Ugaaska Ciise oo Galabta soo Gaadhay Saylac

Ugaaska beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Rooble oo berri si rasmi ah loogu caleemo-saari doono magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Salal, ayaa galabta abbaaro 5:00 galabnimo soo gaadhay magaaladaasi

United 2 Villa 1

Rooney oo bedel ku soo galay kulankii Galabta dhexmaray kooxaha Manchester United Iyo Aston Villa oo aha Finaalada Horyaalka Carlin Cup ayaa kooxdiisa ManUtd U Horseeday inay Markii labaad oo Isku Xiga ku guuleysto Horyaalkan, Sidoo kalena Aay u noqoto Kooxda markii Toddobaad oo aay qadato Koobkan Sawiro

Labadii Tukoow, Waar Maxaad Tarteen?

Heestan waxa Curiyey Abwaan Axmed Aw Geedi. Kadib markii dhawr jeer laga daawday telefishanada dalkana, waxa mamnuucday xukumadda Somaliland, iyadoo loo qaatay in Abwaanku u dan leeyahay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa..!. Heesta waxa ku luuqaysa fannaanada codka iyo bilicda san ee Ubax Fahmo

Indho Cadde ”WFP Hawsheeda ha ka wodo goobaha Dowladu ka taliso, Puntland Iyo Somaliland …..”

Sheekh Yusuf Maxamed Siyaad Indho Cadde Wasiiru Dowlaha Gashandhiga Dowlada Federaalka KMG Oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Hay’ada WFP inay hawsheeda shaqo ka sii wodato degaanada aay ka taliso Dowlada Somaliya

Maxkamada Shabaab Oo Xukun Riday

Maxkamada Xarakada Alshabaab ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday 16 Dhalinyaro ah oo hore uga tirsana Ciidanka Xarakada kuwas oo lagu Eedeyey Dhaca Shirkaado Kuwa ganacsiga ah ee ka hawl gala Suuqa Bakaaraha, 16 Dhalinyarada ah ayaa 6Lix ka mid ah aysan ku sugnayen goobta Xukunku

Beeldaaje Ismaaciil Oo Lagu Caano Shubay

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yasiin Beeldaajaha Calbari ayaa maanta lagu Caleema Saaray Degmada Caluula ee Gobolka Bari, Madaxweynahii Hore ee Puntland Iyo Weliba Madax sare sare oo ka tirsan Dowlada Ayaa Munaasada caleema Saarka Beeldaajaha ka hadlay, Waxa sidoo kale Khudbad ka jeediyey Xaflada

Shabaab Oo guulo Ka Sheegatay Dagaaladii Diif

Afhayeenka Xarakada Alshabaab ee Gobolada Jubbooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali Ayaa guul ka sheegtay dagaal aay sheegen inay la galaan Maleeshiyo ka tirsan ONLF, Sheekh Xasan Yacquub ayaa sheegay in dagaaladii ka Dhacay Degaanka Diif Oo 60Km U jirta magaalada Dhoobleey ee Xuduuda Somaliya Iyo Kenya, Sheekh Xasan Yacquub

Sheekh Cabdixafid Cali Yusuf Oo Bosaso Soo gaaray

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bari Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf Ayaa maanta sii heer Sare ah logu soo dhoweeyey magaalada Bosaso, Waxa Gudoomiyha Ayaa waxa kaga hortegey Kantaroolka Magaalada Bosaso Dadweyne aad u fara badan kuwas oo isagu jira Ururada Haweenka Gobolka Bari, Nabadoonada Gobolka Iyo Weliba dad kale

Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Gobolka Karkaar

Roobab lagu diirsaday ayaa Habeenimadii xalay ka da’ay degaano badan oo ka tirsan Gobolada Karkaar oo aay in dhowaale ahba aay ka jireen Abaaro ba’an oo laga soo dayrinayey, Degaanada Roobabka u ka da’ay waxa ka mid ah Magaalada Qardho oo da’dad xoog leh aay ku soo fataheen waxana xirmay suuqi weyna

Wayne Bridge Oo Salaanti La Dhaafay John Terry

Caleema Saarka Beeldaaja Cal bari Oo Maanta Ka Dhici Doonta Degmada Caluula

Waxa Maanta lagu woda inay Degmada Caluula ka dhacdo Xaflada Caleema saarka Beeldaajaha Calbari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yasiin, Waxana la filaya in Xaflada ka qeyb gelidoona Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland, Odayaal Dhaqameed, Dhalinyaro ka socota Ururada Bulshada Iyo weliba madax ka socota Dowlada Federaalka KMG

Alshabaab Oo Waraysi Khaas Ah la Yeeshay Oday Qaadiriyo Ah

Dhalinyaro ka tirsan Xarakada Alshabaab Almujaahidiin ee Koonfuurta Somaliya ayaa waraysi xiiso badan la yeeshay Oday Sheegtay inu yahay Awliyo Ama Weli Karameysan oo ka tirsan Dariiqada Qadiriyada Oo Ah Koox Bidco Ah Oo Dadka Somalida Been u Sheegi jirtay Xiliyadii Jaahiliga, Haddaba Nala Daawo Waraysiga Odaygan

Ciise Dhoolawa Oo Lacag Loo Heysto

Wargeyska Epress ee Wadanka Australia Ayaa qoray in Agaasimaha Guud ee Hay’ada PL U Qaabilsan Shidaal Baarista Iyo Weliba Soo Saarista Khayraadka Dabiciiga ah Ciise Faarax Dholawaa U Lacag gaareysa $5 Milyan oo dollar ku cunay Mashruuc Ragg Xaaskiisa Ehelo la ah aay ku doonayeen Inay Macdan kaga guurtan Degaanada Puntland Sawiro

Siilaanyo Oo Sheegay In Caafimaadka Madaxweyne Ku Xigeenku Wanaagsan yahay

Mujaahid Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadaniga ah ee Kulmiye ayaa Maalinimadii Shalay Telfoon kula xiriiray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yusuf Yasiin oo lagu daaweynayo Cisbitaal ku yaala Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, Waxana u sheegay inu Madaxweyne ku Xigeenku fiican yahay

Xafuun Abaaro laga Soo Sheegayo

Gudoomiyaha Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar Yusuf Cabdullaahi Sanyare ayaa sheegay in degmada Xaafuun aay heysato Abaar dad iyo duunyaba sameyn xoog leh ku yeelatay, isaga oo sheegay in dadka ku wax yeeloobay Abaarahaasi aay u bahan yahiin gargaar degdeg ah oo lala soo gaaro, waxana u ka codsaday

Xildhibaan Faarax Oo ka Hadalay Xaaladaha Abaarta Ee Gobolka Saraar, Sidoo kalena beeniyey In Gantaalo lala dhacay Degaanka Karin

Iyada Oo Roobabka Gugu ka curteen Guud ahan degaanada Somaliland, ayaa gobolka Cusub ee Saraar laga soo sheegaya Xaalad Adag oo soo food saartay dadka ku dhaqan Gobolkaasi, Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulla oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland lagana soo doortay Gobolka Saaxil

Cabdiraxmaan Yabarow Sidee Isku yahiin Somaliga, Mase Aragtay Qoraalada U Soo Diyaariyey???

Waa qoraal Hordhac ah oo u qoray yabaroow,asgoo u gudbiyay wariyaayashii markaas sida live-ka ah ugu jiray studioroom- ayagoo marka ku guda jiray barnaamij looga hadlayay wiilkii Nigeriyaanka ahaa ee qarxin gaadhey diyaaradii Maraykanka 25-kii bishii December ee sanadkii tegey

Jicif ”Cabdirisaaq Xareed Saaka Ayuu Garoowe Aaday”

Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Bosaso Cabdiqaadir Maxamed jicif ayaa sheegay in Degmada Bosaso aay soo dhoweyn xil ka qaadista lagu sameeyey, isla markana ay been tahay inay ku gacan sayreen Xil ka qaadista lagu sameeyey, Isaga oo u waramaya Warbaahinta Maxaaliga ah ayuu yiri Mr Jicif ”Khamiistii waan maqalnay in xilka nalaga qaday

Nabadoon Dhunkaal ”Madaxweynaha Iyo Shacabkisa Waa la kala Fogeeyey”

Nabadoon Bootaan Dhunkaal Yusuf oo ka mid ah Golaha Nabadoonada Gobolka Bari Ayaa sii diiran u soo dhoweeyey Xil ka qaadistii U Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ku sameeyey Maamulkii Gobolka Bari, Isaga oo sheegay in Golaha Nabadoonada Gobolka Dhamaan aay si diiran u soo dhoweyn Xil ka qaadista, Isaga oo ku tilmaamay talaabo Wanagsan

Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka da’ay Magaalada Hargeysa Iyo Nawaxigeeda

Roobab lagu qabowsaday ayaa ilaa xalay ka da’ayay magaalada Hargeysa iyo Weliba degaano ku xeeran oo ka mid ah meelaha ay saameeyeen Abaaraha dalka ka jira ee ay dhawaan Xukuumaddu qaylo-dhaanta ka soo saartay

Chelsea Oo lagu dubtay Stamford Bridge

Kooxda Manchester City ayaa Qahartay Kooxda U Tababaraha ka yahay Carlos Ancelotti iyada oo uga guuleystay Afar Gool Iyo Labo, Waxana Goolka La horumaray Kooxda Martida loo aha Ee Chelsea Waxana u saxiixay Xiddiga Frank Lampard, Balse Labo Daqiiqo kadib Goolkii Lampard Waxa Jawaab ka bixiyey Manchester City

Urur Cusub Oo Loga Dhawaaqay Degmada Ufeyn Ee Gobolka Bari

Magaalada Ufayn Waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfurayay Urur Cusub oo la yiraahdaa Ururka Isku Xidhka dhalinyarada deegaanka Ufayn, Waxaana Xafladan ka dhacday dugsiga sare degmada ufayn Sawiro

Xaaska Riyaale Oo Maalintii Afraad U Xiran Yahay Abshir Xasan Xaashi

23 Bishan Maalin Salaasa Ah ayaa ciidanka Ilaalada Madaxtooyadu Xabsiga u taxaabeen Abshir Xasan Xaashi oo ka tirsana Saraakiisha Xisbiga Kulmiye, Waxana laga qabtay Sarkaalkan Wadada bartamaha Magaalada Hargeysa, Waxana Ciidanku ku samayeen Jirdil iyada oo la sheegay in Xarigiisa aay ka dambeyso Marwada Madaweynaha Huda Barkhad Aaden, uuna ilaa hada iyada Xabsiga ugu jiro [...]

Caruur Shuban Biyood U Geeriyooday

Ugu yaraan Saddex Caruur ah ayaa ugu geeriyooday Isbitaalka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Cudurka Shuban Biyoodka oo halkaasi ka dilaacay, Waxana la sheegey ilaa 14 kale aay la ildaran yahiin Isla Cudurka Shuban Biyoodka ayna u jiifan Isbitaalka Magaalada oo hada lagu dabibayo

Daahir Muuse Abaar ”Ninkaasi Wakiilkiisa Ayaa Lagu Amray Inuu 48 Saacadood Dalka Kaga Saaro”

Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa amar ku bixisay in dalka laga mastaafuriyo ninka dhalashadiisu tahay Ruushka ee loo xidhay gabadhii yarayd ee Caasha Maxamud Xasan ee dhawaan khiyaamada lagaga soo xaday magaalada Qardho ee maamul goboladeedka Puntland in mudo 48 saacadood ah dalka lagaga mustaafuriyo

Isbedelka Maamul Ee Gobolka Bari ???

Labo Wareegto oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland Ayaa lagu bedelay Gudoomiyahi Gobolka Bari Xaaji Muuse Geelle, Duqii Degmada Cabdirisaaq Xareed, ku Xigeenkisi Cabdiqaadir Maxamud Jicif, Sidoo kalena Faroole Waxa U Wareegtada Lambarkedu yahay Lr. 17 25/2/2010 U Madxweynahu ku kala diray Golahii Shacabku doorteen

Abu Mansuur ”Shabaabka Jubbooyinka Waxan ka Codsan Inay Dadka Dhowran”

Afhayeenkii Hore ee Xarakada Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur ayaa isaga oo ka hadlaya Magaalada Kismaayo waxa u ugu baaqay Wilaayada Islaamiga ah ee ka Arrimisa Jubboyinka inay dhowran dadka Shacabka ah ee Gobolada oo Muddoyinkan dambe ka cabanaya Cadaadis xoog leh oo u Maamulka Degaanku ku hayo

Wafdi U Hoggaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Puntland Oo gaaray Caluula

Wafdi Balaaran oo u Hoggaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Baarlamaanka Puntland Salaad Xareed Ayaa gaaray degmaada Caluula ee Gobolka Bari, iyaga oo halka kaga qeyb geli doona Caleema Saarka Beeldaajaha Cal Bari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yasiin oo Maalinimada Beri ah ka dhici doonta Degmada Caluula

Xukuumaddu Maxay Ta tidhi in Ciidamo Jabuuti leedahay la Wareegeen Magaalada Saylac?

Taliyaha Ciidamada Xeebaha galbeedka Somaliland Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ka hadlay war ku saabsan Ciidan ka socda Dalka Jabuuti oo la sheegay in uu la wareegay Magaalada Saylac oo beri la filayo inay ka dhacdo Caleemo-saarka Ugaaska Beesha Ciisaha. Waxaanu sheegay in Madaxweyne Rayaale

Cumar Cabdirashiid Vs Aaden Madoobe

Qaar ka tirsan Xildhibaan Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya oo maanta shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inu Waqtigii ka dhamaaday Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Xildhibaanada ayaa sheegay in 22 Bishan aay ku Eekeyd Waqtigii Ra’iisal Wasaaraha loona bahan

Ibraahim ”Waxa Nalagu Sameeyey Dulmi Iyo Cadaalad Darro”

Ibraahim Kulmiye Waxay Walaalo yahiin Faarax Kulmiye oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe 22 Bishan oo aheyd Maalintii U Madaxweynaha Puntand dalka Dib ugu soo laabtay, kadib markii u jiray Marxuum-ka Gaari U Leyahay Nin la sheegay inu yahay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, Ibraahim Kulmiye ayaa sheegay in Walaalkii oo aha nin Guryaha dhisa [...]

Puntland Oo Qaadacday Doorashada Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Somaliyeed

Shaley oo Taariikhdu aheyd 25.02.2010 Wasaarada Shaqada, Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Dowlada Puntland waxa ay soo saartey bayaan caalami ah oo ay kalsoonida kala noqotay Ururka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed, kaasoo ay ku eedeysay in aysan matalin dhamaan bulshada Soomaaliyeed Dhegeyso

Faroole Oo Axada Wacdaro Dhigi Doona

Maalinimada Axada Ah ee 28 Bishan Ayaa la filaya Isbedel Weyn oo ku dhaca Golaha Wasiirada Puntland, Iyada oo U Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Sameyn Doono Isku Shandheyntii Ugu Horreysay ee Xukuumaddisa, Waxana la filaya Inu Isbedel weyn ka dhex dhaco Golaha Wasiirada, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la filaya inu xilka ka qado

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Oo Ka Hadlayaa Xaaladda Somaliya laga Soo Bilaabo 1969 Ilaa Maanta

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, waa ruug caddaa siyaadda Soomaaliya Waxaa uu si xoog leh uga qeyb qaatay dhaqdhaqaaqii Gobannima Doonka loo galay Soomaaliya Wuxuu noqday Raiisal Wasaare, markii uu xilka hayay Madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Adan cabdulle Cusmaan Dhegeyso

Markab Madax Furasho Laga Bixiyay

Ciidamada badda ee Yurub ayaa sheegay in madax furasho ah laga bixiyay markab lagu haystay xeebaha Somaliya Afhayeenka ayaa sheegay in lacagta la bixiyay maanta oo Jimce ah, waxaana uu tilmaamay in uu rejaynayo in Budhcaddu ay 24 saac

Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Waxa Fiidnimdii Caawa Qarax lagula Beegsaday Agagaarka Maanabooliyo Ee Degmada Shibis Ciidamo ka tirsana Kuwa DFKMG Ee Somaliya, Qaraxa oo aha Miino nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa la sheegay inay ku Qarax Gaariga oo aha Gawaarida Ciidanka ee Yar yar, Waxana halka ku dhintay Ilaa Afar Askaari, Halka aay ku dhaawacmeen

Xaflad Xariga Looga Jarayay Xafiiska Jaaliyadda Puntland Oo Nairobi Ka Dhacday

Xaflad aad loo soo agaasimay isla markaana xariga looga jarayay xafiiska Jaaliyadda Puntland ee Kenya ayaa ka dhacday Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya gaar ahaana Hoolka Weyn Andulus ee Daarta Eastliegh Mall +Sawiro

Ciidamo Muddo la Wareegay Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Magaalada Bosaso Ayaa Maanta waxa ka dhacay fal caajib ah kadib markii Ciidanka Federaalka ka yimid ee Copy loo yaqano aay daqiiqado gudahood kula wareegeen garoonka Diyaaradaha Magaalada Bosaso Ee Bender Qasim International Airport, Ciidankan ayaa ulaa wareegay Garoonka kadib markii Askaari dhaawac ah oo la doonayey in dalka dibadiisa

Xus Balaaran Oo Loo Sameeyey Dhalashada Nebi Muxamed NNKH

Munaasibad aad u balaaran oo lagu Sameeyey Hotel Mansuur ayna soo qaban qaabisay Wasaarada Diinta Iyo Aw Qaafta Ee Somaliland ayaa logu Xusay Dhalashada Nebiga NNKH, iyada oo aay ka soo qeyb galeen Xuska Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, Asxaabta Qaranka, Goloyaasha Baarlamaanka Iyo Guurtida, Culimada Qaadiriyada

Ma Dooneysa Inaad Xil Ka Hesho Dowlada Faroole ???

Hadii aad dooneyso Inaad Xil Kursi Ama Shaqo ka hesho Dowlada Cabdiraxmaan Faroole waxa waajib ah inaad fuliso Qoddobada Ka hor iman doona kuwas oo ka kooba Lix Qodob Oo aan laga gudbi karin Si kasta oo aad yeesho 1. Inaad Tahay Beesha Ciise Maxamud 2. Inaad Tahay Laluush-ka Sidaa loo Cuno taqaan

Nin Ruusha ah oo Lagu Eeedeeyey Inuu ka Ganacsado Caruurta Yar Yar oo Sheegay in Laga Faafiyey Warar Been Abuura

Nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeeyey inuu gabadh yar ka soo xaday magaalada Qardho ee Maamul-goboleedka Puntland, haddana ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa markii u horraysay faahfaahin ka bixiyey xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo gabadha yar iyo waxa ka jira inuu qabo cudurka halista ah ee Juudaanka, isla markaana ka ganacsado [...]

Xildhibaan Nac Nac Oo ku Eedeyey Xariga Abshir Xasan Xaashi Madaxtooyada Somaliland

Waxa Sii Toosa u Soo Shaac baxay In Madaxtooyadu ku lug leedahay Xariga Abshir Xasan Xaashi Oo Maalinimadii Salaasada Aay Ciidamada Madaxtooyadu Xireen, Iyaga oo kula kacay Jirdil, Abshir Xasan Xaaji oo Mar aha Madaxa Gadiidka Madaxtooyada Iyo weliba Darewaalka gaarka ah ee Marwada Madaxweynaha Ayaa la xiray Sanadkii 2007 Kadib markii u Ka Markhati [...]

