Anagoo oo ah ardayda Somaliyeed ee Waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,Egypt Iyo Weliba IndonosiaWaxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka Somaliyeed geeridii ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed ee (SSCO) allaha U naxariste Marxum Cabdullahi Mahdi Xasan (Sayidka) Oo Caawa koox hubaysan ku dileen Magalaad Bosaso Waxaana Tacsida diraaya dadka kala ah.
Waxaana Tacsida diraaya dadka kala ah.
Maxamed Cabdi salaad (Xabeeb)
Cali Saciid Cali Garoon
Xamse Cabdullahi Jamac
Ayuub Maxamed Salaad
Xasan Maxamaed Jamac (Xassan Carab)
Siciid Adam Yusuf
Maxamed Katun shire ( Katun)
yusuf shire Yusuf (Diraac)
Saciid Abshir Ibraahim(xaaji siciid)
Yusuf maxamed shire (Aman)
Axmed Saciid Cabdullahi
Cumar Mahad Xajir
Hashiim Cabdullahi Xaashi
Adam Yasiin Maxamud
burahan jamac yusuf
imaan aware saciid
Xasan Axmed Xuseen
Casho maxamed cilmi
Saynab Xasan Ciyoow
Axmed maxamed ciise (kontoro2)
Bashiir cumar yusuf(Bashka)
Dr Jamac Cumar Maxamud (Dr.Xanaano)
Dhamaan dadkani waxay tacsi u direynaa qoyskii ,qaraabadi iyo weliba dhaman Umadad Somaliyeed Geridi ku timi Allaha U naxariste Gudomiyihi Hore Ee Ururka Isku xirka Ardayd Somaliyeed Marxuum Cabdullahi Mahdi Xasan (Sayidka) waxaan leenahay dhamaanteen rabbi samir iyo iimaan ha ina´ka siiyo AAMIIN AAMIIN
Maxamed Cabdi Salaad(Xabeeb)
Xabeeb76@hotmail.com
New Delhi-India
Filed under: Wararka | Tagged: Ina Lilaahu Waa Ina Ilaayhu Rajacuun
dhammaan ardada wax ka barata dalka malaysia ee ee soomaaliyeed iyo kuwa reer puntland gaar ahaan waxaan halkaas tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan shacabka soomaaliyeed iyo kan reer puntland ee lasoo kulantay geeridaan naxdinta leh ee ku timi allaha unaxariistee gudoomiyihii ururka isku xirka ardada soomaaliyeed ee SSCO oo ku geeriyooday magaalada bosaso caawa oo ay taariikhdu tahay 30/01/2010 waxaana tacsidaan halkaan ka dirayaa dadkaan kala ah
maxamed c/laahi cabdi
Cabdigataax ciise cumar
Cabdiwahaab abshir ibraahim
Maxamuud Cabdi cali
Ibraahim khaliif kilwe
Mustafe muuse warsame
iyo dhammaan ardada iyo bah weynta reer puntland ee ku dhaqan dalka malaysia
waxayna alle uga baryayaan in alle kawaraabiyo jannatul firdowsa eheladii iyo qarankii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan kasiiyo aamiin aamiin
inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajucuun, waxaan tacsi tiiranyo huwan halkan uga dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday sxbkey abdulaahi mahadi sayidka oo ahaa nin firficoon,hawl kar ah, wadanina ah, gacan ku dhiiglihii dileyna waxaan ku baqayaa in dhaqso sharciga loo hor keeno oo gacanta lagu soo dhigo, ilahey janadii fardowso ha geeyo, su aasha qabrigana ha u fududeyo eheladiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo,
asalamu caleikum,
mohamed yusuf warsame awdoon,
ex chairman of puntland student association in india,
SEATTLE WASHINGTON, USA,
1206 5010 0880
AWDOON1@HOTMAIL.COM,
anigoo ah maxamed c/laahi axmad sardheeye waxan halkan tacsi tiiran yaleh uga diraya dhamaan eheladii iyo qarabadii iyo dhaman shacab waynaha reer puntland oo la oran karo waa uu naga wada tagay al marxum c/laahi mahdi xasan(sayidka) khaasatan aniga wuxuu ahaa walaalkay aanu meel kusoo wada bar baarnay oo aanu isku fasal ahayn 11 sano iskuulkii qardho ilaa kii boosaaso ee nawawi , waxan aad uga xumahay dilka waxashinmadda ah ee loo gooystay muwadinka jecela hormarka dalka iyo dadka waxana dishay gacan ka xaqdaran inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun …