Nigeria Oo Kaalinta Saddexaad Cirirsatay


Xulka Qaranka Nigeria ayaa ku guuleystay Booska Saddexaad ee Ciyaaraha Africa, Kadib markii u ku guul dareystay inu u soo baxo Finaalaha Horyaalka Africa, Kooxda Nigeria waxay Hal iyo Waxba kaga guuleystay kooxda Algeria +Daawo Goolkii Nigeria

Ciyaar Xiiso badan oo dhexmartay labda xul caawa ayaa guushii waxay racday Xulka Nigeria, Goolka kaliya ee Nigeria waxa u dhaliyey daqiiqadii 54 Xiddiga Obinna

Kaalinta Saddexaad Sidaa waxa ku galay Xulka Nigeria

Daawo Goolka Nigeria

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers