abukar
- Cabdikariim Barre Dubbe
- Cismaan Cabdi Qodax
- Kamaal Siciid Barre
- Cabdi Axmed Ibraahim BM
- Fowsiyo Yusuf Daqare
- Cabdiraxmaan Maxamed Siciid Kalce
Dhamaan dadkaas oo Joogan Magaalada Oslo Ee Caasimada dalka Norway
Filed under: Uncategorized | Tagged: Tahniyad Meher