Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Sanad ayaa ka soo wareegatay markii Sheekh Sharif Sheekh Axmed loo doortay madaxweynaha dowladda KMG Somalia. Doorashadiisu waxay rajo badan galisay dad badan oo aaminsanaa inuu ka badalnaan doono madaxweynihii ka horeeyey Cabdulaahi Yusuf. Sidoo kale waxay Somali badan u arkayeen in doorashada Sheekh Sharif ay soo afjari doonto qalalaasihii Somalia maadaama uu ahaa hogaamiyihii [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Madaxweyne Sheekh Shariif | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Kulan balaadhan oo ay soo Agaasimeen Dhalinta Reer Maakhir ee Kenya Gaar ahaan Nairobi ayaa waxay Kula Kulmeen Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya ,sidoo kalena Gudoomiso u ah Ururka Haweenka Somaliyeed ee Siyaasada ku Jira +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Jaaliyada Kenya | 3 Comments »
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Axmed Madoobe Oo ka tirsan Mas’uuliyiinta Ururka Xizbul Islaam ayaa been ku tilmaamay war ka soo baxay maanta Xarakada Alshabaab oo aay ku sheegen in aay Heshiis rasmi ah gareen iyaga iyo weliba Mucaskaarka Raskambooni Axmed Madoobe Oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in warka ka soo baxay Shabaab
Filed under: Wararka | Tagged: Axmed Madoobe | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalka Ciraaq ayaa shaaca ka qaday in Qarax maanta ka dhacay magaalada Caasimada ah ee Baghdad aay ku dhinteen ugu yaraan 56 Qof, halka dhaawacuna u ka badan yahay Ilaa 103 Kale +Video
Filed under: Wararka | Tagged: Dhibaatada Ciraaq | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Lamaanaha u dhashay Britain ee lagu haysto gudaha Soomaaliya kadib markii ay afduubeen burcad badeed Soomaali ah, ayaa sheegay in si xun ay ula dhaqmeen kooxaha haysta Rachel iyo Paul Chandler, ayaa la hadlay dhaqtar Soomaali ah oo loo ogolaaday in uu booqdo Dhegeyso +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Lamaanaha Ingiriiska | 2 Comments »
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Ninka ugu Taajirsan dalka Ethiopia Sheikh Mohammed All Amoudi ayey Gabadhiisa oo la yiraahdo Zahra Sheikh Mohammed Al Amoudi iska dhiibtay dalka Ingriiska, Zahro ayaa dacwadeedi isdhiibista waxey sheegatay inay ka soo carartay nin duq ah oo ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga oo Aabaheed uu u guuriyey Sheikh Mohammed Al Amoudi ayaa ah ninka 43-Aad ee [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Taajir Laga Dhuntay | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Kulan Balaaran oo aay isagu yimadeen Mudayanaasha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa sii weyn loga soo horjeestay Dalab u soo gudbiyey Ku Xigeenka Kowaad ee Gudoomiyaha Golaha Guurtida Sheekh Axmed Nuux Furre kaasi oo u ku doonayey inu xilka isaga dego
Filed under: Wararka | Tagged: Golaha Guurtida Somaliland | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Waxa magaalada Baydhabo maanta lagu saxiixay Heshiis lagu mideynayo Xarakada Alshabaab Mujaahidiin Iyo Weliba Mucaskarka Raskambooni, Kaasi oo laga soo saaray Lix Qodob oo aay labada dhinac ku heshiiyeen Qodobada Heshiiska
Filed under: Wararka | Tagged: Heshiiskii Baydhabo | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Wasiirka ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Dowlada Puntland Yusuf Axmed Muuse Khayr oo Maanta U Waramayey Warbaahinta Maxaaliga ah ee magaalada Bosaso ayaa sii weyn U ugu booriyey Dhalinyarada in aysan ka niyad jabin Hawlaha Amniga Iyo la Shaqeynta Dowlada
Filed under: Wararka | Tagged: Yusuf Axmed Khayr | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Shaun Foggett oo 30 Jir ah una Dhashay Dalka Ingiriiska waxa uu Beerta yar ee Gurigaasa ku taala ku haystaa 24 yaxaas ee nooca loo yaqaan Alligators-ka iyadoo ay la nool yihiin Gacalisadiisa Lisa Green Oo 29 Jir Ah, Iyo Saddex Caruur ah oo u dhalay kuwas oo kala ah Billy 6 Sano Jir, Louie [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Shaun Foggett | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Weerarkii Xalay lagu qaday Guriga Xaaji Ibraahim Cartan Ismaaciil Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Arrimaha Gudaha Ee DPL Ayaa dareen iyo Cabsi badan ku abuuray Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaso
Filed under: Wararka | Tagged: Xaaji Ibraahim Beeldaaje | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Dowladda Talyaaniga Iyo Ururka Jaamacada Carabta ayaa labaduba waxa ay Beesha Caalamka ugu baaqeen in ay dareenkooda isugu geeyaan arrimaha murugsan ee dalka Somaliya Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacada Carabta Caamir Muusa iyo Wasiirka arrimaha dibadda
Filed under: Wararka | Tagged: Talyaniga Iyo Jaamacada Carabta | Comments Off
Posted on February 1, 2010 by Yusuf Cali
Waxan Halkaan Hambalyo Uga Direyna Dr Yusuf Maxamed Axmed Collow Iyo Marwadiisa Hibaaq Diiriye Qaxiye Oo Meherkooda u ka dhacay Taariikhdu Markay Aheyd 31/01/2010, Hotel Karama 2, Waxan leenahaNoqda kuwii isku waara Ubad Khayrlena ka helan Amiin Amiin Amiin Waxa Tahniyada diraaya dadka kala ah
Filed under: Uncategorized | Tagged: Tahniyad Meher | Comments Off