Posted on January 31, 2010 by Admin
Shir i jaraaid oo ay maanta sida wadajirka ah ugu wada qabteen Xarunta Madaxtooyadda ee Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiirudowlaha Dastuurka Iyo Arimaha Federaalka Iyo Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Tartanka Heesta calanka iyo tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta isla heesta calanka ee Dawladda Puntland waana +Warsaxaafadeed
Filed under: Wararka | Tagged: Dowlada Puntland | 1 Comment »
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Nin la sheegay inu ka qeyb galay Aaskii Nin lagu Dilay Habeenimadii Xalay Meel wax yar u jirta Tuulada Xidda ee Gobolkan Bari, kaasi oo lagu Aasay magaalada Qardho maanta ayaa la sheegay in Lagu Afduubtay Jidka u dhaxeeya Bosaso Iyo Qardho, Ninkan ayaa Aha isaguna Ehelada Ninka Habeenimadii xalay la dilay isaga oo ka [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Sool Vs Sanaag | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Admin
Kooxda Masar ayaa ku guuleysatay Koobka Qarada Africa ee ka socda Wadanka Angola, Kooxda Masar ayaa ka guuleysatay Kooxda Ghana Hal gool iyo waxba, Goolka Kaliya ee Masar waxa u dhaliyey Xiddiga Mohamed Naji Gedo Daqiiqadii 85 Ee Qeybti Dambe Daawo Goolkii Ciyaarta
Filed under: Uncategorized | Tagged: Egypt 1 - 0 Ghana | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Ciidanka Amisom ayaa la sheegay inay Madaafiic aad u fara badan ku garaceen Caawa Xaafado kala duwan oo ka tirsan Magalaada Muqdisho, Goobaha sidaa weyn looo duqeyey ayaa waxa ka mid ah Xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo weliba Qeybo badan oo ka tirsan Degmada Hiliwa
Filed under: Wararka | Tagged: Dagaalada Muqdisho | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Xiddiga Kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa u dabaal degay caawa Goolkiisi Boqolaad ee u ka dhaliyo Horyaalka Ingiriiska ee English Primier League, Ciyaar xiisa badan oo dhexmartay Kooxaha Manchester United Iyo Arsenal oo ka dhacday Garoonka Fly Emarates ayaa ku dhamatay 3-1 +Sawiro
Filed under: Uncategorized | Tagged: Ciyaaraha Yurub | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) ayaa caawa gurgiisa lagu weeraray Bom Nooca gacanta ah, Bomkan oo aha mid aad loga maqlay Dhamaan Agagaarka Xaafada U degan yahay Ibraahim Cartan, Ibraahim Cartan ayaa qaraxan la sheegay inu ka soo gaaray Dhaawac in kasta oo dhaawaciisa la sheegay inu yahay [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Ibraahim Cartan | 3 Comments »
Posted on January 31, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Maamulka Dekadda magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Faah faahin ka bixiyay waxyaabaha dhaliyay qaabkii uu u gubtay Markabkii shalay ku basbeelay dekadda magaalada Muqdisho Maareeyaha dekadda weyn ee magaalada Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow
Filed under: Wararka | Tagged: Cabdi Jiinow Calasow | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Muj. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadaniga ah ee Kulmiye ayaa maanta sii heer qaran ah logu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport Md. Axmed Siilaanyo ayaa
Filed under: Wararka | Tagged: Axmed Siilaanyo | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by M. Joowe
Meel wax yar u jirta Tuulada Xidda ee gobolka bari ayaa habeenimadii xalay dil logu geystay Ragg safar aha oo Jidka laamiga ah ku safarayey, Raggan ayaa la sheegay inay dileen koox dablay ah oo ka Xun dil Maxkamada bosaso ku xakuntay nin ka mid ah Beeshooda
Filed under: Wararka | Tagged: Puntland Iyo Dilalka Qorsheysan | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax, ayaa sii kulul u weeraray Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sheekh Aaden Madoobe, Qanyare oo Waraysi Siiyey Idaacada BBC-da Laanta Afka Somaliga ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka xiligii u ka dhamaday isla markana aay Baarlamaanku Gudoomiye cusub dooraan doonan Dhegeyso,
Filed under: Wararka | Tagged: Maxamed Qanyare | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenka xisbiga talada waddanka haya ee UDUB, Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa markii ugu horreysay qiray in Daahir Riyaale Kaahin uu sifo sharci darro ah ku helay madaxweynanimada doorashadii April 2003
Filed under: Wararka | Tagged: Daahir Rayaale | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Gabadh u dhalatay dalka Britain oo da”deedu ay tahay 24 jir ayaa daboolka ka qaaday in ay si rasmi ah u guursatay kumbuyuutarkeeda Laptop-ka ah ee ay gaarka u leedahay, waxanay sheegtay in aanay haysan wehel ka fiican laptopkeeda oo ay guursato, isla markaana ay si fiican ugu qanacsan tahay go´aankan ay qaadatay Gabadhan oo [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Naag Computer Guursatay | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenka ciidamada Amisom ayaa maanta saxaafadda waxaa uu Soo Bandhigay wiil dhalinyaro ah oo uu sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Alshabaab Bridgye Bahoku oo Saxaafada Muqdisho la hadlayay ayaa wuxuu sheegay in wiilkan ay gacanta ku dhigeen saddex bil ka hor isagoo dhaawac ah Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay
Filed under: Wararka | Tagged: Ciidanka Amisom | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Mareykanka Guddomiye Silanyo ayaa intii uu joogay magaaladda Addis Ababa
Filed under: Wararka | Tagged: Axmed Siilaanyo | Comments Off
Posted on January 31, 2010 by Yusuf Cali
Tan iyo Dhamaadkii Sanadkii hore waxa magaalada Bosaso ka socday Dilal qorsheysan oo aan la aqoon cida ka dambeysa, in kasta oo dilalka qeybtood loo qabtay dad, hadana ma moodo in dilkii weli istaagay oo waxad u maleysa inuba xiligan marayo in Birimo geydadii loo soo dhadhacay Dilkii Gudoomiyahii Maxkamada Bosaso waxa u aha mid [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Qore Yusuf Cali | 1 Comment »