Faroole Oo Xilkii Ka Qaday Gudoomiyahii Gobolka Bari Iyo Duqii Bosaso

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Madaxweynaha PL ayaa xilkii ka qaday Gudoomiyaha Gobolka Bari Xaaji Muuse Geelle Yusuf Iyo Weliba Duqii Magaalada Bosaso Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil, Isaga oo Sidoo kalena kala diray Golahii Degaanka Gobolka Bari, Madaxweynaha ayaa xilka Gudoomiyaha Gobolka bari

Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Sheegay In Askaarta Kantaroolka Boorama Ay Xadhig Iyo Cago Jugleyn Iyo Baadhasho Kula Kaceen

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee xisbiga UDUB lagana soo doortay gobolka Hargeysa isla markaana ka mid ah xubnaha firfircoon ee sida wayn u taageera madaxweyne Rayaale, ayaa sheegay in ciidanka booliska ee jooga kaantaroolka bari ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal inay maalintii shalay mudo 20 daqiiqo [...]

Gawaari Loo Afduubtay Gabar Majeerteen Ah

16 Lix Iyo Toban Gaari oo aha kuwa u kireysan Hay’ada WFP ayaa lagu Afduubtay Degaanada Jalam, Buryaqab, Iyo weliba Degmada Burtinle, Gawaarida ayaa la sheegay in loo Afduubtay Gabar Beesha Majeerteen ka soo jeeda oo aay Haweenay Oroma ah Xaday sidaa aay sheegteen iyaku

Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Ku Xigeenka JSL

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Yusuf Yaasiin, oo dhawaanahan lagu daweynaya isbitaal ku yaalla magaalada Paris ee waddanka Faranasiiska ayaa xaaladdiisa caafimaad la sheegay inay wagaansan tahay

Go’aanka Wasiirada Difaaca Ee Midowga Yurub

Wasiirada Difaaca 27 dal ee ku bahoobay Midowga Yurub waxa ay isku raaceen in burcad badeedda Soomaaliya lagula dagaalamo xeebaha ay fariisimaha ku leeyihiin. Shaley oo ay taariikhdu aheyd 24.02.2010 ayaa shir u furmay oo maantana

Barakacayaal Ka Cabanaya Hooyo La’aan Iyo Waxbarasho Darro

Dad ka soo Barakacay Dagaalada Magaalada Muqdisho oo ku sugan degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay aad uga caban Hooyo la’aan heysta Iyo weliba Waxbarasho la’aan ka heysta Ubad-kooda, Faadumo Ibraahim Xasan Oo ka mid ah dadka ka soo barakacay Dagaalada Muqdisho ee ku sugan Xaafada Waberi ee Degmada Luuq

Maxkamadda Burco Oo U Gar Naqeysa Labo Qoys Oo Ka Soo Kala Jeeda Puntland Iyo Ethiopia

Maxkamadda Degmada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa ka gar-naqaysa Kiis u dhaxeeya laba qoys oo ka soo kala jeeda Dalka Ethiopia iyo Somaliya, gaar ahaan Gobolka Oromada ee Ethipia Iyo Weliba Maamul Goboleed-ka Puntland Sida aaanu ka soo xiganay Telefishanka HCTV oo warkan baahiyay, Maxkamadda Degmada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayuu ka socdaa [...]

Sheekh Buux ”Waxan Ku Jirna Diyaar Garowga Xuska Dhalashada Nebiga NNKH”

Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Waljameeca Ee Puntland Sheekh Buux Maxamud Faarax ayaa Shir jaraa’id oo u ku qabtay Magaalada Qardho ee Xurunta Gobolka Karkaar Ka sheegay inay Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ee Degaanada Dowlada Puntland aay ku jiran Diyaar garow xoog leh Xuska Dhalashada Nebiga NNKH

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers