Gabar Somali Ah Oo Meydkeeda Laga Helay Badda U Dhaxeysa Giriiga Iyo Turkey

Maydka gabar Somali ah ayaa lagahelay biyaha u dhexeeya Wadamada Giriiga iyo Turkiga waxaana lahelay maydka gabadhan iyadoo mudo kahor kudhimatay biyaha u dhaxeeyay labadaas wadan +Sawiro

Shirqoolkii Holhol Oo Fashil Ku Dhamaaday

Shirkii Shirqoolka Aha Ee ka Fumi laha Tuulada Holhol ayaa ku dhamaday Fashil, kadib markii halka aay gaareen wafdi balaaran oo u Hoggaaminayo ku Xigeenka Labaad ee Gudoomiyaah Golaha Wakiilada Somaliland, Oo Aay Weheliyaan Wasiiru Dowladaha Waxbarashada, Wasiirka Cadaalada

Bosaso Qarax ka Dhacay

Saldhiga Dhanka Bari ee magaalada Bosaso ku yaala ee Mijir ayaa caawa lagu tuuray bom nooca gacanta ah , bom-ka ayaa la sheegay inu ku dhacay Daraada hore ee Saldhiga, welina wax faah faahin ah lagama hayo khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray ciidamadii iyo Maxabiistii

Dagaaladii Baladweyne

Magaalada Beledweyne, ayaa Subaxnimadii saaka waxa mar kale ka bilowday dagaalo u dhaxeeya Kooxahii iska soo horjeeday ee Ahlu Sunna Waljameeca iyo Xizbul Islaam, Dagaalada ayaa la soo sheegaya inay ku dhinteen ilaa hada Lix qof halka aay ku dhawaacmeen tiro intaa ka badan

Tahniyad dhalasho

Anagoo oo ah ardayda Soomaaliyeed ee Waxkabarata dalka Hindiya oo hoos ku qoran , Waxaan tahniyad dhalasho ah u diraynaa qosyka Rooble Maxamed Dhaqane & Faadumo Maxamed Abdiraxman. oo wiil ugu dhashay. 26/01/2010, Maagalada Bosaso Ee Xurunta Gobolka Bari, wiilkaas Oo loo bixiyey Maxamed Rooble Maxamed Dhaqaane

Garaad Jaamac Oo Cafis Loo Fidiyey

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa mar kale ku celiyey in Aay Xukuumadda Somaliland Cafis u fidin doonto Gaarad Jaamac hadii u Ka baxo arrimaha Abaabulada iyo Kicinta Dadweyne ah ee u ka wodo Degaanka Gobolka Sool Gaarad Jaamac ayaa xiliga ku sugan degaan Baadiye ah kadib markii loo diiday inu ka qeyb [...]

Bayaan Waxgaradka Beesha Muuse Cabdalle Ee Habar Yonis

Aniga oo ku hadlaya magacayga, ka waxgaradka iyo qurba joogta beesha Muuse Cabdalle, Habar Yonis, ee uu ka dhashay ninka wasiir ku xigeenka ah, ee ku hadlay hadallada laga naxo, ee foolxumadu ku jirto, waxa aanu xaal marinaynaa dhamaan shacabka reer Somaliland, Gaar ahaana Gudoomiyaha xisbiga kulmiye, Mujaahid Ahamed Mahamud Siilaayo

Baladweyne Oo Dagaal Dib Uga Bilowday

Magaalada Baladweyne ee xurunta Gobolka Hiiraan ayaa wax yar ka hor waxa dib uga bilowday dagaaladii u dhaxeeyey Ururka Xizbul Islaam Iyo Maleeshiyada Ahlu Sunna waljameeca, dagaalka ayaa la soo sheegaya inu sii toosa uga bilowday Xaafadaha bariga Iyo Waqooyiga magaalada Baladweyne, Waxana la soo sheegaya in la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan

Dynamo Moscow Oo 7 Million Ku Dooneysa Benayoun

Kooxda Dynamo Moscow ayaa u gudbisay kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska lacag dhan 7 Million Oo Pound, Sii aay u hesho Xiddiga Weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Yossi Benayoun, Iyada oo Kooxda Horyaalka Ruush-ka ka ciyaarta aay dooneyso in aay xiddigan la soo wareegto Intaa uusan xirmin suuqa kala Iibsiga Ciyaartooga Ee Bishan January

Yemen Oo Dib Eegi Qaxootiga Somalida

Ku Simaha Wasiirka Arrimaha Dibada ee Yemen Cali Mutana Xasan ayaa sheegay in dalka Yemen u dhowaan dib u eegi Doono Qaxootiyada Somalida ee halka ku sugan, Cali Mutana Xasan Ku Simaha Wasiirka Arrimaha Dibada ee Yemen ayaa sheegay in Qaxootiyada Somalida aysan badankooda aheyn dad ka soo cararaya dagaalo

Ciidamada Ahlu Sunna Oo Kaabiga Ku Haya Baladweyne

Kadib dagaalo kharaar oo ka dhacay agagaarka degaanka Ceelgaal oo 15Km u jirta magaalada Baladweyne, ayaa wararka imanka ka soo baxaya Baladweyne aay sheegayaan in Ciidanka Xizbul Islaam iyo Shabaab oo isku dhinac ah dib loga soo riixay degaanka, iyaga oo Xiligan Difaac Adag ka xirtay Dhanka bari ee magaalada Baladweyne

Meles Oo Tacsi U Diray Qoysaskii Dadkoodu Ku Geeriyoodeen Diyaaradii Air Ethiopia

Raiisalwasaaraha Ethiopia, Meles Zennawi, waxa uu sheegay inuu aad uga xun yahay shilkii diyaaraddii Ethiopia Airlines ee ku burburtay badda Meditrannean. Waxanu tacsi u diray dhammaan qoysaskii dadkii ku geeriyoodey shilkaasi Dalka Ethiopiana waxa laga dhawaaqay maalin qaran oo baroordiiq ah. Waxana caalamka uga kala imanaya dhambaallo badan oo tacsi ah

Madaxweynaha Sudan Oo Kab Ka Badbaday

Madaxweynaha Dalka Sudan Omar Hassan al-Beshir ayaa ka badbaaday kab lagu soo tuuray, Madaxweynaha Oo ku jira hool weyn oo u ku qabilo Martidiisa, ayaa la sheegay in u nin lagu qiyaasay Afartan sano jir u ku soo tuuray Kabtiisa, In kasta oo Sii degdeg ah aay Ciidanku arrinka uga hortageen aysana kabtu ku dhicin [...]

Masar Iyo Nigeria Oo Soo Baxay

Xulalka Masar Iyo Nigeria ayaa u soo baxay Afar Dhamaadka Ciyaaraha Horyaalka Africa kadib markii aay ka kala guuleysteen Xulalka Cameroon Iyo Zambia, Xulka Masar Waxa u Saddex Iyo hal uga guuleystay Xulka Cameroon, Goolasha Masarida waxa u kala dhaliyey xiddigaha kala ah Gado Iyo weliba Ahmed Hassan Oo isagu labo xulkiisa u dhaliyey , [...]

Muqdisho Oo Qarax Ka Dhacay Iyo Shabaab Oo Sheegtay

Qarax Xooga leh ayaa caawa ka dhacay Xurunta ugu weyn ee Ciidanka Amisom ka degan yahiin magaalada Muqdisho, Qaraxan ayaa sababay Khasaaro isagu jirta dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidanka Amisom iyo weliba dad kale oo halka ka Agdhowa Qarax ayaa ka dhacay Xurunta Ciidamada

Inaa lilaahi Waa ina ileyhi Raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu direynaa Aabe Cumar Ciise Mohamed iyo Hooyo Ayaan Cabdulahi Hassan (Tukke) Geerida lama filaanka ah ee ku timid gabadhooda marxuumad Aniiso Cumar Ciise oo ku geeriyooday Maanta dalka Canada magaalada toronto, waxaana subxaana qaadir ugu baryeynaa inuu jano fardowza ka waraabiyo

Diyaarada Air Ethiopia Oo Ku Qarxday Meel Wax Yar U Jirta Xeebta Beirut

Jigjiga oo Martigalisay Madaxda Ethiopia

Madaxda Federalka ee Ethiopia ayaa ku sugan magaalada Jigjiga oo u dabaaldegaysa Maalinta Xoolodhaqatada Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa maanta looga dabaaldegay Maalinta xoolodhaqatada. Munaasabadan oo looga dabaaldego dalka Ethiopia ayaa sanadkan loo doortay magaalada Jigjiga in ay martigaliso

Dagaal Kharaar Oo Ka Socda Degaanka Ceelgaal

Dagaal culus oo u dhaxeeya Xizbul Islaam Iyo Ahlu Sunna ayaa ka socda Agagaarka degaanka Ceelgaal ee Duleedka magaalada Baladweyne, Dagaalka ayaa la soo sheegaya inu yahay mid aad u kharaar oo la isagu adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan

Askarigii ugu Gaabnaa ee Taariikhda Booliska Ingiriiska Soo Mara

Robin Port oo 29 Jir ah ayaa noqday Askaarigii Ugu gaabna ee Taariikhda Boqortooyada Ingiriiska soo maraa Abid, Waxana Askaarigan lagu Qiyaasay Dheerarkiisa 5Ft Robin Port oo hore u ahaa Askari ayaa qaatay Tababor dhinaca Dagaalka Gacanta ah, waxaanu hadda dhamaystay Bishii ugu horeysay ee uu Boolis ahaan ku shaqeeyo isagoo Xiray 17 Dambiilayaal ah [...]

