Comments on: Tacsi Tiiranyo Leh

By: maxamad c/laahi axmad sardheeye
anigoo ah maxamed c/laahi axmad sardheeye waxan halkan tacsi tiiran yaleh uga diraya dhamaan eheladii iyo qarabadii iyo dhaman shacab waynaha reer puntland oo la oran karo waa uu naga wada tagay al marxum c/laahi mahdi xasan(sayidka) khaasatan aniga wuxuu ahaa walaalkay aanu meel kusoo wada bar baarnay oo aanu isku fasal ahayn 11 sano  iskuulkii qardho ilaa kii boosaaso ee nawawi , waxan aad uga xumahay dilka waxashinmadda ah ee loo gooystay muwadinka jecela hormarka dalka iyo dadka waxana dishay gacan ka xaqdaran  inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun …

By: AQOONYAHAN AWDOON
inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajucuun, waxaan tacsi tiiranyo huwan halkan uga dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday sxbkey  abdulaahi mahadi sayidka oo ahaa nin firficoon,hawl kar ah, wadanina ah, gacan ku dhiiglihii dileyna waxaan ku baqayaa in dhaqso sharciga loo hor keeno oo gacanta lagu soo dhigo, ilahey janadii fardowso ha geeyo, su aasha qabrigana ha u fududeyo eheladiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo,

asalamu caleikum,

mohamed yusuf warsame awdoon,

ex chairman of puntland student association in india,

SEATTLE WASHINGTON, USA,

1206 5010 0880

AWDOON1@HOTMAIL.COM,

By: Admin
dhammaan ardada wax ka barata dalka malaysia ee ee soomaaliyeed iyo kuwa reer puntland gaar ahaan waxaan halkaas tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan shacabka soomaaliyeed iyo kan reer puntland ee lasoo kulantay geeridaan naxdinta leh ee ku timi allaha unaxariistee gudoomiyihii ururka isku xirka ardada soomaaliyeed ee SSCO oo ku geeriyooday magaalada bosaso caawa oo ay taariikhdu tahay 30/01/2010 waxaana tacsidaan halkaan ka dirayaa dadkaan kala ah

maxamed c/laahi cabdi

Cabdigataax ciise cumar

Cabdiwahaab abshir ibraahim

Maxamuud Cabdi cali

Ibraahim khaliif kilwe

Mustafe muuse warsame

iyo dhammaan ardada iyo bah weynta reer puntland ee ku dhaqan dalka malaysia

waxayna alle uga baryayaan in alle kawaraabiyo jannatul firdowsa eheladii iyo qarankii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan kasiiyo aamiin aamiin