Degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay ku sugan yahiin dad Ajaanib ah oo halka tababaro ku siiya kooxo Islaamiyiin ah oo xurun ku leh halkaasi, Sidaa aay Xaqiijiyeen dad ku sugan Tuulada Galgala waxa halka lagu arkay in ka badan Sagaal nin oo la sheegay inay u dhasheen Dalka Pakistan kuwasi oo tababaro siiya Alshabaabka Galgala, Kuwas oo u Hoggaamiyo Nin lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam
Dadka degaanka oo u badan beeraley ayaa sheegay in aay degaankooda ku soo kordheen arrimo aysan hore u aqoon iyo dad aysan weligood arag , kuwasi oo aay ulaa jeedan Dagaal yahanada Pakistanta ah
Degaanka oo ah mid buuraley ah ayaa la rumeysan yahay in lagu tababaro in ka badan 2,000 Oo Dagaal yahan kuwasi oo la baro qabka wax loo Qarxiyo iyo weliba Xeelado dagaalo oo kale
Hoggaamiyaha Kooxda Oo Lagu Magacaabo Maxamed Saciid Atam ayaa ah nin DPL U aqoonsan tahay Hoggaamiye Argagaxiso waxana u ku jira Liiska dadka sidaa weyn u Mareykanku u doonayo
In kasta oo ninkan taageero badan ka heysto dhanka kooxaha Islaamiyiinta ah hadana waxa jira taageero kale oo u ka heysto dhanka Beesha u ka soo jeedo Sidaa u dhowr jeer ka sanqariyey Wasiirka Amniga Qaranka PL Cabdullaahi Siciid Samtar oo sheegay in Beesha u ninkani ka sooo jeedo ee Dubeys aay tahay mida dhibaatada ka woda degaanada PL
Filed under: Wararka Tagged: | Degaanka Galagala
kkkkkkkkkkkkkkkkk war adeer wixi la doono yaan la isugu sheekayn sheikh maxamed atam argagixiso maahee waa mujaahid deegaankiisa ka difaaca tuugta majeerten weliba maxamuud saleebaan ee ku soo duula majiyahan waa ninkii difaacayey hadana in uu dagaal adag la galo ayuu diyaar u yahy
2003kii waxan garanayaa isagoo hotelada ka casheeya isagoo wata istafkiisa iyo gawaadhi dagaal iminkana waxan leeyhay good job bro keep up
mj xaarka ceshada laamigii anigaa joogee waxay odhan jireen niman reer bari ahi ari boowe ma berigaan ku tayxsiinaa mise badeenaas ayaan aaminaa kkkk dee meeshii aad mari lahaydeen soo raadsada bal dhulka waa laga xorayn dabadhilifyada iyo kuwa u shaqeeya cadowga ethopia
Xafidahu laah, sheekh Atam waa geesi hor taagan in gaalad iyo kuwa raacsan gurtaan khayraadka soomaaliyeed, waxaana dicaaydad fidiya kuwii laga adkaaday Majiyhan.
Afkaaga caano geel lagu qabay alla maxuu run sheegay sanaagman,waxa la yiri habar caalweyday aleelo ku waalatay,ilaahay rag buu idinka dhigaye bareera oo banaanka u soo baxa,hore ayaad u tiraahdeen laasqoray ayey joogaan argagixiso waadna ku ceebawdeen,hadana galgala ayaad tiraahdeen waa wax lala yaabo,cismaan max,ud intaad xaarka iska dudaan marba derbi haysku aadinina,e burka ka baxa.atamna waa nin dhulkiisa difaacanaya ilaahayna iyo tolkiisba la jiraan halkaad idinku gaalo la jirtaan oo xoogaa kaga soo qaadataan.
galagla
asxabta waxan inii sheegin waxa sheegteen waa waxii aad xoogaaga kusoo qadanjirten oo xaranta ahaa carurta kukorin jirten waa layaaab beelo dhan oo gaalo raacsan aan na lahayan wadaad dinta aamin san sasbaa inika yersiineesah wadadkaa in aad gaalo ka iibsataan war atam waa wadani burta fadhiyah waanah nin mujaahid ah waxa shegtan oo ah cidkalaa jogta waa bentin waanah jeebkiina atam iyo ragiiiso iyaga baa tababar qabah tababarkaa waa kii majiyahan layn nikujabiyay waa gii hadanah waa socdaa hada tiraahadan waa argagixiso waa baqdinta layn nuku yaqaaaaan war barerka baa fiican rag sheegta oo atam haka xaarina iska cesha diyaano bananka hays keeno iyo fataalka kale oo odayasha ubooteeyah atam ha iska cesho diyaano atam suu ugu riyeenaa yay buu qalalay oo eedhis kudhacay aakhironah waa lacadaa bayaa cadab daran ilaah hacadaabeeeeh
Majeerteeno soomaali idiin ogaatay, markaad yaabtaan harti aan isku nahay ina dhaha markii kalena dadkeena BEECIYA sida ogaadeenka aad xabashida uga iibiseen suuq cusub inagu raadsada waa yaabe haddii habar gidir idiin soo wareerarto xagee u carari doontaan?.
Waxaad joogtaanba ma waxaad keenteen galgala waxaa lagu tababaraa argagixiso ma warsangeli aa argaggixiso noqday waa idiin ka sugaynay laakiin halkaan idiin dambeysa ayaan eegeynaa.
C A L I Y A Y R E Galgala
WAR BAAHINTA MAJEERTENIA OO CAADEYSATEY WARAR BEEN ABUURA ADEER WARSANGELI DEGAAN WAXA UULA WADAGAA PUNTLAND IYO SOMALILAND PUNTLAND DHALASHO AYUU KU RAACAY EE KUMA KHASBANA MEEESHA LAANGAABKA AH EE
MAJEEERTEEN WAA ABEESO ABEESONA WAXBA LALAMA DHISTO
SOMALINIMO WAXAY ISKU HAYAAN HAWIYE ABEESADA MA OGOAL
XISBINIMO ISAAQ BAA UGA BAXAY OO YIRI ABEESO AAN WAXNA QORIN WAXNA AKHRIYIN WAXBA LAMA WADAAGI KARO
DAROODNIMO MAREEXAAN BAY KU HESHIIN WAAYEEN ILAA BERKADIHII LAGA GUBAY
KABLALAX NIMO OGADEENBAA UGU NACAY OO LAANDHEERE AH BAA CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN YIRI WAA LAAJI HALKA UU SIYAAD BARE OGADEEN SOO DHOWEEYE
HARTINIMO DHULBAHNATE OO AAN XEEB LAHAYN OO HARTI AH BAY DEKEDA BOSAASO OO AY MARTINIMO UYIMAADEEN LAGU LAAYEY
LAASCAANOODNA MAAMULXUMADA IYO FULAYNIMADOODA SOMALILAND GACANTA UGU GASHAY
HABAR MAJEERTEEEN DISHISHE OO LAFAHA UGU ILBAXSAN HARTI AH AHAA HABAR MAJEERTEENIMO KULA HESHIIN WAAYEY
HADAY WARSANGELI USOO DHIGTEEEN MAAALINTA WARSANGELI ISKU DOONATAAN WALEEEE LAANGAAB AYAAD NOQONAYSAAN
SALAAAN AKHYAARTA DHAMAAAN WAXA MAAMULKA PUNTLAND RABO HALKAN AYAAAN KA CADAYNAYAAAA
DHULBAHNATE IYO WARSANGELI IYO GODA BIIRSEY WAQOOYI WAXBAY LA QAYBSAN KARAAN
SOMALIANA WAQOOYI IYO KOONFUR OO FEDERALA AYAY AAKHIRKA NOQONAYSAA
KOONFURTA SOMALIA WAXAA LA ORANAYAA MADAXWEYNAHA KUSOO TARTAMA
SIYAADSAD XUMADA LAASCAANOOD LAGU QABSADAY IYO TANAASUL LA AANTA IYO SANAAG IYO WARSANGELI OO WAQOOYI USOCDA ISAAQ WAA DAD WAX LALA WADAAGI KARO
WAXAY MAJEERTEEN IYO PUNTLAND DHAXAL SIINDOONTAA IN
WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOMALIA LOO BARYO
KOONFURTA HADAY KUSOO TARTAMAAN MADAXWEYNAHA
ABGAAL
HABARGIDIR
RAXANWEYN
MAREEXAAN OO AY AGAINST ISKU YIHIIN MAJEERTEEN
GAALA JECEL
DIR
MADAXWEYNAHA WAXAA QAADANAYA HABAR–GIDIR
WAQOOYIGU AXAY QAADAN DOONAAN
LIX WASIIR OO FEDERAL AH
RA ISAL WSAAARE
GUDOOMIYAHA BARLANAMKA
DHULBAHNATE IYO WARSANGELI GUDOOMAUYAHA BARALANMKA SOMALIA AYAY MARKAY UGU YARTHAY HELAYAAN
MAAGALA MADAXDA WAXAA LAGU QANCINAYNAAA
ABGAAAL
MADAXWEYNAHANA HABAR GIDIR
WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA AYAA PUNTLAND OO LABA GOBOL IYO RUBUC AH IYO MAJEERTEEN LOO BARYI DOONAA
ninkii hadlayaaba hayska hadlee majeerteen maysku xaadheen.
laasqoray ba argagixiso joogtaa ceelaayo waxbaa lagu sheegay hadana galgala argagixiso joogtaa. olooy war yaan la gaban waxna ha la harinina isa soo qaad qaada.xanuunka idin haya anagaa idinka gubayna nedel fil caalamiin.kkkkkkkkkkkkk