Laascanood Oo Qarax ka dhacay

Waxa weli magaalada Laascanood ka sii socda dagaalkii Argagixisada Puntland Ka woday Magaalada, iyaga oo maanta mar kale bom aay dhigeen meel wodo ah kaasi oo Ciidanku Wargelin kadib aay halka ka soo qadeen in kasta oo Aay ku qaraxday markii la keenay Saldhiga Bartamaha ee magaalada laascanood

Urur Samafal Oo Wacyigelin Ka Sameeyey Tuulooyinka Higlo Iyo Carmo Oo Ka Tirsan Degmada Qardho

Ururka Samafal ayaa Maalinti shalay ahayd Wacyigelin ka sameeyay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Karkaar gaar Degmadda Qardho,Goobaha uu ururku Tagay ayaa waxaa ka mid ahaa Tuulooyinka higlo iyo Carmo,Wacyigelintan ayaa waxaa Hogaaminayay Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Samafal +Sawiro

Jaaliyada Australia Oo Deeq Qalab Caafimaad Gaarsiisay Isbitaalka Gaorowe

Waxaa maanta gudaha Isbitaalka weyn ee degmada Garoowe si rasmi ah loo soo gaarsiiyey qalab caafimaad oo isugu jira qalabka lagu dabiibayo hooyadda uurka leh iyo caruurta yar yar si ay ugu sahasho hooyooyin uurka leh dhalintaanka oo inta badan u dhiman jiray dhiig joojin la’aan +Sawiro

Boqor Cisman Maxamud Iyo Faroole Maxay Ku Kala Duwan Yahiin ?

In kasta Oo Boqortooyadu tahay koox iyagu Xukunka Sii xoog ah ku qabsaday, oo aysan marna boqor iyo Madaxweyne la doortay isku mid noqon karin, Hadana waxa la dhahi kara wax badan ayey iska Shabahan Boqorkii Cismaan Maxamud, Iyo Cabdiraxmaan Faroole Madaxweynaha PL Marka fiiriso garasho darada Iyo Hanti Jacaylka Boqor Cismaan Boqor Maxamud, Waxad [...]

Ducaale ”Siilaanyo Dalka Halaga Joojiyo Arrin Xukuuumadda Ka Tmid Maaha”

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay Wasiir Ku Xigeenkiisa Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Keyse) oo sheegay inaanu dalka dib ugu soo laaban karin Guddoomiyaha KULMIYE Axmed Siilaanyo

Bin Laden Oo Hanjabay

Maxaad ka Taqaanaa Machadka FTMS ee Dalka Malaysia

Machadka FTMS wuxuu ku yaallaa magaaladda Caasimadda ee Kuala Lumpur ee dalka Malaysia. Hadaba machadkaan waxaa la-aas aasay sanadka markuu ahaa 1986-kii. Wuxuuna xiriir wanaagsan la-yeelahay jaamacaddo badan oo ku yaalla wadamada caalamka

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Ka Soo Horjeestay In Prof Geedi Maxkamad la Horkeeno

Xeer ilaaliyaha Guud ee DFKMG Cabdullaahi Daahir Barre ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Sarre Dr Indha Buur oo sheegay in loo bahan yahay in Sharciga la horkeeno Ra’iisal Wasaarahii hore ee DFKMG, Cabdullaahi Daahi barre Xeer Ilaaliyaha Guud Ee DFKMG oo arrinka ka jawaabayey ayaa sheegay in xiligan aan loo [...]

Xizbul Islaam ”Waxan Ka Mid Nahay Alqaeda”

Mid ka mid ah Saraakiisha Ururka Xizbul Islaam ee Gacanta ku dhigay magaalada Baladweyne ayaa markii ugu horreysay sheegay in Xizbul Islaam aay qeyb ka tahay Urur weynaha Alqaeda, Mas’uulkan oo lagu magacaabo Macalin Faarax Axmed ayaa u sheegay Warbaahinta in Ururka Xizbul Islaam u qeyb ka yahay Alqaeda

Fardowsa Macalin Maxamed Gabar 18 Jir Ah Oo La Il Daran Dhaawac Halis Ah

Ka dib markii uu ku habsday madfac hobiye ah oo aan si sax ah loo garaneyn cida soo riday iyo sababata loo soo riday kaas oo isha bidix kala baxay,  Xili maqrib ah oo ay ku sugned goob ay ku hesatay xoogaa alaabo ah oo u sarneyds miis dushii gudaha suuqa bakaaraha xili au duqeymo [...]

Odayaal Kulan Uga Baxay Kadib Markii Lagu Amray Inay Dharka iska Bixiyan

Kadib markii Xukun dil ah lagu xakumay Askaari lagu Soo Eedeyey inu ka dambeeyey dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan, ayaa Waxa bilowday kulamo laga leyahay arrimaha, Kulan shalay gelinkii dambe ka dhaci laha Xurunta Gobolka Bari ayaa baaqday kadib markii Qaar ka mid ah Ergadii Kulanka lagu amray inay dharka jaakadaha ah iyo Weliba Koofiyadaha [...]

Axmed Maxamed Siilanyo Oo La Kulmay Congresman Keith Ellison

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo wuxuu maanta oo taarikhdu tahay Jan 21, 2010 kula kulmay aqalaka Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah gobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin +Sawiro

Qabaa’ilka Galguduud Oo laga Takhalusay

Dagaaladi ka soconayay Magaaladda Beledweyne oo lagu kala adkaaday ayaa waxaa gacanta ku dhigay Magaaladda Beledweyne Ururka Xisbul Islaam oo horay Gacanta ugu hayay Magaaladda Beledweyne waxayna Cagta Mariyeen Kooxihi ku soo duulay Magaaladda Beledweyne waxaan

Madaxwenaha DFKMG Oo Kala Diray Ciidanka Daraawiishta

Munaasabad Ciidmadii Daraawiishta Soomaaliya loogu wareejiyay Qeybaha kale ee Ciidamada Dowladd Federaalka KMG-ka ah ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.   Xeer Madaxweyne + Sawiro

Ruux Uu Calafku Ciilay Calool Xumo Badnaa (Qiso layaab Leh)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka ee Mombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn. Hadaba wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa xiriir lasoo sameysay wariyayaasha barmaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka

Xariga Xildhibaanada ”Doqonta Usha Ku Ag Dhufo, Haday Diiri Weydana Ku Dildilaaci

Ma jirin sharaf iyo xurmo ay hawanaayeen kuwa sheeganayay Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, aqoonyahan, Ganacsato, Wadaado IWM, ee Ciidamada sirdoonka Kenya u taxaabeen xabsiyadooda Sidoo kale ayaysan jirin qadarin iyo ixtiraam loo hayo in alla iyo inta huwan Magacan Soomaali, ha ahaado mid ku hadaaqaya

Maal Aar Ka Kacay Atoor Fadhfaadhiisay

Ilaa intii uu geeriyooday Marxuunkii Xaaji Maxamed Ibraahin Cigaal waxa boos kii Saarakiisha sar sare ee taqanay hadalka, Taariikhda Iyo Weliba wadaniyada Wadan-kana wax ka soo qabtay baa ku yaranayay xukumada maanta jirta   Taasi waxay sabab tay in meesha ay soo galaan Ama iska buuxshaan ragg an Habeena arag halgankii wadanka iyo Taariikhda wadanka [...]

Ciidanka Dowlada Oo Dilay Wiil U Dhalay Awkuku

Wiil uu dhalay jilaagii geeriyooday ee Cabdullaahi Amiir Rooble (Aw-Kuuku) ayaa habeenimadii xalay waxaa lagu dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho, Wiilkan oo lagu Magacaabo Axmedeey Cabdullaahi Amiir Ayaa waxa dilay Ciiidamo ka tirsan kuwa DFKMG ee Somaliya Marxuum Axmedeey ayaa la sheegay in lagu dilay Agagaarka Xurunta Tiyaatarka, waxana dilay Ciidamo ka tirsan [...]

Siiradii Nebiga SCW

HORDHAC – Illaahay ayaa Mahad leh Allahaasoo nagu ilhaamiyey inaan barano siiradii nebigeena, Sidaa Dhalashadiisa , Tilmaantiisa, Dabeecaddiisa, Cuntadiisa, Cabitaankiisa, Labiskiisa, Fasaaxadiisa, Mujisooyinkiisa, Khasaa’istiisa, Axwaashiisa, Magacyadiisa, Abtiriskiisa, Ilmihiisa, Xaasaskiisa, Adeeryaalkiisa, Eedoyinkiisa, Abtiyaalkiisa, Iyo Habaryaalkiisa

Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Oo ka Jawaabay Warbixintii Amnesty International

DFKMG ah ee Somaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii ay shalay soo saartay hey’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International Warbixinta ayaa ku baaqaysay in hubka la siinayo laga joojiyo DFKMG ah  Dhegeyso

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su’aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su’aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su’aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhritayaal ku soo dhawaada 15-ka Su’aaladood Jimcaha maanta ah

Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Booliska Laascanood Oo Xukuumadda Riyaale Ku Eedeeyay inay Dil U Maleegayso

Taliyaha Saldhiga booliska koonfurta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Jaamac Cabdi Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in Taliyaha Qaybta Booliska gobolkaasi uu u maleegayo shirqool la doonayo in isaga lagu khaarajiyo

Ciidamadda Wadanka Kenya oo Xabsiga Dhigay Cismaan Buux

Wararka Naga soo gaaraya  Caawa Magaaladda Nairobi ee Wadanka Kenya ayaa sheegaya in Maanta Ciidamadda Amaanka ee Kenya ka qabteen Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi Gudoomiyihi Degmadda Qardho Cismaan Buux Cali,Gudoomiyaha ayaa u joogay Nairobi maalmihi ugu Dambeeyay hawlo shaqo

Bosaso Oo Qarax ka Dhacay

Agagaarka Isgoyska Suuqa Caanaha ayaa ayaa daqiiqado ka hor qarax bom nooca gacanta laga tuuro ah lagula eegtay Ciidanka Ammaanka oo halkaasi jid gooyo ku laha, Qarax kadib ayaa waxa bilowday Rasaas xoog leh oo aay ciidanku fureen

Burcad Badeed Oo Waqti U Qabatay Nolosha Lamaane British Ah

Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa waxa ay sheegeen in ay dilayaan lamaanayaasha u dhashay dalka Ingiriiska hadii aan Afar Maalin gudahood lacag madax furasho laga siin Kadib xiriir xaga qadka Taleefonka ah oo ay la soo sameeyeen taleefishin ITV News +Video

Shabaab ”Uma Hanjabin Kenya”

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa been ku tilmaamay war lagu qoray Wakaalada Wararka ee Rueters, Afhayeenka ayaa sheegay in Warkaasi yahay mid been abuur ah oo lagu been abuurtay Xarakada Alshabaab isaga oo Sidoo kalena sheegay in Barta Internet-ka ee Alqimmah oo Qoraalada Rueters Daabacday laga xigtay u yahay Website aysan [...]

Kenya Oo Xirtay Wasiir Iyo Duqa Degmada Qardho

Ciidanka Ammaanka Ee dalka kenya ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiir ku Xigeenka Arrimahaa Gudaha ee DPL Cali Hoosh Iyo weliba Duqii Degmada Qardho Cismaan Buux Cali oo labaduba booqasho ku joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Yariisow ”Puntland Caqabad Ayey ku Tahay Horumarka Iyo Waxqabadka DFKMG”

Wasiirka Lacagta ee DFKMG ah ee Somaliya Cabdiraxmaan Cumar Yariisow oo ka hadlayay magaalada Muqdisho Maalinimadii Shalay, ayaa ku Eedeeyey dawlada Puntland in ay ka soo horjeedo waxqabadka DFKMG ah ee Somaliya, isagoo sheegay in talaabadii ay ku diiday soo daabicida lacagaha cusub ay tahay mid muujinaysa in aysan Puntland raali ka aheyn waxqabad ay [...]

Kismaayo Oo Burcad badeed laga Cabanayo

Shacabka Magaalada Kismaayo ee Xurunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa walaac darran ka muujinaya kooxaha Burcad badeeda ah oo halkaasi ka sameystay Saldhig weyn Dadweynaha ayaa sheegay inay welwel ka qaban sii kororka kooxaha Burcad badeeda ah iyo weliba Xaalada magaalada aay ku abuuri karan hadii aay

Xizbul Islaam Oo La Wareegay Baladweyne

Kadib dagaal culus oo saaka ilaa maanta Barqanimadii ka socday magaalada Baladweyne ee xurunta Gobolka Hiiraan ayaa Ururka Xizbul Islaam waxa u ku guuleystay inu sii buuxda ulaa wareego Magaalada BaladweyneDhegeyso

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers