Puntland Oo bandhigtay War Murtiyeed La Xiriira Heesta Calanka Ee DPL

Shir i jaraaid oo ay maanta sida wadajirka ah ugu wada qabteen Xarunta Madaxtooyadda ee Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiirudowlaha Dastuurka Iyo Arimaha Federaalka Iyo Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Tartanka Heesta calanka iyo tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta isla heesta calanka ee Dawladda Puntland waana +Warsaxaafadeed

Waxaana shirkani jaraaid oo ay labadani wasiir ku qabteen xarunta Madaxtoooyadda ee Dawladda Puntland kadinbaysa kadib markii ay sheegeen in ay xukuumadda hordhigeen calanka iyo Astaanta iyo Heesta Calanka ee Dawladda Puntland iyadoona ay sheegeen in ay baarlamaanka Ansixiyeen calanka Dawladda Puntland kadib markii ay kala fadhi ka yeesheen islamarkaasna ay garrowssadeen in uu calankani yahay mid ka hadlaya himiladda iyo deegaanadda puntland iyadoona ay labadani wasiir Xuseen in baarlamaanka ay soo celiyeen heesta si wax looga bedelo islamarkaasna heesta iyo calanka ay isu saamaxaan, waxaana war saxaafadeedkani oo wasiirudowlaha Dastuurka iyo Arimaha Federaalka uu warfidiyeen u akhriyey ku saxiixnaa Kusimaha Madaxeynaha Dawladda Puntland Gen. Cabdisamed Cali Shire waana sidan hoos ku qoran

Advertisement

One Response

  1. waxaas ayaa horumar ah maashaa,alaah puntland

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers